Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Qarax is-miidaamin ah oo lala damacsanaa tacsida

Kampala (Axadle) – Uganda ayaa maanta sheegtay inay fashilisay qarax is-miidaamin ah oo ka dhan ahaa tacsida taliyihii hoggaamiyey weerar culus oo ka dhan ahaa kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya.  Ciidamada ammaanka ayaa sheegay inay Khamiistii xireen nin ku sugnaa magaalada waqooyi ee Pader, maalin kahor tacsida Jeneral Paul Lokech oo lagu naaneysi jiray “Libaaxa Muqdisho.” “Tuhmanaha wuxuu watay aaladaha laga sameeyo bambooyinka,” waxaa sidaas tiri…

Galmudug oo war yaab leh kasoo saartay

Dhuusamareeb (Axadle) – Wasiirka warfaafinta maamulka Galmudg, Axmed Shire Falagle oo la hadlay idaacada Kulmiye ayaa beeniyey in dagaal-yahanada Al-Shabaab ay la wareegen deegaanada Camaara iyo Bacaadweyne, xilli shalay ay kooxdaas qabsatay labada magaalo. Wasiir Falagle ayaa sidoo kale waxba kama jiraan ku tilmaamay in ciidamada xoogga iyo daraawiishta Galmudug ay isaga baxeen furumihii hore ee koonfurta gobolka Mudug, midaasi oo la rumeysan…

Weeraro lagu dilay 210 qof oo Ethiopia ka dhacay

Addis Ababa (Axadle) – Koox hubeysan ayaa toddobaadkii tegay 150 qof ku dilay galbeedka dalka Ethiopia, taasi oo dhalisay weeraro aargudasho oo dhimasho badan, sida uu maanta sheegay Guddiga Xuquuqda Aadanaha Ethiopia ee EHRC. “Dadka degan halka weerarka uu ka dhacay ayaa guddiga u sheegay in dableyda ay dileen 150 qof,” ayaa lagu yiri bayaan uu soo saaray guddiga EHRC. Weerarkan ayaa 18-kii bishan dhacay kadib markii ciidamada ammaanka Ethiopia…

Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay

Beledweyne (Axadle) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay maleeshiyaad hubeysan ay weerar ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolkaasi, iyaga oo beegsaday dad beeraley ah oo ku sugnaa duleedka Beledweyne. Maleeshiyaadka ka dambeeyey weerarka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay goobta ka baxsadeen, kadib dhacdadaasi, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Inta la xaqiijiyey waxaa weerarkan oo ka dhacay…

Wasiirka waxbarashada Puntland oo ka horyimid

Garoowe (Caasimada Onlne) – Wasiirka wasaaradda waxbarashada Puntland, Mudane Cabdullaahi Maxamed Xasan oo wariyeyaasha kula hadlay Garoowe ayaa kasoo horjeestay tallaabadii uu qaaday hanti-dhawrka maamulkaasi oo xanibaad ku soo rogay akoonada wasaaradaas, sidoo kalena shaqa joojinta ku sameeyey mas’uuliyiin ka tirsan wasaarada. Wasiir Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa marka si weyn u dhaliilay hannaanka uu hanti-dhawrka dowlad goboleedka Puntland u…

authorities unveil a plan to reindustrialize

In the DRC, the authorities, on Thursday in Kinshasa, presented an ambitious re-industrialization plan worth 58 billion US dollars. For experts, this plan is beneficial, but there is a huge funding challenge. However, this gives optimism to some. as reported from Kinshasa, Pascal MulegwaPresenting the plan to an audience of…

Ku dhowaad 100 ruux oo hal maalin ku geeriyootay

Gaarisa (Axadle) – Magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa haatan fara ba’an ku haya cudurka saf-marka ah ee Covid-19, kaas oo markale ka dilaacay dalka Kenya, waxaana sii kordhaya dadka uu soo ridanayo xanuunka & kuwa u dhimanayo. Saraakiisha caasimaadka ee gobolka jooga ayaa shaaca ka qaaday in 24-kii saac ee la soo dhaafay ay dhimashadu gaartay ku dhowaad 100 ruux oo u geeriyooay cudurka Covid-19, kuwaas oo ay ku jiraan caruur…

Ciidamada ammaanka oo rag hubeysan ku qabtay

Muqdisho (Axadle) -Ciidamada ammaanka ee Booliska Soomaaliyeed iyo maamulka degmada Yaaqshiid oo iskaashanaya ayaa xalay howl-gal qorsheysan ka sameeyey xaafado ka tirsan degmadaasi, kaas oo lagu xaqiijinayey amniga Yaaqshiid. Saraakiisha horkaceysay howl-galka ayaa sheegay inay ku baxeen kooxo burcad ah oo cabasho ay kasoo gudbiyeen dadka deegaanka, isla-markaana ay gacanta kusoo dhigeen. Ragga la soo qbatay oo afar ah, isla-markaana hubeysnaa…

Africa’s COVID-19 vaccination rate has tripled

African countries were able to triple COVID-19 vaccinations in the past week, but the prospect of inoculating up to 10% of the continent's population by the end of September is still elusive, Africa's head of the World Health Organization (WHO) said on Thursday. At the same time, the continent saw 248,000 new confirmed cases in the past week, with at least 24 countries seeing an increase in infections driven by the delta variant. "This is a tragedy that can be prevented if African countries can get…

Xuseen Macallin: Amniga Muqdisho waxaa lagu gaaraa

Muqdisho (Axadle) – Xuseen Macalin Maxamuud oo hadda ah madaxa Hay’adda Cilmi baarista ee Hiraal ayaa walaac badan ka muujiyey in amniga Soomaaliya uu kasii dari karo, haddii ay baxaan ciidamada Midowga Afrika ee ku howl-gala magaca AMISOM. Xuseen Macalin ayaa ku doodaya in ciidamada Soomaaliyeed aysan wax badan ka tarin dagaalka Al-Shabaab, islamarkaana ilaa hadda ay ku sugan yihiin keliya inta ay qabteen ciidamada AMISOM. “Magaaladaan (Muqdisho)…