Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

RASMI: Liiska Xiddigaha Barcelona Uga Qayb Galaya Kulanka Ugu Dambeeya

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha uga qayb galaya kooxdiisa kulankeeda ugu dambeeya xilli ciyaareedka ee ay booqanayso dhigeeda Eibar.Liiskan xiddigaha ah ayay ka maqan yihiin labada ciyaaryahan ee ugu muhiimsan kooxdaas ee goolhaye Marc Andre Ter Stegen iyo kabtan Lionel Messi.Ter Stegen ayaa ku maqan qaliin jilibka ah oo uu maray oo sidoo kale seejin doona tartanka Euro halka uu Messi nasiimo qaadan doono.Liiska Oo Dhammaystiran 

“Maxaad Indhaha Iskugu Qabataa Marka Aad Kubadda Madaxaynayso?” Jurgen

Liverpool ayaa duruus ka baratay goolkii uu toddobaad ka hor madaxa ugu dhaliyey goolhaye Alisson Becker, kaas oo uu guusha ugu go’aamiyey naadigiisa ciyaartii West Brom oo uu ilbidhiqsiyadii ugu dambeeyey madax ku dhaliyey kubbad koorne ahayd xilli ay ciyaartu sii dhamaanaysay iyadoo barbarro ah.Guushaas ayaa Liverpool sabab ugu noqotay in ay kusoo dhowaato kooxaha ka sarreeyey ka hor intii aanay kaalinta afraad kala bixin Leicester Metropolis markii ay 3-0 ku karbaashtay Burnley toddobaadkan.Difaaca da’da yar ee Liverpool…

AKHRISO: Wararkii U Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda Ee Maanta Ay

Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ayaa furmi doona horraanta bisha June ee foodda innagu soo hayso, waxaana haddaba lasii helayaa xogta xiddigaha ay kooxaha waaweyn isku dayi doonaan in ay lasoo saxeexdaan.Wargeysyada waaweyn ee Yurub ayaa si joogto ah usoo bandhiga wada-hadallada, qorsheyaasha iyo xanta suuqa, waxaana maanta oo Jimce ah qodobbadii ugu waaweynaa ee ay qoreen ka mid ahaa:Manchester Metropolis ayaa diyaar u ah in Manchester iyo Chelsea ay ka hor qaaddo weeraryahanka reer England ee Harry oo sheegay in…

Gareth Southgate Oo Raadinaya Tababare Si Gaar Ah Ugu Layliya

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ma haysto waqti ku filan oo uu ku helo macallin khaas u ah weeraryahannada xulka qaranka, waxaana uu ka shaqaynayaa sidii ay ku heli lahaayeen qof si gaar ah u layliya ciyaartoydiisa afka hore inta aan la gaadhin tartanka Euro 2020 ee ay labada toddobaad ka hadhsan yihiin.Xidhiidhka kubadda cagta Ingiriiska ee FA ayaa shaqada ka caydhiyey Allan Russell oo muddo dheer ahaa tababaraha weeraryahannada xulka qaranka, kaas oo shaqadiisa waayey markii uu qirtay in walaalkii oo…

RASMI: Arsenal Oo Shaacisay Heshiis Ay La Gashay Leo Messo

Iyadoo mustaqbalka Lionel Messi ee Barcelona aan wali la go’aamin oo hadal-hayn badan ka taagan tahay, waxa saldhigay mustaqbalka 10 jirka hibada badan lagu tilmaamay ee ay magaca si’ u wadaagaan.Leo Messo, haa si fiican u akhri magaca oo yaanu kaaga qaldamin midka xiddiga weyn, kani waa 10 jir mustaqbalkiisa ay gacanta  ku dhigtay Arsenal.Kooxda horyaalka Premier League ee Arsenal ayaa fiidkii xalay waxay ku dhawaaqday in ay heshiis la gashay canugga 10 jirka ah ee lagu magacaabo Leo Messo.Laacibkan yar ee hibada badan ayaa…

