MURUGO: Xiddigii Bournemouth Oo Is-dilay Xilli Bathroom Haystay Kufsi Oo

Kubadda cagta ayaa u barooranaysa geerida ciyaartoygii hore ee Southampton ee Clive Makoni oo 26 jir ahaa, kaas oo meydkiisa la helay isagoo meel ka laalaada oo is-deldelay.

- Advertisement -

Laacibkan oo ay sugaysay maxkamad asoo saarayay maadaama lavatory haystay kufsi uu kula kacay gabadh yar ayaa waxa maydkiisa laga helay Airbnb oo ku taalla Southampton, iyadoo uu kiro ahaan u degganaa Kings Somborne tan iyo bishii September  ee sannadkii hore.

Maxkamadda South London Magistrates’ ayaa xaqiijisay in la helay maydka ciyaartoygii 26 jirka ahaa ee fal dambiyeedka kufsiga ah lavatory haystay, isla markaana maydkiisa oo la baadhay la xaqiijiyey in uu yahay Clive Makoni.

Baadhitaanno lagu sameeyey maydka Makoni ayaa waxay boolisku sheegeen in uu si xad-dhaaf ah khamri u cabbay, sidoo kalena dhiiggiisa laga helay daroogada Cocaine oo uu iyadana isticmaalay.

Bethany Younger oo ahayd gabadha ay isku cindanaayeen Makoni muddo afar sannadood ah ayaa sheegtay in ay kala tageen maalmo ka hor intii aanu kasoo muuqanin maxkamadda, iyadoo dhinaca kalena xustay in laacibkan geeriyooday uu saamayn weyn ku yeedhay baadhitaanka kufsiga ee lavatory hayso.

“Clive wuxuu sheegay in aanu garanayn waxa dhacay sababtoo ah wuu sikhraansanaa.” Ayay tidhi Bethany Younger.

Clive Makoni ayaa ka ciyaari jiray afka hore ee weerarka isagoo ka tirsanaa kooxda Bournemouth oo uu da’yarteeda ku jiray, taas oo uu kabtan usoo noqday.

Kooxdiisii ugu dambaysay ee Dorchester City Soccer Membership ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in ay aad uga naxday geerida Clive Makoni, waxaanay tacsi u dirtay qoyskiisa iyo saaxiibbadii.

Bounemouth ayaa sidoo kale sheegtay in ay ka naxday warkan.

banner

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More