Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Sidii Layaabka Lahayd Ee Juan Laporta Uu U Dhisay Barcelona,

Xilli ciyaareedka 2020/21 waxa uu ahaa mid ku adkaa Barcelona, laakiin waxay dib u heleen Joan Laporta oo ahaa madaxweyihii sida weyn u dhisay kooxdan.Kaddib xilli ciyaareedkii oo hore ay bahdil iyo faro-madhnaan ku dhamaysteen, waxa ugu xigay sannadkan oo ay mar kale sidii oo kale ku idlaysteen inkasta oo ay markan heleen Copa del Rey oo woxoogaa xummad jabin uga noqonaya qalbi-jabkooda.Joan Laporta oo bishii March bathroom doortay madaxweynaha Barcelona ayaa ballan-qaaday in uu dib usoo celinayo guulihii, sharaftii iyo…

“Harry Kane Ha Iska Diido Man Metropolis Oo Haku Biiro…..” – Kane Oo Lavatory

Halyeeyga kooxda Liverpool ee John Barnes ayaa u sheegay dhaliyaha Tottenham ee Harry Kane inuu iska diido ku biirista Manchester Metropolis oo uu bedelkooda ku biiro Chelsea amaba Manchester Metropolis.Weeraryahanka ree England ayaa ah mid doonaya inuu iskaga tago Spurs waxaana lala xidhiidhinayaa dhammaan saddexdaas kooxood.Walow ay Metropolis tahay kooxda fursada ugu fiican u siin karta inuu ku guuleysto koobabka uu raadinayo John Barnes ayaa qaba inay tahay inuu iska diido fursada uu Pep Guardiola kula midoobayo.Barnes…

WARBIXIN: Waa Kuwan Afarta Maalmood Ee Go’aamin Doona Mustaqbalka

Kabtanka Actual Madrid ee Sergio Ramos ayaa wajahaya afar maalmood oo ah kuwa ugu muhiimsan xirfadiisa ciyaareed, maalmahaas ayaa noqon doona Jimcaha maanta ah ilaa Isniinta waxaana uu ku rajo qabaa inay sida uu doonayo wax u noqdaan.Ugu horreynba Sergio ayaa doonaya in lagu daro safka kooxdiisa ee kulanka Villarreal kaddibna inuu ciyaaro kulanka berrito.Haddii uu ciyaaro ayuu haddana dooni doonaa inuu soo bandhigo qaab ciyaareed fiican oo uu kooxda ugu qanciyo in heshiis cusub laga saxeexo oo uu sidoo kale boos kaga helo…

Maaha Actual Madrid!! – Walaalka Paul Pogba Oo Si Cad U Tilmaamay Kooxda

Walaalka Paul Pogba ee Mathias ayaa si lama filaan ah walaalkii ugu sheegay inuu ku biiro kooxda ree Spain ee Barcelona walow mudo dheer lala xidhiidhinayay inuu ku biiro kooxda ay xifaaltamaan ee Actual Madrid.Xiddiga ree France ayaa xilli ciyaareedkan qaab cajiib ah kusoo bandhigay Man United waxaana uu u muuqdaa mid ka xasiloon dhammaan xilli ciyaareedyadii hore.Laakiin walaalkii oo caan ku ah inuu qaab layaab leh uga hadlo mustaqbalkiisa ayaa markan kula taliyay inuu dhinaca Camp Nou u wareego.Pogba oo 28 sano jir ah…

Miyuu Kylian Mbappe Ku Biirayaa Actual Madrid Haddii Zidane Ka Tago?