Frank Lampard Oo Qiimayn Ku Sameeyey Waxa Uu Thomas Tuchel Kusoo

Frank Lampard ayaa shaqada laga caydhiyey bishii January, waxaana beddelay Thomas Tuchel oo kooxda ku hoggaamiyey finalka FA Cup oo ay Leicester Metropolis kaga guuleysatay iyo Finalka Champions League oo ay Manchester Metropolis la ciyaari doonaan dhamaadka bishan, halka horyaalka Premier League ay soo galeen kaalinta saddexaad.Waqtigii shaqada laga caydhinayay Frank Lampard, Chelsea ayaa ku jirtay kaalinta sagaalaad ee horyaalka, waxaana mar kaliya uu Tuchel kooxda ka dhigay mid ka mid ah kuwa  ugu wanaagsan horyaalka…

Premier League Oo Sannadkii SHANAAD Oo Xidhiidh Ah Abaal-marin Siinaya

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa sannadkii shanaad oo xidhiidh ah waxay ku guuleysanaysaa abaal-marin ay ka heli doonto maamulka Premier League, taas oo lagu siin doono ciyaarta nadiifta ah iyo ciyaar wanaagga.Liverpool ayaa noqotay kooxda ugu nadiifsan xilli ciyaareedkan ee samaysay qaladaadka ugu yar ee sababay kaadhadhka digniinta ah, illaa haddana ma jiro hal ciyaartoy oo kaadh casaan ah ka qaatay intii uu socday xilli ciyaareedkan 2020-21.Tan iyo bilowgii xilli ciyaareedka, Liverpool ayaa waxa kaadhadh digniin ah ka…

RASMI: Xulka Qaranka Portugal Oo La Shaaciyey – Ronaldo, Felix, Dias,

Xulka qaranka Portugal ayaa isku diyaarinaya in ay difaacdaan tartanka Euro 2020 ee ay ku guuleysteen sannadkii 2016, waxaana ay doorkan haystaan ciyaartooyo aad u wanaagsan oo ka dhisan boos walba.Tababaraha xulka qaranka Portugal ee Fernando Santos ayaa soo saaray liiska ciyaartoyda xulka dalkaas  ku meteli doona tartanka qaramada Yurub ee bisha dambe ee June bilaabmi doona, waxaanu soo urursaday ciyaartooyo hibo iyo tayo badan oo u dheer yahay Cristiano Ronaldo.Santos ayaa waqti dambe oo xalay ah, waxa uu soo saaray 26…

LA YAAB: 20 Xiddig Oo Ka Maqan, Bedel La’aan & Xiddig Khadka Dhexe Oo

Inkastoo 20 ciyaaryahan ay Korona Fayras kaga maqnaayeen islamarkaana ay heysteen kaliya 11 ciyaaryahan oo garoonka soo gasha, kooxda River Plate ayaa lagu qasbay inay la ciyaarto kulan weyn oo Champions League-ga Koonfur Ameeriaka ah kooxda Sante Fe xalay oo Khamiis aheyd.Ma aysan heysan goolhaye gabi ahaanba, taasoo keentay in xiddiga khadka dhexe Enzo Perez uu noqday goolhayahooda 90kii daqiiqo ee ugu ciyaarta, waxayna kooxda reer Argentina ee River Plate ay ku badisay 2-1.Goolal degdeg ahaa oo ay dhalisay kooxda River…

Sergio Ramos Oo Duceysanaya Inta U Dhaxeysa Jimcaha Ilaa Iyo Isniinta

Sergio Ramos ayaa wajahaya afartii maalmood ee ugu muhiimsaneyd waayihiisa ciyaareed. Daafaca ayaa ku duceysanaya in inta u dhaxeysa Jimcaha ilaa Isniinta inay wax walba u hagaagaan.Marka ugu horeysa wuxuu doonayaa inuu qeyb ka noqdo kooxda Actual Madrid ee la ciyaareysa Villarreal, ka dib wuxuu doonayaa inuu dheelo kulankaas lagu soo xirayo La Liga.  Haddii uu ciyaaro, wuxuu doonayaa inuu soo bandhigo qaab ciyaareed Actual Madrid ka dhaadhicin karta inay u cusbooneysiiyaan qandaraaskiisa islamarkaana uu ku xaqiijisto…