Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

RASMI: Liiska Xiddigaha Real Madrid Uga Qayb Galaya Kulanka Villarreal

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qayb galaya kulanka ugu dambeeya horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan ee ay caawa soo dhawaynayaan kooxda Villarreal.Real ayaa laba dhibcood ka dambaysa hoggaamiyayaasha Atletico Madrid iyadoo maanta lagu kala calaf-qaadi doono hanashada horyaalka oo sanadkan xiiso gaar ah lahaa.Real ayaa doonaysa inay guul ka gaadho Villarreal isla markaana ku ducaysanaysa inay Atletico ugu yaraan bar-bardhac lasoo gasho Real Valladolid oo ay…

CAJIIB: Tababaraha Xiga Ee Barcelona Oo La Qiimeeyay, Lionel Messi Oo

Halyeeyga kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa ah midka ugu cad cad ee noqon kara tababaraha xiga ee kooxdiisii hore xilli uu cadaadis saaran yahay macalinka haatan ee Ronald Koeman.Koeman ayaa Barcelona lasoo maray xilli ciyaareed adag iyaga oo hadda booska saddexaad kaga dhammaysan kara horyaalka La Liga kana dambayn kara Real Madrid iyo Atletico Madrid.Waxay noqon doontaa markii ugu horreysay ee ay Barcelona booska saddexaad kaga dhammaysato horyaalka La Liga mudo 13 sano ah kaddib taas oo cadaadiska tababaraha…

Wararkii Ugu Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda Ee Maanta Oo Sabti Ah

Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ayaa furmi doona horraanta bisha June ee foodda innagu soo hayso, waxaana haddaba lasii helayaa xogta xiddigaha ay kooxaha waaweyn isku dayi doonaan in ay lasoo saxeexdaan.Wargeysyada waaweyn ee Yurub ayaa si joogto ah usoo bandhiga wada-hadallada, qorsheyaasha iyo xanta suuqa, waxaana maanta oo Sabti ah qodobbadii ugu waaweynaa ee ay qoreen ka mid ahaa:Chelsea ayaa diyaar u ah in ay iibiso dersan ka mid ah ciyaartoydeeda oo ay ku jiraan Tammy Abraham oo 23 jir ah iyo goolhayaha reer Spain…

Bruno Fernandes Oo Shaaciyey Magaca Xiddiga Uu Ku Riyoodo In Uu Ka

Xiddiga Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa shaaciyey magaca xiddiga xiddig ay riyo u tahay in uu ka garab ciyaaro, kaas oo ay hore iskaga soo garab dheeleen waqtigii uu joogay Talyaaniga.Fernandes ayaa noqday xiddiga ugu muhimsan Manchester Untied tan iyo intii uu yimid sannadkii 2020, waxaanay si joogto ah iskaga garab ciyaarayeen laacibiinta  Paul Pogba, Scott McTominay ama Fred.Laakiin intan waxa uu jeclaan lahaa in uu heli lahaa oo Old Trafford ay ka wada ciyaari lahaayeen laacib kale oo khadka dhexe ah oo ay hore…

Thomas Tuchel Oo Loo Sheegay In Laacibkan Uu Kaydka Dhigo Kulanka

Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa loo sheegay in uu kaydka dhigo xiddig laf-dhabar u ah kooxdiisa kulanka Axadda ay la ciyaarayaan Aston Villa ee lagu soo gunaanadayo horyaalka Ingiriiska ee Premier League.Chelsea ayaa u baahan in ay guuleysato si ay kaalinta saddexaad ee horyaalka ugu dhamaysan karto, laakiin haddii laga badiyo waxay macasalaamayn karaan afarta sare, iyadoo ay kasoo sare mari karaan Liverpool iyo  Leicester City oo min hal dhibic kaliya ka dambeeya.Haddii laga badiyo, Blues ayaa fursadda kaliya ee ay…

