Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

WARKII LA SUGAYAY: Xiddigii Benzema Looga Ganaaxay Xulka France Ee

Sannadkii 2015 ayaa Mathieu Valbuena laga duubay cajalad xilli uu samaynayay gogol-dhaaf, waxaana dadkii shirqoolka u dhigay ay ugu hanjabeen in ay baahin doonaan muuqaallada haddii uu bixin waayo lacag.Karim Benzema oo ay saaxiibbo dhow ahaayeen Mathieu Valbuena ayaa ay lasoo xidhiidheen budhcaddii arrintan samaysay, waxaana uu weeraryahanka reer France isku dayay in uu arrinta dhexdhexaadin ka galo oo uu qaab odayaysan ku dhameeyo, hase yeeshee arrinta ayaa isaga isku rogtay.Mathieu Valbuena ayaa ku eedeeyey Karim Benzema…

Arsenal Oo Mucjisadeeda Goolasha Ee Joe Willock U Iibinaysa Sababta

Arsenal ayaa diyaar u ah inay lacagayso mishiinkeeda goolasha ee Joe Willock xagaagan, si ay heshiiska amaahda ah ee ay kula jiraan Martin Odegaard ay ugu beddelaan mid rasmi ah.Willock oo qaab ciyaareed cajiib ah kusoo bandhigay Newcastle United oo uu bishii January amaah ugu wareegay, ayaa waxa uu noqday ciyaartoygii ugu da’da yaraa ee taariikhda Premier League goolal ka dhaliya lix ciyaarood oo isku xiga, kaddib markii uu soo taabtay shabaqa Sheffield United.21 jirkan ayaa 13 kulan oo uu u saftay Newcastle United waxa uu…

RASMI: Xidhiidhka Kubadda Cagta Ingiriiska Ee FA Oo Ganaaxyo Kusoo

Xidhiidhka kubadda cagta Ingiriiska ee FA ayaa ganaaxyo kusoo rogay kooxaha Chelsea iyo Leicester Metropolis, kuwaas oo Salaasadii ay ciyaartoydoodu isku dhaceen markii ay soo dhamaatay kulankoodii horyaalka Premier League ee ay Chelsea ku badisay 2-1.Ciyaaryahanadda labada kooxood, laacibiintii kaydka fadhiyey iyo shaqaalaha tababarka ee labada kooxood ayaa waqtigii dhamaadka ku milmay rabshad iyo qas ka abuurmay taako xun oo uu Ricardo Pereira ku qabtay Ben Chilwell.Difaaca Chelsea ee Antonio Rudiger ayaa ka cadhooday…

Henry, Fabregas & Klinsmann, Rio, Gary & Alan – Khubaradii Ciyaaraha

BBC ayaa shaacisay khubarada daadhin doona tartanka Qaramada Yurub ee EURO 2020 ee horraanta bisha June bilaabmi doona, waxaanay heshiisyo lasoo gashay halyeeyo waaweyn oo kubadda cagta soo maray oo daawadeyaasha kubadda cagtu ay jeclaysan doonaan in ay falanqayntooda daawadaan inta aanay ciyaaruhu bilaabmin, waqtiga nasashada iyo ciyaaraha kaddib.Maanta ayay BBC si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay heshiisyo la gashay Thierry Henry, Cesc Fabregas iyo Jurgen Klinsmann, kuwaas oo ku biiri doona khubaradii hore usii joogtay BBC-da…

Mid Ka Mid Ah Xiddigaha Burnley Ee Xalay La Ciyaaray Liverpool Oo

Kooxda kubadda cagta Burnley ayaa shaacisay in xabsiga bathroom taxaabay mid ka mid ah xiddigaheeda markii ay soo dhamaatay ciyaartii Fulham ee toddobaadkii hore ka hor intii aan xalay lagu soo darin liiska ciyaartoyda kaydka ee kulankii Liverpool.Ashley Barnes ayaa kaydka fadhiyey kulankii Liverpool ee kooxdiisa ay guul-darradu kasoo gaadhay, laakiin waxa uu hormood u ahaa laacibiintii guusha usoo hooyey naadiga ciyaartii Fulham ee kasii horreysay.Weeraryahankan ayay ciidamada boolisku qabteen isagoo baabuurkiisa wata, isla…

