Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Labada REKOODH Ee Waalida Ah Ee Uu Thibaut Courtois Ku Haysto Anfield

Kahor kulanka Arbacada ay gegida Anfield ku booqanayaan kooxda Liverpool, Real Madrid ayaa haysata sabab ay kalsooni ku dareento waana shabaq ilaaliyaheeda Thibaut Courtois iyo rekoodhka cajiibka ah ee uu ku haysto garoonkaas.Muhiimada uu Courtois u leeyahay Real Madrid ayaa la filayaa inay markale muuqan doonto Arbacada, Real ayaa halkaas u safraysa iyadoo hoggaan 3-1 ah haysata lugtii hore ee ka dhacday gegida Alfredo Di Stefano.Guud ahaan dhammaan kulamada uu kahor tagay Thibaut kooxda ku ciyaarta gobolka Merseyside ayaa…

Atletico Madrid do not expect Juventus to sign Alvaro Morata on a permanent transfer

Atletico Madrid are preparing to welcome striker Alvaro Morata to their squad for fear that Juventus will not take up the possibility of signing the Spaniard permanently when his loan expires in the summer.Morata have had a successful second stint in Turin, with 17 goals and 12 assists in 37 games, and it was originally thought that Juventus would not hesitate to trigger their alternative, which is around 39 million pounds.Morata has been one of Juve's top players Chris Ricco / Getty ImagesHowever, that was before the news…

Robert Lewandowski Oo Kusoo Noqday Tababarka Bayern Munich & Haddii Uu

Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa kusoo laabtay tababarka fudud kahor kulanka muhiimka ah ee ay kooxdiisu habeen dambe martida ku tahay gegida Parc des Princes oo ay ku booqanayso dhigeeda Paris Saint-Germain lugta labaad ee wareega 8-da Champions League.32 sano jirkaas ayuu dhaawac ku gaadhay kulankii dhex maray xulkiisa Poland iyo xulka Andorra kaas oo ahaa dhaawac jilibkiisa midig ah maantana waxay u ahayd markii ugu horreysay ee uu tababar ku qaatay xerada kooxdiisa ee Sabener Strasse.Sida uu…

Man Utd must convince Edinson Cavani to stay another year

On the surface, it should be a worrying situation to rely on a 34-year-old free transfer, especially for a club that does so many good things with a youthful side.For Manchester United, however, it is still very difficult to see beyond the effects of Edinson Cavani right now.Since signing last summer, Uruguayan have highlighted the damning truth that United lacked an out-and-out number nine, but have also fixed that issue in the short term for the Red Devils. It is precisely his impressive debut campaign with the club that…

Isbedelka Dunida!! – Magacyada SADDEXDA Kooxood Ee Isha Ku Haya

Xiddiga qaabka amaahda ah kaga maqan Manchester United ee Jesse Lingard oo qayb ka ah West Ham United oo uu wacdarro ku dhigayay bilahan ugu dambeeyay ayaa la sheegayaa inay jiraan kooxo badan oo waaweyn oo isha ku haya inay saxeexiisa sameeyaan suuqa xagaaga.Lingard ayaa West Ham United usoo ciyaaray sagaal kulan waxaana uu sagaalkaas kulan oo kuwo Premier League ah ahaa usoo dhaliyay siddeed goolka halka uu kuwo kale caawiye kasoo ahaa taas oo caddaynaysa nooca qaab ciyaareed ee uu ku jiro.Ugu horreynba Hammers oo uu hadda…

Arsenal’s victory at Sheffield United is a reminder that the future is bright for the Gunners

Arsenal cruised to a comfortable 3-0 victory at Bramall Lane on Sunday, but although this victory in isolation is not something to shout about, it served as a reminder at the right time - at a time when the mood around the club is completely low time - that the future is bright.Inconsistency has plagued the Gunners' season, as well as injuries and questionable refereeing decisions - but even after working your way through the excuses, it is simply unacceptable to sit in ninth place in the Premier League at this stage of the…

How Mason Greenwood could have ended up at Juventus 2019

Manchester United star Mason Greenwood could have stood up for Juventus if things turned out to be a little different in 2019, at a time when the Serie A giants are believed to be offering him a lucrative payday to leave his boys' club and move to Italy.Yorkshire-born Greenwood was recruited by United's youth scouts when he was just six years old. He trained with the first team when he was 16 and made his debut shortly after 17, continued to enjoy a phenomenal breakout season 2019/20 when he scored 17 goals.Greenwood…

Garankiisa Ayuu Tuuray, Gidaarka Ayuu Feedhay Kaddibna….. –

Mustaqbalka Cristiano Ronaldo ee kooxda Juventus ayaa u muuqda mid shakiga ku jiray uu sii kordhayo kaddib markii ay shalay guul 3-1 ah ka gaadheen kooxda Genoa balse ay guushaasi ugu filnaan weyday inay farxad geliso xiddiga Portuguese-ka ah.Wargeyska MARCA ayaa shaaca ka qaaday doonista Cristiano ee ah inuu ku laabto Real Madrid suuqa xagaaga sanadkan iyadoo wakiilkiisa Jorge Mendes uu u bandhigay kooxdaas balse Los Blancos ayaan hadda doonayn saxeexa 36 sano jirkoodii hore.Kaddib guushii Juventus ee shalay, Ronaldo ayaa…

Is Brighton vs Everton on TV? Preview, team news, prediction

Everton will make sure to keep the top four hopes alive as they travel to AMEX Stadium to face Brighton and Hove Albion on Monday night.Carlo Ancelotti's men are without a win in their last four matches, with their draw against Crystal Palace last time their only point at that time. Toffees have fallen to eighth in the table, but with two games in hand, there is still time for Everton to get back in the race.They will like their chances against Brighton, but Seagull's latest form makes them sweat a little. Brighton won two…

AKHRISO Sheekada Xiisaha Leh Ee Dhex Martay Pique & Alba Iyo Midka

Daafaca bidix ee kooxda Barcelona ee Jordi Alba ayaa shaaca ka qaaday sida uu shakiga uga qabo in kooxdu ay toddobaadka dambe gaar ahaan maalinta 17-ka bishan April ugu guuleysan karto koobka Copa Del Rey oo ay Athletic Bilbao kaga hortagayaan.Saaxiibkiisa kooxda ee Gerard Pique oo kamid ah xiddigaha ugu magaca weyn gudaha qolka labiska Barcelona ayaa isku dayay inuu guubaabiyo xiddigaha kale kuna dhiirigeliyo inay ku guuleysan doonaan Copa Del Rey toddobaadka dambe.Iyadoo ay sidaas tahay ayuu Gerard Pique helay xubin isla…