Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

WAR DHAN: Pep Guardiola Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay Xiddiga Mustaqbalka

Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday xaqiiqada ah in da’yarka daafaca dhexe ee kooxdiisa ee Eric Garcia uu ku wajahan yahay kooxda Barcelona dhammaadka xilli ciyaareedkan kaddib markii uu xagaagii sanadkii hore dhicisoobay heshiiskaasi.Garcia oo kasoo baxay kuliyada da’yarta Barcelona ayaa City ku biiray sanadkii 2017 isaga oo dhawaan diiday inuu heshiis kordhin u sameeyo City isla markaana u sheegay inuu qaab xor ah ugu laabanayo kooxdiisii hore,Garcia ayaa xilli ciyaareedkan kaliya 10…

Chelsea lead £ 60m Varane chase

Chelsea are one of several sides interested in Real Madrid center-back Raphael Varane, with head coach Thomas Tuchel rumored to be "desperate" to sign the Frenchman.The Blues began planning to sign a new center-back long before Tuchel arrived at Stamford Bridge, and despite significant improvements at the back in recent months, adding a new defender is still a high defender.Varane's contract expires Soccrates Images / Getty ImagesSport Bild's Christian Falk claimed earlier in April that Varane was Chelsea's top goal and that…

Ole Gunnar Solskjaer on why Paul Pogba did not enter Leeds earlier

Manchester United manager Ole Gunnar Solskjaer has admitted that he was too impressed with the appearance of winger Daniel James in Sunday's 0-0 draw with Leeds to replace him with Paul Pogba earlier than he did.While United were the better side in the game, they were completely lifeless for most of 90 minutes. Playmaker-in-chief Bruno Fernandes was marked out of the game by Kalvin Phillips, but Solskjär waited until the 76th minute before making Pogba his first replacement.Pogba had to wait for his Pool / Getty Images…

Spotify founder joins forces with 3 Invincibles to submit Arsenal’s takeover bid

Spotify founder Daniel Ek has teamed up with Arsenal legends Thierry Henry, Patrick Vieira and Dennis Bergkamp to put together a formal offer to buy Gunners from current owner Stan Kroenke.Ek revealed his interest in buying Arsenal after thousands of fans took to the streets to protest against Kroenke and his involvement in the Super League, and it was later confirmed that he did not move with his comments.As a child growing up, I have cheered for @Arsenal for as long as I can remember. If KSE would like to sell Arsenal, I…

Harry Maguire Oo Barbarreeyey Rikoodh Taariikhi Ah & Midka

Difaaca Manchester United ee Harry Maguire kama maqnaanin hal daqiiqo oo horyaalka Premier League ah tan iyo markii uu yimid Manchester United, waxaanu ciyaaray kulan walba 71 ciyarood oo isku xiga oo dhamaantood horyaalka ah, waxaanu barbarreeyey rikoodh cajiib ah.Difaaca reer England ayaa si joogto ah ugu ciyaarayay United kulamada horyaalka Premier League tan iyo intii uu kaga soo biiray Leicester City sannadkii 2019.28 jirkan ayaa ciyaaray dhamaystay 90ka daqiiqadood kulankii Red Devils ay barbarraha la gashay Leeds…

Eric Bailly ‘close’ to agree on new long-term Man Utd contract

Manchester United have made a breakthrough in contract negotiations with center-back Eric Bailly, who is now in advanced talks about a new four-year deal.Bailly's current contract is scheduled to enter its final 12 months this summer and there have been serious doubts about whether the Ivorian would be extended. He was rumored to be ready to reject a new deal amid fears that United just wanted him to sign in to raise his price tag.Bailly had been reluctant to sign an extension Pool / Getty ImagesPlaying time has been a real…

Maxay U Baahan Tahay Manchester City? Goorma Ayay Ku Guuleysanaysaa

Manchester City ayaa hal tallaabo hore ugu qaadday hanashada horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, xattaa iyadoo aan ciyaarin toddobaadkan, waxaana caawisay Leeds United oo laba dhibcood ka tuurtay Manchester United oo kaalinta labaad fadhida.United ayaa barbarro goolal la’aan ah kusoo gashay Elland Road oo ay ugu tagtay Leeds, waxaanay taasi ka dhigan tahay in ay haysato 67 dhibcood iyadoo ciyaro ahaanna ay isku tiro yihiin Manchester City.Iyadoo dhamaadka horyaalka shan ciyaarood ka hadhsan yihiin, Manchester…

“Tani Waa Wixii Aad Ku Riyoonayseen…” Thomas Tuchel Oo Ciyaaryahanadda

Kooxda kubadda cagta Chelsea waxay hal tallaabo u jirtaa in ay gaadho finalka Champions League iyo in ay tagto magaalada Istanbul ee kulankaas martigelin doonta, laakiin waa haddii ay ka gudubto imtixaanka adag ee sugaya ee ah in ay iska dhiciso Real Madrid oo raadinaysa koobkeedii 14aad ee Champions League ah.Tababare Thomas Tuchel oo ciyaartoydiisa da’yarta u badan la hadlay ayaa u sheegay in la gaadhay halkii ay ku riyoon jireen, isla markaana ay iska dhiciyaan oo ay meel iska saaraan khibradda Real Madrid oo lugta hore…

Maxaa Ka Dhacay Horyaalka La Liga Xalay Oo Ka Yaabiyay Dad Badan?

Garsooraha kulankii Sevilla vs Granada ayaa seeriga dhamaadka ciyaarta yeeriyay iyadoo weli ay hal daqiiqo ka harsan tahay ciyaarta, ka dib wuxuu ciyaartoyda uga soo yeeray qolka labiska isagoo ku soo celiyay garoonka si ay u dhameystiraan daqiiqadii ka harsaneyd ciyaarta.Afar daqiiqo oo dheeri ah ayaa lagu daray kulankii horyaalka La Liga ee xalay iyadoo garsooraha uu ciyaarta dhameeyay daqiiqadii 93aad.Garsoore Ricardo de Burgos Bengoetxea ayaa ka dib ciyaartoyda ugu baaqay inay garoonka ku soo laabtaan xilli ay gaareen…

Pogba Kuma Dhalan Muslinimo, Hooyadiina Ma Aheyn Muslim

Paul Pogba ayaa sharraxaad ka bixiyey sida uu kulamada kooxdiisa Manchester United ugu diyaar-garoobo, isla markaana u ciyaaro bisha Ramadaan iyadoo aanay ciyaaruhu ka joojinin in uu guto waajibaadkiisa Diiniga ah.Bisha barakaysan ee Ramadaan oo sannadkan soo gashay ku-dhowaad badhtamaha bisha April oo ah waqti ay ciyaaruhu mashquul yihiin ayaa soconaysa illaa bisha May oo 12keeda hore la soomanaan doono, waxaana Muslimiinta ku waajib ah in ay gutaan soonka haddii ay caafimaad ahaan awoodi karayaan, isla markaana aanay safar…