Rio Ferdinand ayaa saadaaliyay kooxda guuleysan doonta
Halyeeyga Manchester United Rio Ferdinand ayaa bixiyay saadaashiisa wareega 16ka UEFA Champions League ka dib markii ay dhameysteen kulankoodii 16aad ee Champions…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Halyeeyga Manchester United Rio Ferdinand ayaa bixiyay saadaashiisa wareega 16ka UEFA Champions League ka dib markii ay dhameysteen kulankoodii 16aad ee Champions…
Waxaa caawa la soo gabagabeeyay wareega 16ka Champions League iyadoo la dhameystiray liiska 16ka kooxood ee ka qeyb qaadanaya wareega xiga ee…
Real Madrid ayaa awoodeeda ugu soo baxday wareega 16ka Champions League ka dib markii ay 2-0 ku suuldaareen kooxda Jarmalka ee Borussia…
Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Istanbul Basaksehir ayaa xirtay funaanada ay ku qoran tahay “Maya dheh cunsuriyada” ka hor kulankoodii dib loo ciyaaray…
Ka dib ciyaar qeybtii labaad ay Liverpool hoos u dhaceen waxa ay bar bar dhac la galeen kooxda FC Midtjylland oo ay…
Real Madrid ayaa garoonkeeda Alfredo di Stefano waxay ku qaabilaysaa kooxda reer Germany ee Borussia Monchengladbach, waxaanay u baahan tahay guul si…
Tababaraha Tottenham ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay in kooxdiisii hore ee Manchester United ay kasoo hadhay tartanka Champions League, isla markaana…
Jurgen Klopp ayaa sideed isbedel ku sameeyay shaxdii kooxdiisa ee kulankii Wolves bilowgii todobaadkan, iyadoo inta badan ciyaartoydiisa muhiimka ah keydka la…
Xiddiga Real Madrid ee Dani Carvajal ayaa aabbo noqday saacado ka hor ciyaarta muhiimka ah ee ay kooxdiisa Real Madrid kusoo dhoweynayso…
Garsoorihii afaraad ayaa lagu eedeeyay cunsuriyad, taasoo keentay in ciyaartii martida ee u dhaxeysay PSG iyo Istanbul Basaksehir la hakiyo qeybtii hore.…
Manchester United ayaa Salaasadii xalay waxay keentay natiijo musiibo ku noqotay hammigii jamaahiirteeda iyo ciyaartoydaba, waxaana 3-2 ku garaacday RB Leipzig oo…