Messi, Ronaldo, Kane: 30ka Xiddig Ee Gool-dhalinta Iyo Caawinta Ugu
Inkasta oo xilli ciyaareedkii 2020/21 uu soo dhamaaday, inkasta oo VAR ay goolal badan diidday, dad badanna ka cadhaysiisay, inkasta oo finalka…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Inkasta oo xilli ciyaareedkii 2020/21 uu soo dhamaaday, inkasta oo VAR ay goolal badan diidday, dad badanna ka cadhaysiisay, inkasta oo finalka…
David Alaba ayaa soo gaadhay magaalada Madrid maalintii Salaasada, waxaana uu isku diyaarinayaa in Real Madrid uu qalinka ugu duugo heshiis bilaash…
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa war wanaagsan ka heshay labadeeda ciyaartoy ee N’Golo Kante iyo Edouard Mendy oo kusoo laabtay tababarka gellinkii…
Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa la xusayaa inuu tababaraha kooxda ee Ronald Koeman u sheegay inuu raadinayo tababare cusub oo…
Manchester United ayaa suuqii xagaaga ee sanadkii hore heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Jadon Sancho waxaana la filayay inay Borussia Dortmund kala…
Weeraryahanka kooxda Manchester United ee Edinson Cavani ayaa qaab adag uga hadlay tababarihiisii hore ee Unai Emery oo ay caawa iskaga hor…
Kulanka caawa ee ay kooxda Manchester United la yeelan doonto dhigeeda Villarreal ayaa noqon doona mid muhiimad gaar ah u leh xiddigaha…
Garabka weerar ee kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Wales ee Gareth Bale ayaa lagu soo warramayaa inuu si lama filaan ah…
Goolhayaha kooxda Manchester City ee Ederson Moraes ayaa shaaca ka qaaday inuu kooxdiisa weydiisan doono in loo dhiibo inuu tuuro rigooraha shanaad…
Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ayaa furmi doona horraanta bisha June ee foodda innagu soo hayso, waxaana haddaba lasii helayaa xogta xiddigaha…
Weeraryahanka reer Argentina ee Sergio Aguero ayaa ka tegaya Man City marka ay soo dhamaato ciyaarta finalka Champions League ee Sabtida ay…