Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Gareth Southgate Oo Raadinaya Tababare Si Gaar Ah Ugu Layliya

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ma haysto waqti ku filan oo uu ku helo macallin khaas u ah weeraryahannada xulka qaranka, waxaana uu ka shaqaynayaa sidii ay ku heli lahaayeen qof si gaar ah u layliya ciyaartoydiisa afka hore inta aan la gaadhin tartanka Euro 2020 ee ay labada toddobaad ka hadhsan yihiin.Xidhiidhka kubadda cagta Ingiriiska ee FA ayaa shaqada ka caydhiyey Allan Russell oo muddo dheer ahaa tababaraha weeraryahannada xulka qaranka, kaas oo shaqadiisa waayey markii uu qirtay in walaalkii oo…

RASMI: Arsenal Oo Shaacisay Heshiis Ay La Gashay Leo Messo

Iyadoo mustaqbalka Lionel Messi ee Barcelona aan wali la go’aamin oo hadal-hayn badan ka taagan tahay, waxa saldhigay mustaqbalka 10 jirka hibada badan lagu tilmaamay ee ay magaca si’ u wadaagaan.Leo Messo, haa si fiican u akhri magaca oo yaanu kaaga qaldamin midka xiddiga weyn, kani waa 10 jir mustaqbalkiisa ay gacanta  ku dhigtay Arsenal.Kooxda horyaalka Premier League ee Arsenal ayaa fiidkii xalay waxay ku dhawaaqday in ay heshiis la gashay canugga 10 jirka ah ee lagu magacaabo Leo Messo.Laacibkan yar ee hibada badan ayaa…

Frank Lampard Oo Qiimayn Ku Sameeyey Waxa Uu Thomas Tuchel Kusoo

Frank Lampard ayaa shaqada laga caydhiyey bishii January, waxaana beddelay Thomas Tuchel oo kooxda ku hoggaamiyey finalka FA Cup oo ay Leicester Metropolis kaga guuleysatay iyo Finalka Champions League oo ay Manchester Metropolis la ciyaari doonaan dhamaadka bishan, halka horyaalka Premier League ay soo galeen kaalinta saddexaad.Waqtigii shaqada laga caydhinayay Frank Lampard, Chelsea ayaa ku jirtay kaalinta sagaalaad ee horyaalka, waxaana mar kaliya uu Tuchel kooxda ka dhigay mid ka mid ah kuwa  ugu wanaagsan horyaalka…

Premier League Oo Sannadkii SHANAAD Oo Xidhiidh Ah Abaal-marin Siinaya

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa sannadkii shanaad oo xidhiidh ah waxay ku guuleysanaysaa abaal-marin ay ka heli doonto maamulka Premier League, taas oo lagu siin doono ciyaarta nadiifta ah iyo ciyaar wanaagga.Liverpool ayaa noqotay kooxda ugu nadiifsan xilli ciyaareedkan ee samaysay qaladaadka ugu yar ee sababay kaadhadhka digniinta ah, illaa haddana ma jiro hal ciyaartoy oo kaadh casaan ah ka qaatay intii uu socday xilli ciyaareedkan 2020-21.Tan iyo bilowgii xilli ciyaareedka, Liverpool ayaa waxa kaadhadh digniin ah ka…

RASMI: Xulka Qaranka Portugal Oo La Shaaciyey – Ronaldo, Felix, Dias,

Xulka qaranka Portugal ayaa isku diyaarinaya in ay difaacdaan tartanka Euro 2020 ee ay ku guuleysteen sannadkii 2016, waxaana ay doorkan haystaan ciyaartooyo aad u wanaagsan oo ka dhisan boos walba.Tababaraha xulka qaranka Portugal ee Fernando Santos ayaa soo saaray liiska ciyaartoyda xulka dalkaas  ku meteli doona tartanka qaramada Yurub ee bisha dambe ee June bilaabmi doona, waxaanu soo urursaday ciyaartooyo hibo iyo tayo badan oo u dheer yahay Cristiano Ronaldo.Santos ayaa waqti dambe oo xalay ah, waxa uu soo saaray 26…

