Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Real Madrid, Barca Mise Atletico – Kooxdii Toddobaad Oo Maanta Ka

Kooxdii ugu horreysay ee reer Spain ah ayaa maanta la filayaa in ay si rasmi ah ugu dhawaaqdo in ay ka baxdo tartanka Super League ee ay kooxaha waaweyni ku dhawaaqeen Axaddii in ay samaysteen.Tartankan oo ay aas-aaseen 12ka kooxood ee Real Madrid, Barcelona, Milan, Arsenal, Chelsea, Inter, Juventus, Liverpool, Manchester City, Atletico Madrid, Manchester United, ayaa waxa xalay iskaga baxay lixda naadi ee Ingiriiska ah, taas oo ka dhigan in lix kooxood oo kali ahi kusoo hadheen.Tirada kooxaha kusii hadhaya Super  League…

Chelsea confirm procedures to withdraw from the European Super League

Chelsea confirmed overnight their intention to withdraw from the proposed Super League - become the final for the six English clubs to join to step aside.Thousands of Chelsea supporters gathered outside Stamford Bridge to protest against the plans on Tuesday night before the club's 0-0 draw with Brighton and Hove Albion, with news that the Blues were planning to retire.Club statement.- Chelsea FC (@ChelseaFC) April 20, 2021 Man Utd, Liverpool, Arsenal, Chelsea & Tottenham withdraw from the Super LeagueManchester United,…

Champions League Oo Ka Faa’iidaystay Awooddii Dhaqaale Ee Halista

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa cashar ka bartay kooxaha waaweyn ee Yurub ee samaystay Super League oo fadhilmay kaddib culays weyn oo kaga yimid taageereyaasha, ciyaartoyda, khubarada iyo xidhiidhada kala duwan.UEFA ayaa qaadaysa tallaabo ay ku abuuraysa dhaqaale, si aanay mar dambe ugu dhicin in kooxaha waaweyn ay iyagoo saluug tirsanaya aanay dib u bilaabanin hirgelinta qorshahooda hadda dib u dhacu ku yimid.Baanka JP Morgan Chase oo ahaa midka maal-gelinta ku samaynayay Super League ayaa wali jooga, diyaarna…

Kacdoonkii Ingiriiska Ee Lagula Dagaallamay Super League Oo U Wareegay

Kaddib markii ay xalay iskaga baxeen tartanka Super League dhamaan kooxaha Ingiriiska ee lixda ahaa ee qaybta ka ahaa aas-aaskiisa, waxa hadda rabshadihii u wareegeen waddanka Spain, halkaas oo ay ciyaartoydu bilaabeen in ay ka  hor yimaaddaan kooxahood.Kubadda cagta ayaa soo martay toddobaad aan degganayn oo qas iyo buuq lagu jiray, taas oo ugu dambayntii abuurtay mudaharaad ay sameeyeen taageereyaasha, kuwaas oo sababay in xalay ay dib u dhacdo ciyaartii Chelsea iyo Brighton oo jamaahiirtu ay xidheen albaabka garoonka ee…

RASMI: European Super League Oo Warbixin Soo Saartay Ka Dib Markii Ay

Madaxda tartanka cusub ee European Super League ayaa soo saaray bayaan ka dib go’aankii ay lixda kooxood ee ugu waa weyn Premier League uga laabteen ka mid noqoshada horyaalkaan iyagoo bayaankooda ku sheegay in loo baahan yahay isbedel lagu sameeyo kubada cagta.Liverpool, Manchester United, Manchester City, Arsenal, Chelsea iyo Tottenham ayaa dhamaantood ku dhawaaqay inay isaga baxeen tartankaan muranka badan dhaliyay ka dib markii ay cambaareyn xoogan kala kulmeen dunida kubada cagta.Waxay taasi keentay in qorshihii…

Chelsea 0-0 Brighton: Match report

With the football world burning around them, Chelsea and Brighton played out a forgetful 0-0 draw on Tuesday night. Given the Super League implosion, the Blues looked far from being one of the best teams in Europe. They never really got started with Brighton having the better chances in 90 minutes. The most dramatic moment in the competition came more than an hour before it started when a protest against the proposed breakaway competition prevented the Chelsea team bus from entering the ground. This caused the kick-off to…

AC Milan withdraw from Super League

According to reports, Milan have become the first non-English team to withdraw from the proposed Super League. After being announced on Sunday night, the breakaway competition has gone down like a lead balloon with someone other than the 12 clubs involved. ? AC Milan by proposed European Super League @TheAthleticUK # ACMilan #europesuperleague #esl- David Ornstein (@David_Ornstein) April 20, 2021After fierce criticism from both players, managers and kennels, as well as significant fan protests, the six Premier League sides…

Adidas loses the Superspectral package before Euro 2020

adidas has lost its SuperSpectral package with a series of striking and bold patterns for each of their silos before this summer's delayed European Championships.All four of their boots will receive the SuperSpectral treatment with Predator, X, Copa and Nemeziz, all of which will have a wildly new look.The design is described as 'vivid and visually striking' by adidas with splashes of shocking pink and 'screaming' orange which are used to help you stand out from the crowd while delivering on the pitch.Predator Freak + offers…

Premier League Big 6 withdraws from the Super League

All Premier League clubs left in the Super League have withdrawn, leaving the competition in great doubt.In a few explosive hours, the erupting European competition will implode after passionate backlash over football. We can confirm that we have formally launched procedures to withdraw from the group to develop proposals for a European Super League (ESL). # THFC ⚪️ # COYS- Tottenham Hotspur (@SpursOfficial) April 20, 2021Manchester City became the first of the 12 founding members to announce that they would withdraw from…

Milan boss Ivan Gazidis claims that the Super League is good for football

Milan CEO Ivan Gazidis has claimed that the Super League will be good for football. Rossoneri was revealed as one of the founding members of the breakaway competition on Sunday, along with Serie A rivals Juventus and Inter. It is planned that they will be joined by the Premier League big six and La Liga big three, as well as eight other top sides. Three of these will be founding members while the rest will need to qualify - although the details of this are not clear. Since the plans were announced, they have been heavily…