Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

De Bruyne, Foden mise …? Waa Kuma Xiddiga Man Metropolis Ee Ka

Arsene Wenger ayaa qirtay in uu ka cadhooday mid ka mid ah ciyaartoyda Manchester Metropolis intii ay socotay ciyaartii semi-finalka Champions League ee xalay ay kaga adkaadeen PSG.Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain oo lugtii hore ee magaalada Paris lagaga soo badiyey 2-1 ayaa waxa xalayna loogu sii daray guul-darro kale oo 2-0 ah, taas oo Manchester Metropolis ay ugu gudubtay finalka Champions League markii ugu horreysay taariikhda.PSG ayaa labadii ciyaaroodba ku dhamaysatay min 10 ciyaartoy, waxaana kulankii hore…

TAARIIKH: Riyad Mahrez Oo Rikoodh Cusub Dhigay, Mid Kalena Ka

Xiddiga Manchester Metropolis ee Riyad Mahrez oo laba gool u dhaliyey kooxdiisa kulankii ay xalay ku garaaceen PSG ayaa dhigay rikoodh cusub, isagoo mid kale oo uu haystay Sadio Mane barbarreeyey.Mahrez ayaa kooxdiisa u diray finalka tartanka Champions League oo markii ugu horreysay taariikhda ay gaadhay, waxaana Pep Guardiola iyo xiddigihiisu ay ku riyoonayaan in ay ugu dambayn kooxdan ku hoggaamiyaan Champions League oo aanay waligeed hore u qaadin.Laba gool oo uu xalay saxeexay iyo mid uu toddobaadkii hore guusha ugu…

Waa Kuma Xiddiga Uu Ka Baqanayo Toni Kroos Ee Chelsea Ugu Soo

Chelsea ayaa rajaynaysa in ay u gudubto finlka Champions League markii ugu horreysay tan iyo 2012 laakiin wax aka horreysa Actual Madrid oo ay tahay in ay meel iska saarto, haddii kalena kooxda reer Spain ayaa garoonka Ataturk Olympic Stadium ee magaalada Istanbul kula ballami doonta Manchester Metropolis.Labada kooxood oo kulankoodii toddobaadkii hore kusoo dhamaystay barbarro 1-1, waxay Chelsea kusoo gudbi kartaa barbarro goolal la’aan ah iyo in ay badiso intaba, laakiin haddii laga badiyo, amaba ay ku kala baxaan barbarro…

Hordhac: Chelsea vs Actual Madrid – Midkooda Finalka Ugu Tegaya Metropolis,

Chelsea iyo Actual Madrid ayaa caawa ku ballansan lugta labaad ee semi-finalka Champions League oo ay ku wada ciyaarayaan garoonka Stamford Bridge ee magaalada London.Kulankii hore ee Estadio Alfredo Di Stefano ayay labada kooxood kusoo kala baxeen barbarro 1-1 ah, waxaana goolka la hormartay Chelsea oo uu waqti hore u dhaliyey Christian Pulisic, waxaase isla qaybta hore barbarreeyey Karim Benzema oo gool qurux badan dhaliyey.Labada kooxoodba waxay kulamadii horyaalladooda maxalliga ah ee toddobaadkan kusoo badiyeen min 2-0,…

Guardiola Oo Ka Dhabeeyay Riyadii Sheekha, Laacibkii Noqday Xiddiga

Tani waxay aheyd sababtii ay milkiilayaasha Manchester Metropolis ay kooxda u keeneen Pep Guardiola. Waxay qarka u saaran yihiin koob kale oo Premier League laakiin koobka Champions League ayaa ah midka lagu garsoori doono waqtiga Guardiola ee Etihad Stadium.Waxay ugu danbeyn soo gaareen finalka tartanka ugu xiisaha badan kubada cagta kooxaha Yurub, waxayna u jiraan kaliya 90 daqiiqo inay qaadaan koobkii ay ku riyoonayeen muddo dheer.Sannadihii ugu danbeeyay waxaa Guardiola lagu eedeynayay inuu si xun u maamulayay kooxda…

Twitter reacts when Manchester Metropolis attain the primary Champions League remaining ever

It has been a hell of a protracted time to come back, however Manchester Metropolis have lastly reached their first Champions League remaining.In reality, Paris Saint-Germain barely put a glove on Metropolis in Tuesday's second stage with a Riyad Mahrez keep that gave them a deserved 2-0 victory.FULL TIME | ? ISTANBUL ISTANBUL WE ARE COMING !!! ?? 2-0? (4-1) #ManCity | https://t.co/axa0klD5re pic.twitter.com/kojG87J8xD- Manchester Metropolis (@ManCity) 4 Could 2021Earlier than all this, nonetheless, everybody was…

Manchester Metropolis’s renewed mentality helps them attain a belated Champions League last

Taking part in on a course dusted with an ominous blow, Manchester Metropolis lastly completed their Champions League hoodoo and beat Paris Saint-Germain 2-0 to succeed in their first ever last. In reality, the efficiency was lengthy delayed. Bringing Pep Guardiola to Manchester could be the final ingredient in making the membership a European superpower. Since his arrival, top-of-the-line coaches of all time has usually proved to be extra of an impediment than a assist in the last phases of the competitors.His tingling…

Participant rankings reminiscent of Cityzens ebook their place within the Champions League closing

A Riyad Mahrez participant gave Manchester Metropolis a well-known 2-0 victory over Paris Saint Germain on Tuesday evening, giving Cityzens a 4-1 victory and sending them to their first ever Champions League closing. The primary half noticed probabilities to come back and go for each side, and after the referee's resolution to award a penalty for handball towards Oleksandr Zinchenko was overturned by VAR, it was Metropolis who broke the impasse. Kevin De Bruyne's effort from a Zinchenko lower was properly blocked, just for…

Man Metropolis Oo Iska Xaadirsay Finalka Champion-ka , PSG Ayay Reebeen

Man Metropolis ayaa iska xaadirisay finalka Champion-ka waxa ayna ka taqaluseen PSG oo aan ka faa`ideysan hanaan ciyaareedkoodii wacnaa ee qeybta horeSheekada labada qeyb : Man Metropolis ayaa PSG nasiinada ugu dirtay hal gool oo nadiif ah waxa ayna wada ciyaarayeen lugta labaad ee wareegga 4-ta Champion-kaPSG ayaa ciyaareysay kubad cadaadis leh kaliyana waxaa ka maqnaa in gool u turjumnaan waxaana daqiiqaddii 16-aad fursad xaqiiq aheyd birta kaga dhacday xiddigooda Marquinhos .PSG iyaga ayaa kubadda ku badnaa waxa uuna…

Barcelona Oo Ganaax Sugayo – Kulankii Lionel Messi U Qabtay

Dawlad-goboleedka Catalia iyo maamulka horyaalka Spain ee LaLiga ayaa baddhitaan ku bilaabay kooxda kubadda cagta Barcelona oo ciyaartoydeedu ay toddobaadkan kulan qado ah ku yeesheen guriga Messi.Isniintii ayaa uu kabtanka Barcelona ee Lionel Messi iskugu yeedhay ciyaartoyda kooxda oo dhamaantood iskugu tegay gurigiisa, kaddib markii ay guul cidhiidhi ah ka gaadheen Valencia.Lionel Messi ayaa la sheegay in uu kulankan kooxda ugu yeedhay si uu ugu dhiirigeliyo in ay dagaal adag galaan afarta ciyaarood ee uga hadhsan…