Browsing Category

Sports

FADEEXAD: Da’yarka Arsenal Ee William Saliba Oo Ganaax Lagu Riday &

Da’yarka qaabka amaahda ah kaga maqan kooxda Arsenal ee William Saliba ayaa ahaa mid boggaga hore ee saxaafada qabsaday bishii Febuary kaddib markii muuqaal uu isagu duubay uu qabsaday baraha bulshada.Sida ay sheegayaan warar xigasho ahi, William ayaa hadda ganaax hal bil ah gadhka loo geliyay isaga oo xukunku kaga yimid xidhiidhka kubadda cagta France kaddib muuqaalkaas uu ka duubay xiddig ay koox wadaag ahaayeen.20 sano jirkaas daafaca dhexe ah ayaa hadda inta xilli ciyaareedka ka dhiman amaah ugu maqan kooxda Nice kaddib…

Shaxda Manchester United Ay Ku Qabsan Doonto Dunida Haddii Conor

Conor McGregor ayaa si kaftan ah u shaaciyey in uu danaynayo, inuu iibsado Manchester United intii uu socday khilaafkii ka dhashay European Super League.Manchester United ayaa sannadkii hore lala xidhiidhiyey qoyska Boqortooyada Sucuudiga iyadoo qiime ahaanna lagu baayacay illaa 3 bilyan oo Gini, taas kaliya kaftan ku koobaysa damaca Conor McGregor ee ah in uu iibsanayo kooxdan, sababtoo ah ma haysto lacag intaas le’eg.Isbarbar-dhigga lacagta ay haystaan McGregor iyo qoyska reer GlazerXiddigan UFC oo hantidiisu malaayiin…

Messi-Suarez, Ronaldo-Benzema, Drogba-Lampard: Xiddigihii

Lamaanneyaashii weeraraka ee gool-dhasha ugu badan dhaliyey qarnigan 21aad ayaa lasoo saaray, waxaana kaalinta koowaad ku wada jira Lionel Messi iyo Luis Suarez oo hal xilli ciyaareed gudihii dhaliyey 100 gool, waxaana sidoo kale laga furfuri kari waayey kaalinta labaad oo ay isla iyaga uuni ku jiraan.Lionel Messi ayaa xilli ciyaareedkii 2015/16 waxa uu dhaliyey 59 gool, waxaana 41 kale ku daray Luis Suarez, waxaanay isku-geynta goolashoodu noqotay 100.Xilli ciyaareedkan oo ay Barcelona ku guuleysatay horyaalka Spain ee…

Ilkay Gundogan Oo Kasoo Horjeedsaday Isbeddelka Lagu Sameeyey Tartanka

Xiddiga kooxda Manchester City ee Ilkay Gundogan ayaa meel adag iska taagay isbeddelka ay UEFA ku samaysay tartanka Champions League, kaas oo la kordhiyey tirada kooxaha ka qayb-gelaya, isla markaana qaab cusub loo ciyari doono marka la gaadho sannadka 2014.UEFA ayaa qorshaysay in tirada kooxaha Champions League laga dhigo 36 halkii ay hore u ahaayeen 32, meeshana laga saaro wareegga hore ee Group-yada oo laga dhigi doono qaab isreeb-reeb oo kale ah, iyadoo qori-tuurkana la samayn doono marka kooxuhu soo gaadhaan wareegga…

Saadaasha Mark Lawrenson Ee Kulamada Premier League & Finalka Carabao

Horyaalka Premier League ayaa galay kulamadii 33aad, waxaana ballansan kooxo waaweyn oo natiijada kasoo baxda kulamadoodu ay isbeddel ku samayn karto miiska kala-sarraynta, iyadoo lagu jiro wajigii ugu dambeeyey.Waxa kale oo usbuucan la ciyaarayaa finalka Carabao Cup oo ay ku kulmayaan Manchester City iyo Tottenham, iyadoo koobkii ugu horreeyey ee xilli ciyaareedkanna ay Axadda la kala qaadi doonto.Man City ayaa gacanta ku dhigi doonta koobkeeda ugu horreeya xilli ciyaareedkan oo ay usii dabbaal-degi doonto maalmo kooban ka…

Hordhac: Arsenal vs Everton – Rikoodhada 200 Kulan Oo Ay Wada

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates waxay caawa ku qaabbili doontaa Everton iyadoo haddii ay guuleysato usoo geli doonta kaalinta siddeedaad, isla markaana afar dhibcood u jirsan doonta Liverpool oo toddobaad fadhida.Tababare Mikel Arteta oo kooxdiisu ay dhibaatooyin badan kusoo jirtay xilli ciyaareedkan, ayaa guul ay ciyaartan ka keenaan waxay si dhab ah ugu soo noolayn doontaa damaceedii ahaa in ay ugu yaraan timaaddo boosaska loogu tartamayo Europa League, halka Champions League uu sidoo kale usoo…

Player ratings such as Barça keep pace with La Liga leaders

Two goals from Lionel Messi helped Barcelona survive a brief scare to ease past Getafe on Thursday night and keep pace with the leaders of La Liga.A beautiful goal from Messi, which transformed Sergio Busquet's fantastic pass, put Barça ahead but they were soon held back when Marc Cucurella's post cannonized Clement Lenglet in his own net.Sofian Chakla scored the next comedy own goal and sent the ball back to goalkeeper David Soria who had unloaded the net unnecessarily - think Kieran Trippier and Hugo Lloris against Chelsea…

Leicester’s Champions League bid is given a quick boost with West Brom’s victory

Leicester fans would be forgiven for still being haunted by the nightmare of their team's top four collapse last season.Brendan Rodgers' men looked on to secure their place in the Champions League and looked like the most likely contenders for Liverpool against the Premier League crown at one point, although a number of important injuries and suspensions at the end of the campaign saw them fall apart.A final day defeat against Manchester United ensured that they would play in the Europa League this season rather than the…

Player ratings from Foxes win

Leicester City strengthened their bid for a place in the Champions League next season with a convincing 3-0 victory against West Brom on Thursday night.Both sides had brilliant opportunities to open the scoring early, although it was the Foxes who put their rejected chances behind them to strike forward when Jamie Vardy only took his second goal in 15 league trips with an emphatic finish.LEICESTER LEAD! ⚽️ pic.twitter.com/6pvBj8E7Pl- Leicester City (@LCFC) April 22, 2021After breaking the deadlock, it did not take long…

Ilkay Gundogan hits on the Champions League reform

Ilkay Gundogan has criticized the proposed reformatting of the Champions League and described it as "the lesser of the two evils compared to the Super League".UEFA recently announced plans to expand Europe's premier competition to include 36 pages, where the group stage was then extended to ten matches instead of six.Manchester City will more than likely be affected by the proposal with their hectic schedule that will grow further when the model is introduced in 2024.With all the Super League stuff going on ... can we please…