Wargeyska ree Spain ee AS ayaa fahamsan in garabka Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe uu doonayo inuu ku biiro Actual Madrid suuqa xagaaga sanadkan isaga oo aan ku xidhayn qofka uu yahay tababaraha xiga ee kooxdu yeelan doonto.Mustaqbalka tababare Zinadine Zidane ee Actual Madrid ayaa ah mid halis ku jira iyadoo tababarihii hore ee Juventus ee Massimiliano Allegri iyo halyeeyga kooxda ee Raul Gonzalez ay yihiin kuwa lala xidhiidhinayo booskiisa.Iyadoo ay jireen warar sheegaya in imaatinka Mbappe uu ku xidhnaan karo…

XASAASI: Mbappe Oo Laba Shuruudood Ku Xidhay Inuu PSG Sii Joogo,

Sida uu sheegayo wargeyska AS, mustaqbalka da’yarka Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa ah mid aan la ogayn halka uu ku dambayn doono iyadoo Neymar oo muhiimada koowaad u ahaa kooxdu uu heshiis kordhin sameeyay.Bruno Satin oo ah mid kamida wakiilada aadka loogu xidhan yahay ee French-ka ah oo ka hadlay xaalada Mbappe ayaa sheegay in warar uu helayaa ay yihiin in 22 sano jirkaasi uu heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Madrid.Satin ayaa sheegaya in PSG aysan u ogolaan doonin Mbappe inuu baxo xagaagan isla markaana ay ka…

RASMI: Liiska Xiddigaha Barcelona Uga Qayb Galaya Kulanka Ugu Dambeeya

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha uga qayb galaya kooxdiisa kulankeeda ugu dambeeya xilli ciyaareedka ee ay booqanayso dhigeeda Eibar.Liiskan xiddigaha ah ayay ka maqan yihiin labada ciyaaryahan ee ugu muhiimsan kooxdaas ee goolhaye Marc Andre Ter Stegen iyo kabtan Lionel Messi.Ter Stegen ayaa ku maqan qaliin jilibka ah oo uu maray oo sidoo kale seejin doona tartanka Euro halka uu Messi nasiimo qaadan doono.Liiska Oo Dhammaystiran 

“Maxaad Indhaha Iskugu Qabataa Marka Aad Kubadda Madaxaynayso?” Jurgen

Liverpool ayaa duruus ka baratay goolkii uu toddobaad ka hor madaxa ugu dhaliyey goolhaye Alisson Becker, kaas oo uu guusha ugu go’aamiyey naadigiisa ciyaartii West Brom oo uu ilbidhiqsiyadii ugu dambeeyey madax ku dhaliyey kubbad koorne ahayd xilli ay ciyaartu sii dhamaanaysay iyadoo barbarro ah.Guushaas ayaa Liverpool sabab ugu noqotay in ay kusoo dhowaato kooxaha ka sarreeyey ka hor intii aanay kaalinta afraad kala bixin Leicester Metropolis markii ay 3-0 ku karbaashtay Burnley toddobaadkan.Difaaca da’da yar ee Liverpool…

AKHRISO: Wararkii U Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda Ee Maanta Ay

Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ayaa furmi doona horraanta bisha June ee foodda innagu soo hayso, waxaana haddaba lasii helayaa xogta xiddigaha ay kooxaha waaweyn isku dayi doonaan in ay lasoo saxeexdaan.Wargeysyada waaweyn ee Yurub ayaa si joogto ah usoo bandhiga wada-hadallada, qorsheyaasha iyo xanta suuqa, waxaana maanta oo Jimce ah qodobbadii ugu waaweynaa ee ay qoreen ka mid ahaa:Manchester Metropolis ayaa diyaar u ah in Manchester iyo Chelsea ay ka hor qaaddo weeraryahanka reer England ee Harry oo sheegay in…

Gareth Southgate Oo Raadinaya Tababare Si Gaar Ah Ugu Layliya

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ma haysto waqti ku filan oo uu ku helo macallin khaas u ah weeraryahannada xulka qaranka, waxaana uu ka shaqaynayaa sidii ay ku heli lahaayeen qof si gaar ah u layliya ciyaartoydiisa afka hore inta aan la gaadhin tartanka Euro 2020 ee ay labada toddobaad ka hadhsan yihiin.Xidhiidhka kubadda cagta Ingiriiska ee FA ayaa shaqada ka caydhiyey Allan Russell oo muddo dheer ahaa tababaraha weeraryahannada xulka qaranka, kaas oo shaqadiisa waayey markii uu qirtay in walaalkii oo…