Maanta oo Isniin ah, waqti ay saacadda UK ku beegnayd 9pm oo Geeska Afrika ka ahayd 12pm – duhurnimo ayuu laacib ka tirsan Liverpool isku diyaariyey tijaabada caafimaadka oo uu u maray koox kale, iyadoo uu tababare Jurgen Klopp dhabarka kasii dhirbaaxay oo uu kusii macasalaameeyey bixitaankiisa.Liverpool oo isku diyaarinaysa kulanka Arsenal ay caawa ku martigelinayaan, ayaa waxa dhinaca kale ay la dhaceen in goolhayaha reer Germany ee Loris Karius uu helay dalab rasmi ah, tijaabada caafimaadkana uu ku marayo magaalada Berlin…