Sir Alex Ferguson Oo Magacaabay LABO Xiddig Oo Waqtigan Ciyaara Oo Uu

Tababarihii hore ee Manchester United ee Sir Alex Ferguson ayaa magacaabay laba ciyaartoy oo waqtigan ku jira garoomada oo uu jeclaan lahaa in uu tababare u noqdo, kuwaas oo nasiibku u diiday in ay gacantiisa soo galaan.Sir Alex Ferguson ayaa hawl-gab ka noqday shaqada tababarenimo siddeed sannadood ka hor, waxaana waqtigii uu macallinka ahaa uu soo layliyey ciyaartooyo waaweyn oo guulo badan soo hooyey.Laakiin laba xiddig oo ka ciyaara horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa uu isaga oo garoomada ka fadhiistay ku…

Xulka Qaranka England Ee EURO 2020, Alexander-Arnold Oo Ku Jiraya Iyo

Gareth Southgate ayaa toddobaadkan si rasmi ah ugu dhawaaqi doona liiska ciyaartoyda xulka qaranka England ee ka qayb-geli doona tartanka Euro 2020 ee bisha June bilaabmi doona, waxaana wali taagan hadal hayn badan oo ku saabsan laacibiinta uu magacaabi doono iyo kuwa uu ka tegayo.Germany, France, Portugal, Belgium iyo England ayaa ah waddamada loo saadaalinayo in ay ku guuleysan doonaan koobka, waxaanay waddamadani haystaan ciyaartooyo wanaagsan, gaar ahaan afarta dambe oo xiddigo da’yar u badan oo cajiib ahi usoo…

HORE LOOMA ARAG: Waddanka Faransiiska Oo Laga La’yahay Garamada

Aad ayay u jeclaayeen, waxaanay u arkayeen mustaqbalka xulkooda iyo midka guulaha ku hoggaamin doona, isagoo noqday kabtankooda xilli uu da’ yaryahay. Laakiin nasiib umay helin in ay arkaan isaga oo dharka qarankooda ku labbisan muddo shan sannadood iyo badh ah, sababtuna waxay ahayd in fadeexad aanu gelin oo lagu eedeeyey darteed looga tuuray xulka qaranka.Si lama filaan ah ayay magaciisa ugu arkeen isagoo ku jira liiska xiddigaha xulka qaranka France ee toddobaadkii hore lagu dhawaaqay, waxaanay markiiba shirkadda NIKE ee…

Liverpool, Leicester & Chelsea Midkooda 5aad Gelaya – Mark Lawrsenson

Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa lasoo gabogabaynayaa Axadda iyadoo ay wali taagan tahay doodda ah Chelsea, Liverpool iyo Leicester City midkooda ka bixi doona afarta sare ee xilli ciyaareedka dambe ka dheeli doona Euorpa League.Manchester City ayaa berri oo Axad ah la guddoonsiin doonaa koobka horyaalka Premier League ee ay ku guuleysatay, waxaana uu Pep Guardiola u dabbaal-degi doonaa horyaalkiisii saddexaad ee afar sannadood gudahood.Kaalmaha koowaad iyo labaad hadal kama joogo, sidoo kalena saddexda…

HORDHACYO: Real Madrid vs Osasuna, Atletico Madrid vs Valladolid

Waa kulankii ugu dambeeyey horyaalka Spain ee LaLiga, waa kulamo ay labada kooxood ee Actual Madrid iyo Atletico Madrid ba horyaalka ku qaadi karaan, midkoodna ay ku waayi doonto koobka, waxaana rajada ugu fiican leh Atletico oo haddii ay badiso koobka gacanta ku dhigaysa.Atletico Madrid waxay marti u tahay Actual Valladolid oo iyaduna haddii laga badiyo heerka labaad u degaysa, taas oo kulankan ka dhigaysa midda ugu xaasaasisan maadaama labadaba xilli ciyaareedkoodu kaga xidhan yahay kulankan.Actual Madrid ayaa iyaduna…