LA YAAB: 20 Xiddig Oo Ka Maqan, Bedel La’aan & Xiddig Khadka Dhexe Oo

Inkastoo 20 ciyaaryahan ay Korona Fayras kaga maqnaayeen islamarkaana ay heysteen kaliya 11 ciyaaryahan oo garoonka soo gasha, kooxda River Plate ayaa lagu qasbay inay la ciyaarto kulan weyn oo Champions League-ga Koonfur Ameeriaka ah kooxda Sante Fe xalay oo Khamiis aheyd.Ma aysan heysan goolhaye gabi ahaanba, taasoo keentay in xiddiga khadka dhexe Enzo Perez uu noqday goolhayahooda 90kii daqiiqo ee ugu ciyaarta, waxayna kooxda reer Argentina ee River Plate ay ku badisay 2-1.Goolal degdeg ahaa oo ay dhalisay kooxda River…

Sergio Ramos Oo Duceysanaya Inta U Dhaxeysa Jimcaha Ilaa Iyo Isniinta

Sergio Ramos ayaa wajahaya afartii maalmood ee ugu muhiimsaneyd waayihiisa ciyaareed. Daafaca ayaa ku duceysanaya in inta u dhaxeysa Jimcaha ilaa Isniinta inay wax walba u hagaagaan.Marka ugu horeysa wuxuu doonayaa inuu qeyb ka noqdo kooxda Actual Madrid ee la ciyaareysa Villarreal, ka dib wuxuu doonayaa inuu dheelo kulankaas lagu soo xirayo La Liga.  Haddii uu ciyaaro, wuxuu doonayaa inuu soo bandhigo qaab ciyaareed Actual Madrid ka dhaadhicin karta inay u cusbooneysiiyaan qandaraaskiisa islamarkaana uu ku xaqiijisto…

WARKII LA SUGAYAY: Xiddigii Benzema Looga Ganaaxay Xulka France Ee

Sannadkii 2015 ayaa Mathieu Valbuena laga duubay cajalad xilli uu samaynayay gogol-dhaaf, waxaana dadkii shirqoolka u dhigay ay ugu hanjabeen in ay baahin doonaan muuqaallada haddii uu bixin waayo lacag.Karim Benzema oo ay saaxiibbo dhow ahaayeen Mathieu Valbuena ayaa ay lasoo xidhiidheen budhcaddii arrintan samaysay, waxaana uu weeraryahanka reer France isku dayay in uu arrinta dhexdhexaadin ka galo oo uu qaab odayaysan ku dhameeyo, hase yeeshee arrinta ayaa isaga isku rogtay.Mathieu Valbuena ayaa ku eedeeyey Karim Benzema…

Arsenal Oo Mucjisadeeda Goolasha Ee Joe Willock U Iibinaysa Sababta

Arsenal ayaa diyaar u ah inay lacagayso mishiinkeeda goolasha ee Joe Willock xagaagan, si ay heshiiska amaahda ah ee ay kula jiraan Martin Odegaard ay ugu beddelaan mid rasmi ah.Willock oo qaab ciyaareed cajiib ah kusoo bandhigay Newcastle United oo uu bishii January amaah ugu wareegay, ayaa waxa uu noqday ciyaartoygii ugu da’da yaraa ee taariikhda Premier League goolal ka dhaliya lix ciyaarood oo isku xiga, kaddib markii uu soo taabtay shabaqa Sheffield United.21 jirkan ayaa 13 kulan oo uu u saftay Newcastle United waxa uu…

RASMI: Xidhiidhka Kubadda Cagta Ingiriiska Ee FA Oo Ganaaxyo Kusoo

Xidhiidhka kubadda cagta Ingiriiska ee FA ayaa ganaaxyo kusoo rogay kooxaha Chelsea iyo Leicester Metropolis, kuwaas oo Salaasadii ay ciyaartoydoodu isku dhaceen markii ay soo dhamaatay kulankoodii horyaalka Premier League ee ay Chelsea ku badisay 2-1.Ciyaaryahanadda labada kooxood, laacibiintii kaydka fadhiyey iyo shaqaalaha tababarka ee labada kooxood ayaa waqtigii dhamaadka ku milmay rabshad iyo qas ka abuurmay taako xun oo uu Ricardo Pereira ku qabtay Ben Chilwell.Difaaca Chelsea ee Antonio Rudiger ayaa ka cadhooday…