Ma I Daawanaysaa Mourinho? – Luke Shaw Oo Xalay Wacdarro Ku Dhigay
Daafaca bidix ee kooxda Manchester United iyo xulka England ee Luke Shaw ayaa xalay qaab ciyaareed heer sarre ah kasoo sameeyay wareega…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Daafaca bidix ee kooxda Manchester United iyo xulka England ee Luke Shaw ayaa xalay qaab ciyaareed heer sarre ah kasoo sameeyay wareega…
Goolkii uu xalay weeraryahanka xulka qaranka Czech ee Patrick Schick ka dhaliyay dhigiisa Denmark ayaa ka dhigan inuu haatan hoggaanka goolasha tartanka…
Waxa soo dhammaaday wareega siddeed dhammaadka ee tartanka Copa America iyagoo afarta xul ee iskugu soo gudbay heerka afar dhammaadka ay kala…
Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa digniin u diray xulka qaranka England kaddib markii ay xalay karbaash ku dhufteen Ukraine, una…
Manchester United ayaa si fiican uga adeeganaysa suuqa iibka ciyaartoyda iyadoon wax waqti ah iska luminayn, waxaana saxeexii Jadon Sancho oo horraantii…
* Three Lions by The Lightning Seeds, David Baddiel and Frank Skinner call out around the country * England are in a…
Waxaa la xaqiijiyay afarta xul ee u soo gudbay wareega afar dhamaadka tartanka Koobka Qaramada Yurub ka dib markii la ciyaaray afartii…
Xulka Ingariiska ayaa u soo baxay semi-finalka Koobka Qaramada Yurub ka dib markii ay guul weyn ka gaareen xulka Ukraine oo ay…
No two players in the current England line-up have had to prove critics wrong as much as Raheem Sterling and Harry Kane.…
Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa furan iyadoo kooxaha ay ku howlan yihiin sidii ay ku soo xerogelin lahaayeen ciyaartoyda ay u arkaan…
Christian Eriksen ayaa sawir laga qaaday markii ugu horeysay tan iyo markii uu ka soo baxay cusbitaalka ka dib markii uu wadno…