Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Germany predicted start 11 against England

After scraping through the knockout rounds of the teeth after a late equalizer against Hungary on Wednesday, there is no time for Germany to rest when they face old enemies England in their 16s.Joachim Low's side has already looked both brilliant and completely hopeless at times so far this tournament and they are only three games inside!Who knows what version of Die Mannschaft we will get on Tuesday at Wembley, but they must be at their best to stop England's talented harvest of forwards.Here's how 90min thinks Low's side…

DEEQSI: 35 Kun Doolar Ayuu Ku Abaalmariyay Qof U Adeegay Kaliya Wax Ka

Erling Haaland ayaa lacag badan qarashgareeyay intii uu fasaxa ku joogay jasiirada dalka Gariiga ee Mykonos, sida ay sheegayaan wararka ka soo baxaya dalkaas.Laacibka Borussia Dortmund ayaa u muuqda mid ku raaxeysanaya jasiirada Mykonos oo loo dalxiis tago.20 jirkaan ayaa xagaagan fasax dalxiis ah galay ka dib markii uu xilli ciyaareed dheer oo Bundesliga iyo Champions League soo ciyaaray.Lacag badan ayuuna qarashgareeyay mudadii uu joogay jasiirada Mykonos iyadoo la sheegay inuu bixiyay 600 kun doolar kaliya muddo lix…

How to watch TV, livestream in the UK / US

Just reading the words "England vs Germany" is enough to make you shudder, right?The Three Lions renew their rivalry with Die Mannschaft on Tuesday in what surely represents their best chance to beat Germany in a major international tournament in decades.Gareth Southgate's side might not have been at their best when they safely navigated out of Group D, but they got the job done comfortably and with three clean sheets from their three excursions, the England boss will be pleased with his side's performances at Euro 2020 so…

XOG: Xulka Ugu Fiican Iyo Midka Ugu Xun Oo Amakaag Kugu Ridaya &

Shabakadda samaysa xogaha ku salaysan qiimaynta dhabta ah ee Whoscored ayaa soo saartay sida ay u kala fiican yihiin ilaa haatan 16-ka dalb ee iskugu soo hadhay wareega 16-ka ee Euro 2020 oo dhawaan heerkii Group-yada laga soo gudbay.Xulka ugu fiican ee qiimayntan ayaa ah dalka Netherlands oo qaab xarrago leh kaga soo baxay wareega Group-yada kaddib natiijooyin 100% ah, ciyaartoyda Dutch-ka ah ayaan cidina ka filayn heerkaas markii tartanku bilaabmayay.Booska 2-aad ayuu kusoo baxay xulka Talyaanigu waxaana soo raaca xulka…

“Markasta Xalku Maaha In Messi Kubadda Loo Baaso” – Xiddig Argentina

Khadka dhexe ee kooxda Paris Saint-Germain iyo xulka Argentina ee Leandro Paredes ayaa ka hadlay kabtankiisa xulka ee Lionel Messi iyo sida ay jiraan ciyaaryahanada qaar markasta kubadda u baasa iyaga oo xalka ka raadinaya.Barcelona oo ah kooxda Messi ayaa ahayd mid sanadihii ugu dambeeyay lagu eedaynayay inay aad ugu tiirsan tahay Leo iyadoo ay badi xiddigaha kooxdaasi kubadda la raadiyaan.Paredes iyo Messi ayaa hadda wada metelaya xulka Argentina tartanka Copa America, xulkaasi ayaa booska 1-aad kaga jira Group A kaddib…

England predicted start 11 against Germany

England face arch-enemy Germany in the last 16 of Euro 2020, with their clash at Wembley undoubtedly the excellent game of the round.Gareth Southgate's side went on to the knockout stages undefeated and despite criticism from many over the team's style and perceived negativity, they failed to concede a goal.The victory here for the three lions would open up a huge opportunity to go far in the tournament, with half the draw England is favorable on paper. But Germany must not be underestimated despite their upside-down form,…

Macquul Ma Tahay? Shuruuda Adag Ee Barcelona Hortaala Si Ay Heshiiska

Kooxda Barcelona ayaa ah mid ay shaqo culusi u taalo haddiiba ay doonayso inay heshiis kordhin ka samaysato kabtanka kooxdeeda ee Lionel Messi kaas oo qandaraaskiisa ay ka hadheen maalmaha tirsan ee ka hadhsan bishan June.Warsidaha ree Spain ee RAC1 oo hadda ka hadlay arrimo la xidhiidha mustaqbalka Leo ayaa sheegaya in kooxdu ay u baahan doonto inay iska iibiso oo ay suuqa dhigto ciyaartoy si ay heshiis kordhin uga samaysato.Barcelona ayaa ahayd mid si culus uga adeeganaysa suuqa iyaga oo durba safkoodii ku xoojiyay afarta…

Rangers launches 150th anniversary home jersey for 2021/22

Rangers have launched a brand new Castore home jersey for the 2021/22 season that celebrates the club's 150th anniversary with inspiration from some iconic patterns from the past.Rangers was founded in 1872 and the new season's anniversary shirt has a gold club coat of arms to celebrate the massive milestone that most British clubs have not yet reached.The blue shirt has a classic V-neck design reminiscent of the Rangers jerseys of the 1950s and 1960s and legendary players like Jim Baxter, while the thin white needles pay…

Kounde and Andersen on the wish list

Tottenham are keen to add at least one center-back to their squad this summer and have identified Jules Kounde and Joachim Andersen as two of their goals.Scoring did not prove to be a problem for Spurs last season with the talents from Harry Kane and Son Heung-min leading the line. Only the top two teams in the 2020/21 Premier League campaign - Manchester City and United - did more than the north Londoners, but their leaky defense cost them dearly.Tottenham would undoubtedly have finished higher than seventh if it were not…

WARBIXIN: Messi x Suarez, Ronaldo x Benzema – Lammaanayaashii Weerar

Waxa tagay maalmihii lagu ciyaari jiray ee ay koox kastaa doorbidaysay shaxda 4-4-2, kubadda cagta casriga ah ayaa waxyaabo kale kusoo bateen balse wakhtigaas hore ma jirin ama way yarayd koox ku ciyaarta shan daafac amaba saddexley weerar ah.Taas bedelkeeda kooxaha ayaa ku ciyaari jiray afar daafac oo xoogan, laba khad dhexe, laba garab weerar iyo laba weeraryahan.Hanaanka ciyaareed ee casriga ah ayaa ka dhigan inay yaraadeen lamaanayaashii weerar ee badnaa balse wali waxa jira ciyaartoy xataa shaxaha cusub ku wada shaqeeya…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More