Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

“Haddii Aanu Ku Guuleysano Euro….” – Da’yarka Xulka Spain Ee Pedri

Da’yarka kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Spain ee Pedri oo kamida xiddigaha da’yarta ah ee kasoo dhalaalay Euro muhiimna u ah shaxda dalkiisa ayaa sameeyay ballan-qaad cajiib ah haddii ay ku guuleystaan Euro.Pedri ayaa ilaa haatan soo metelay daqiiqad kasta xulka tababare Luis Enrique xilli ay isku diyaarinayaan kulan adag oo ay wareega afar dhammaadka Euro kaga hortagayaan xulka Talyaaniga oo isaguna wacdarro dhigaya.Haatan sida uu sheegayo wargeyska Marca, 18 sano jirkaas ayaa sameeyay ballan-qaad ah inuu timaha iska…

Euro 2020 ranking: Semifinals

There are only three matches and four teams left until Euro 2020 after a gripping set of quarter-final matches.It's time when Stats Perform Euros Prediction, created by Stats Performs AI team using Opta data, tries to identify the most likely champion.This model estimates the probability of outcome (win or loss) for each match using odds market odds and Stats Perform team rankings, which are based on historical and recent performance. It takes into account the strength of the opponents and how difficult each team's upcoming…

Adam Hlozek impresses despite the cameo role

For the Czech Republic, it was no shame to go out and swing against Denmark at Euro 2020.They had already given us some of the best moments in the tournament so far, eliminating the Netherlands and going further than anyone expected.It's heartbreaking at the moment, but when the dust settles, Jaroslav Silhavy and his team will take huge positive results from a tournament that saw them advance in the eyes of the world. They are re-established as a dreaded tournament team, and the future looks really bright.And in one way or…

Shaxda Kooxdii Ugu Fiicnayd Euro Wareegii Siddeed Dhammaadka & Xulka

Shabakadda ururinta xogaha kala duwan ee kubadda cagta ee Whscored.com ayaa markan soo saartay shaxda ay u dooratay midii ugu fiicnayd wareegii siddeed dhammaadka ee Euro 2020 oo xalay si rasmi ah usoo dhammaaday kaddib laba habeen oo uu socday.Shaxdan ayaa ah mid uu afar boos ku yeeshay xulka qaranka England oo xalay 4-0 ku garaacay Ukraine halka ay min laba ciyaartoy ku yeesheen Denmark iyo Switzerland.Aan ku bilawnee goolhayaha shaxdan ayaa ah Yann Sommer oo fursado waali ah ka badbaadiyay xulka Spain kahor inta aan…

Saliba’s loans may include a call option

Arsenal center-back William Saliba will join Marseille on loan for the coming season, but a report suggests that the French side may have negotiated an option to buy Saliba permanently.The 20-year-old spent the first half of last season in exile under Mikel Arteta but impressed after being sent on loan to Nice, making 20 appearances in Ligue 1 and adding his only goal of the campaign to seal a 3-2 victory over Lyon on the last day of the season.Saliba has not yet won Arteta / James Chance / Getty ImagesThere had been hopes…

Varane Qaata Oo Keena…. – Real Madrid Oo Ciyaaryahan Baxsad Ka Ah

Sida ay sheegayaan xogihii ugu dambeeyay ee laga helayo saxaafada England, kooxda Real Madrid ayaa doonaysa inay qaab amaah ah ku qaadato khadka dhexe ee Manchester United ee Donny Van De Beek oo ay ku darto qoddobkaas heshiiska Raphael Varane.Bishii April ayay ahayd markii wargeyska Sportsmail uu shaaca ka qaaday in Man United ay doonayso inay Varane kala soo wareegto Real Madrid iyaga oo dhiirigelin ka helaya rabitaankiisa ah inuu baxo iyo in heshiiskiisu sanadka dambe ee 2022 dhacayo.Varane ayaa haatan u furan inuu ka…

Seagull’s eye moves for Rodon & James

Brighton want to bring Manchester United winger Daniel James and Joe Rodon to Tottenham in the summer transfer window.James 'chances of being a regular at Old Trafford next season have taken a huge hit after the arrival of Jadon Sancho, while Spurs' quest for defender Takehiro Tomiyasu means Rodon could be available for transfer.James impressed at Euro 2020 / Naomi Baker / Getty ImagesThe Sun reports that Graham Potter is keen to bring the two stars to Brighton during the summer in a move that would significantly strengthen…

Real Madrid want Van de Beek loan

Manchester United are open to letting midfielder Donny van de Beek leave the club this summer, with Real Madrid as the latest to express interest in the Dutchman.Van de Beek was strongly linked with a move to Real last summer but surprisingly ended up with United in a £ 40million move that quickly turned sour as he got just four Premier League starts in his debut season.Van de Beek fought for minutes in his debut season / Matthew Ashton - AMA / Getty ImagesUnited are expected to listen to offers for Van de Beek this summer,…

Odegaard pens goodbye message on Instagram

Martin Odegaard has confirmed that he will not return to Arsenal this summer after his loan from Real Madrid expired.The Norwegian enjoyed a productive six-month period at the Emirates Stadium during the second half of last season and scored two goals and two assists in 20 games, and Arsenal were keen to get him back permanently this summer.A transfer always seemed unlikely and Arsenal's chances of landing Odegaard permanently received a huge blow from the departure of former Real boss Zinedine Zidane, whose lack of…

Hal Koox Oo Arsenal Laba Xiddig Ka Qaadatay, Tababare Gaar U Dalbaday

Paris St-Germain ayaa heshiis u bandhigtay Lionel Messi oo qandaraaskiisii Barcelona dhacay bishii hore, si kastaba Barcelona ayaa ku rajo weyn inay qandaraas cusub ka saxeexato 34 sano jirkaas. (AS – in Spanish)Manchester United ayaa rajaynaysa inay Donny Van De Beek bixitaan u ogolaato xagaagan xilli uu jiro xiiso uga imanaya Real Madrid oo doonaysa inay qaab amaah ah ku qaadato. (Star)Heshiis uu Van De Beek ku baxo ayaa fududayn karta qorshaha Manchester United ee Raphael Varane. (Sun)Liverpool ayaa doonaysa inay u…