Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Prime Minister Abiy’s party wins landslide victory in

Ethiopia's ruling prosperous party on Saturday was declared the winner of last month's national election in a landslide, guaranteeing a second five-year term for Prime Minister Abiy Ahmed. The Ethiopian National Electoral Commission said the ruling party won 410 seats out of 436 in the federal parliament, which will see dozens of other seats left vacant after a fifth of constituencies did not vote due to unrest or logistical reasons. Ethiopia's new government is expected to form in October. Abiy on…

Garabka Cabdi Xaashi ee guddiga doorashooyinka oo doortay gu…

Muqdisho (Axadle) – Xubnaha guddiga doorashada kuraasta xildhibaanada gobollada waqooyi ee Gobaladda Waqooyi, gaar ahaan garabka uu soo magacaabay guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa iska dhex doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen. Garabkaan oo ka kooban afar qof ayaa guddoomiye u doortay Suleyman Caydiid Cismaan, halka gudoomiye ku xigeen ay u doorteen Cabdishakuur Abiib Hayir. Doorashadaan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo…

DEG DEG: Hoobiyeyaal lagu garaacay Villa Somalia

Muqdisho (Axadle) – Dhowr hoobiye oo aan la garaneyn halka laga soo riday ayaa hadda ku soo dhacay agagaarka madaxtooyada Soomaaliya ee Caasimadda Muqdisho. Ugu yaraan shan hoobiye ayaa ku dhacday hareeraha madaxtooyada, illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay. Sidoo kale lama garanayo meesha laga soo riday hoobiyeyaashaan, waxaana dadka ku nool xaafadaha ku hareereysan madaxtooyada soo wajahday cabsi xoog leh. Wixii ka soo kordha kala soco Axadle.

Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray Villa Somalia – Caasimada On…

Muqdisho (Axadle) – Dhowr hoobiye oo aan la garaneyn halka laga soo riday ayaa hadda ku soo dhacay agagaarka madaxtooyada Soomaaliya ee Caasimadda Muqdisho. Ugu yaraan shan hoobiye ayaa ku dhacday hareeraha madaxtooyada, illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay. Sidoo kale lama garanayo meesha laga soo riday hoobiyeyaashaan, waxaana dadka ku nool xaafadaha ku hareereysan…

Doorasho ay ka maqan yihiin garabka Cabdi Caashi oo guddoon …

Muqdisho (Axadle) – Qaar ka mid ah xubnaha guddiga maamulaya doorashada kuraasta labada Aqal ee xildhibaanada metelaya Gobaladda Waqooyi ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Caasimadda Muqdisho waxay ku doorteen guddoon cusub. 7-xubnood oo ka mid ah guddigaas ayaa Khadar Xariir Xuseen u doortay xilka guddoomiyaha guddiga, halka guddoomiye ku xigeen ay u doorteen Najiib Xuseen Samaale. Bogga Facebook ee Guddiga Doorashada FIET, ayaa lagu shaaciyey…

Wararkii ugu dambeeyey ee safarka Rooble ee Garbahaarey + Sa…

Garbahaarey (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo, waxaana si diiran u soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Maamulka Gobolka. Socdaalka Ra’iisul Wasaaruhu uu ku yimid Garbahaarey ayaa la xiriira arrimaha hirgelinta doorashooyinka, dib u heshiisiinta, nabadgelyada iyo horumarinta deegaanka. Rooble ayaa dhagax dhigay garoonka kubadda cagta ee…

Maxay ahaayeen sedexda diyaaradood ee Villa Somalia ka dajis…

Garbahaarey (Axadle) – Ugu yaraan Saddex diyaaradood oo ay kireysay Villa Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo halkaas oo ay ka socdaan dhaq-dhaaqyo siyaasadeed oo ku aadan 16-ka kursi ee aqalka hoose ee taalo degmadaas. Sida ay dadka deegaanka u sheegeyn Axadle, diyaaradaha laga dajiyey Garbahaarey ayaa siday odayaal dhaqameed maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa mid ka mid ah hoteella magaalada caasimada ah ee Muqdisho kuwaas oo la sheegay inay taageersan yihiin…

Maxay ahaayeen saddexda diyaaradood ee Villa Somalia ay ka d…

Garbahaarey (Axadle) – Ugu yaraan Saddex diyaaradood oo ay kireysay Villa Somalia ayaa saacadihii la soo dhaafay gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, halkaas oo ay ka socdaan dhaq-dhaaqyo siyaasadeed oo ku aadan 16-ka kursi ee aqalka hoose ee yaalla degmadaas. Sida ay dadka deegaanka u sheegeyn Axadle, diyaaradaha laga dajiyey Garbahaarey ayaa siday odayaal dhaqameed maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa mid ka mid ah hoteella…

Rooble oo shaaciyey cidda uu kala xisaabtamayo kuraasta laba…

Kismaayo (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalmo uu joogay Kismaayo kadib Maanta u ambabaxay Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo halkaas oo ay taalo qaar ka tirsan kuraasta aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya. Ra’isulwasaare Rooble ayaa madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka sagootiyey garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo kula dardaarmay inuu guto waajibka ka saaran doorashada kuraasta labada…

Al-Shabaab oo war ka soo saartay khasaaraha qaraxii isgoyska…

Muqdisho (Axadle) – Kooxda Al-Shabaab ayaa dhabarka u ridatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta isgoyska Banaadir, lagula beesgaday kolonyo uu la socday taliyaha qeybta Booliska ee gobolka Banaadir. Al-Shabaab ayaa shaacisay in bartilmaameedka weerarkan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa uu ahaa taliye Farxaan Qaroole, balse uu ka bad-baaday. Sidoo kale Al-Shabaab ayaa sheegatay in qaraxan ay ku…