Marina Granovskaia Oo Go’aan Ka Gaartey AFAR Xiddig Oo Chelsea Ka

Marina Granovskaia waxay mar horeba gaadhay go’aan ku aaddan ciyaaryahannada xagaagan ay Chelsea oodda ka qaadayso, kuwaas oo ay tiradoodu tahay ugu yaraan afar.Sida uu sheegay khabiirka suuqa iibka ee Fabrizio Romano, Chelsea waxay diyaar u tahay in ay kooxdeeda ka dirto saddex ciyaartoy isla marka uu furmo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga.Blues ayaa la filayaa in ay xagaagii labaad ay lacag badan kharash garayso, isla markaana ay awoodda saarto afka hore ee kooxdeeda iyadoo sannadkii horena suuqa gelisay £250 milyan oo…

“Lugta Bidix Ee Messi, Madaxa Ramos, Orodka Mbappe, Jidka CR7, …

Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa magacaabay ciyaaryahannada ugu xirfadda sarreeya kubadda cagta waqtigan, waxaana uu meel iskugu keenay ciyaartoydii aad tebaysay ee ugu magaca weynaa intooda badan.Neymar Jr oo xalay ganaax kaga maqnaa kulankii finalka Coupe de France ee Paris Saint-Germain ay 2-0 koobka kaga qaadday Monaco, ayaa waxa uu isku diyaarinayaa ciyaarta ugu dambaysa xilli ciyaareedkan horyaalka Faransiiska ee Ligue 1, taas oo ay u baahan yihiin in ay saddexda dhibcood helaan, laakiin haddana saddexda dhibcood…

“Ma Ihi Qof Jecel Inuu Taaho Laakiin……” – Toni Kroos Oo Sheegay

Khadka dhexe ee kooxda Actual Madrid ee Toni Kroos ayaa wali ka cadhaysan go’aankii ka dhacay kulankii ay bar-bardhaca 2-2 ah lasoo galeen Sevilla markaas oo rigoore lagu galay Karim Benzema bathroom bedelay rigoore bathroom dhigay Sevilla.Xiddiga German-ka ah iyo tababare Zinadine Zidane ayaa labaduba u tagay garsoore Juan Martinez Munuera dhammaadkii kulanka si ay cabashadooda ugu muujiyaan.Haatan Toni ayaa soo bandhigay dareenkiisa isla markaana sheegay in haddiiba kooxdiisu ay horyaalka weydo shaqsiga seejiyay uu yahay…

Gary Neville Oo Tilmaamay Xiddig Muhiim U Ah Man United Oo Keydka Lavatory

Halyeeyga kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa qaba in garabka weerar ee kooxdiisii hore ee Marcus Rashford uu keydka geli karo kulanka kama dambaysta ah ee UEFA Europa League ee ay Villarreal 26-ka bishan ku balansan yihiin.Crimson Devils ayaa toddobaadka dambe kahor tagaya Villarreal, tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa wajahaya go’aano adag oo ay tahay inuu ka gaadho safafka daafaca iyo weerarka uu xulanayo.Walow uu Rashford 21 gool xilli ciyaareedkan soo dhaliyay oo ay ku jiraan 8 gool oo uu Yurub ka dhaliyay (6…

Maaha Xavi!! – Tababaraha Dookha Koowaad U Ah Barcelona Oo Shaaca Laga

Idaacada RAC1 ee ree Catalonia ayaa sheegaysa in madaxweynaha cusub ee kooxda Barcelona ee Joan Laporta uu xidhiidh la sameeyay tababaraha ree Germany ee Hansi Flick.Sida RAC1 xusayso, Flick ayaa ah tababaraha hoggaaminaya inuu Barcelona la wareego kahor xilli ciyaareedka dambe isla markaana ay wada hadleen Laporta oo u sheegay inuusa qaban shaqada xulka qaranka Germany.Imaatinka tababaraha ree Germany ayay macquul tahay inay saamayso mustaqbalka xiddigo waaweyn oo kooxda ah sida Gerard Pique, Sergio Busquets, Jordi Alba iyo…