Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Tigray rebels promise to continue fighting despite

Dissident leaders in Ethiopia's war-torn Tigray have promised to drive out "enemies" from the region, indicating that fighting will continue despite a federal declaration of violence. Prime Minister Abiy Ahmed sent troops into Tigray in November last year to reject the northern region's former ruling party, the Tigray People's Liberation Front (TPLF). He said the move came in response to TPLF attacks on federal army camps and promised victory would be swift. But nearly eight months later, the…

Al-Shabaab oo weerar qarsoodi ah ku qabatay mas’uuliyiin ka …

Kudhaa (Axadle) – Warbaahinta ku hadasha afka kooxda Al-Shabaab ayaa maanta daabacay in weerar qorsheysan oo ay kooxda Al-Shabaab xalay ku qaaday xeebaha gobolka Jubbada Hoose lagu qabtay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland. Weerarkaan oo ahaa mid qarsoodi ah ayey kooxo aad u hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeyn guri ku yaalo jaziiradda Kudhaa, waxana guriga la weeraray daganaa mas’uuliyiin ka tirsan maamulka uu hoggaamiyo Axmed…

Former South African President Zuma was jailed for

A South African court has handed over the nation's former president Jacob Zuma a 15-month prison sentence after finding him guilty of contempt of court for failing to face an inquiry that investigated extensive allegations of corruption during his time from 2009 to 2018. Zuma was not in court for the verdict on Tuesday and has been ordered to surrender within five days to a police station in his hometown of Nkandla in KwaZulu-Natal province or in Johannesburg. It is the first time in the history of…

magistrates go on indefinite strike to

The three-day strike following the murder of a prosecutor turns into an indefinite strike supported by the two main unions of the judiciary. They require security conditions in the performance of their tasks because they believe they are living in uncertainty. Their demands also apply to changes in certain officials in the Chadian senior administration.…

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka Muqdisho oo galay maalintii…

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya waxaa weli ka socda shirka golaha wada-tashiga qaranka, kaas oo galay maalintiisii labaad oo xriir ah. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa guddoominayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, halka ay goobjoog yihiin hoggaamiyeyaasha maamul goboleedka dalka iyo sidoo kale duqa Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Intiisa badan waxaa shirka diirada…

Faarax Macalin oo dhaliil culus u jeediyey DF Soomaaliya – M…

Nairobi (Axadle) – Siyaasiga caanka ah ee Faarax Macalin Dawaar oo mar soo noqday guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dib usoo celinta xiriirka wadamada Soomaaliya iyo Kenya. Faarax Macalin ayaa sheegay in marka hore loo baahnaa in aan lagu deg-degin go’aankii ay dowladda Soomaaliya xiriirka ugu jartay dalka Kenya, haddii aysan ku adkeysan karin. Sidoo kale wuxuu dhaliilay in haatan dib loo soo celiyo…

Xog: Qodob xasaasi ah oo la doonayo in isbeddel loogu sameey…

Muqdisho (Axadle) – Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku dhow shirka ka socda Muqdisho ayaa Axadle u sheegay inuu socdo isku day lagu yareynayo tirada ergooyinka soo dooranaya xildhibaanada goolaha shacabka. Sida aan xogta ku helnay, qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada ayaa doonaya in ergooyinka lagu soo koobo 51, halka ay hadda ka yihiin 101, sida ku qoran heshiiskii laga gaaray doorashada ee la saxiixay 27-kii May. “Madax goboleedyada…

Daawo:Haamo Kiimiko laga soo buuxiyay oo ku caariyay xeebta

Cadale (Axadle) – Haamo sumeysan ayaa kusoo caariyey xeebaha deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellada Dhexe taasoo cabsi weyn ku abuurtay dadka Shacabka ah ee halkaas dagan. Sida dadka halkaas dagan ay u xaqiijyeen Axadle, goobaha lagu arkay Haamahaan ayaa waxaa kamid ah ah hareeraha Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe. Haamaha la arkay ayaa gaarayo illaa 3 Haan oo waaweyn kuwaas oo afka xiran, waxayna dadka deegaanka sheegeyn in ay sun ka buuxdo. Dadka dagan meelaha lagu arkay Haamahaan ayaa waxaa lasoo…

Maxay tahay dacwadda ka dhanka ah doorashadii Gobaladda Waqooyi ee …

Hargeysa (Axadle) – Waxaa maalmihii u dambeeyay isa-soo tarayay cabasho xoogan oo ka dhalatay doorashadii Gobaladda Waqooyi ka dhacday 31-kii May, taasi oo qaar kamid ah musharaxiintii ka qeyb-galay ay sheegen in la musuq-maasuqay. Musharaxiin kamid ah kuwa cabashada ka qaba doorashadaas oo ka sharaxnaa xisbiyada Waddani iyo Ucid ayaa waxay dacwad u gudbiyeen maxkamadda sarre ee Gobaladda Waqooyi, maadama ay ku doodayaan in la dhacay codadkoodii…

Xog: Rooble oo diiday qorshihii Axmed Madoobe iyo Guudlaawe …

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shirka maanta Muqdisho ka furmay ku diiday isku day ay Axmed Madoobe iyo Cali Guudlaawe ku doonayeen in wax looga beddelo qodob ka mid ah heshiiska doorashada oo la xiriira deegaan doorashada. Labadan madaxweyne goboleeda ayaa doonayey in wax looga beddelo deegaan doorashooyinka lagu heshiiyey in doorashada ay ka dhacdo, oo ah laba magaalo halkii maamul goboleedba, iyo…