10ka Xiddig Ee Ugu Wanaagsan Khadka Dhexe Waqtigan Oo La
Tobanka ciyaartoy ee ugu wanaagsan hal-abuurka iyo kubbad samaynta waqtigan dunida oo dhan ayaa la shaaciyey, waxaana hormood u ah xiddigo waaweyn…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Tobanka ciyaartoy ee ugu wanaagsan hal-abuurka iyo kubbad samaynta waqtigan dunida oo dhan ayaa la shaaciyey, waxaana hormood u ah xiddigo waaweyn…
UEFA ayaa sheegtay in laga tashanayo in isbeddel rasmi ah lagu sameeyo qaabka loo ciyaaro tartamada Champions League iyo Europa League ee…
Waxa shaaca laga qaaday haddiiba uu ganaax mudan karo goolhayahya kooxda Everton ee Jordan Pickford kaas oo qalad halis badan oo aan…
Kooxda Manchester United ayaa dhigeeda Sporting Lisbon kala heshiisay saxeexa da’yarkeeda Luis Gomes oo ah 16 sano jir qaab ciyaareed fiican kusoo…
Horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan, waxa illaa hadda kasoo muuqanaya arrimo layaab leh oo aan marka hore xisaabta iyo saadaasha midnaba…
Siddeed ciyaartoy oo difaacyahannada ugu wanaagsan waqtigan ah ayaa lala xidhiidhinayay Liverpool si ay ugu beddelaan Virgil van Dijk oo dhaawac ku…
SADDEX ka mid ah ciyaartoyda Barcelona ayaa ogolaaday codsi uga yimid maamulka kooxda oo dhamaan laacibiinta iyo shaqaalaha naadiga lagu weydiistay inay…
Virgil van Dijk ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dhaawaca halista ah ee kasoo gaadhay kulankii Merseyside derby ee Everton, kaas oo…
Aroornimo wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, shabakada laacib waxay saaka idiin soo gudbineysaa wararkii ugu waa…
Xilli ciyaareedka cusub ee koobka Champions League ayaa bilaabanaya habeen Talaadada ee 20ka bisha Oktoobar iyadoo Talaadada iyo Arbacada la dheeli doono…
Arsène Wenger ayaa jawaab ka bixiyay weerarkii uu kala kulmay Jose Mourinho kaasoo wax laga weydiiyay sababta uu uga soo muuqan waayay…