Mbappe, Sterling, De Bruyne – 11ka Xiddig Ee Ugu Qiimaha Badan Koobka
11ka bishaan Juun waxaa bilaaban doona ciyaaraha Qaramada Yurub ee Euro 2020 oo sannadkii la soo dhaafay u baaqday cudurka safmarka ah…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
11ka bishaan Juun waxaa bilaaban doona ciyaaraha Qaramada Yurub ee Euro 2020 oo sannadkii la soo dhaafay u baaqday cudurka safmarka ah…
Iyadoo la xaqiijiyay in Carlo Ancelotti uu ku laabtay Real Madrid, waxaa isna xarunta kooxda ku soo laabanayo waji la yaqaano oo…
Kooxaha Barcelona, Real Madrid iyo Juventus ayaa laga mamnuuci doonaa Champions League todobaadkan sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Talyaaniga. Seddexda kooxood…
Rio Ferdinand ayaa aaminsan in Gareth Southgate uu ku qaldanaa inuu kabtanka Manchester United Harry Maguire ku darsado xulkiisa England ee ka…
Sergio Aguero ayaa qarashgareeyay lacag gaareysa 60 kun ginni isagoo mid kasta oo ka mid ah shaqaalaha tababarka Manchester City u iibiyay…
Carlo Ancelotti ayaa iskaga tegay Everton, waxaanu ku laabtay Real Madrid oo uu u saxeexay heshiis saddex sannadood ah, iyadoo uu beddelay…
Kaddib markii uu Gareth Southgate ku dhawaaqay liiska kama dambaysta ah ee 26ka ciyaartoy ee xulka qaranka England ee ka qayb-geli doona …
UEFA ayaa ka doonaysay dhamaan waddamada ka qayb-gelaya tartanak Euro 2020 in ay soo gudbiyaan liisaska xulalkooda oo dhamaystiran Salaasada maanta oo…
26ka ciyaartoy ee xulka qaranka England ee ka qayb-gelaya tartanka Qaramada Yurub ee bishan June bilaabmaya ayaa la shaaciyey, waxaana uu Gareth…
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xagaagan macasalaamaynaysa lix ka mid ah xiddigaheeda waaweyn si ay u yarayso kharashaadka kaddib saxeexyada bilaashka ah…
Kooxda difaacanaysa horyaalka Premier League ee Manchester City ayaa qorshaynaysa inay isbedelo ku samayso safkeeda suuqa xagaaga sanadkan kaddib qalbi-jabkii ay ka…