Liiska Dhameystiran Ee Sida Loogu Kala Guuleystay Tartanka Qaramada

Xulka Talyaaniga ayaa ku guuleystay koobka Euro 2020 ka dib markii ay rigoorayaal ku garaaceen xulka Ingariiska ciyaartii finalka ee ka dhacday magaalada Wembley ee magaalada London, iyadoo Azzurri ay koobkaan kor u qaadeen markii ugu horeysay tan iyo sannadkii 1968kii.

Shabakada Laacib waxay dib u eegeysaa ku guuleystayaashii Koobka Qaramada Yurub tan iyo markii la bilaabay tartankaan sannadkii 1960kii.

Euro 2020

Martigeliyaasha: Yurub oo idil

Guuleysatayaasha: Italy

Xulkii koobka laga qaaday: England

Euro 2016

Martigeliyaha: France

Guuleystayaasha: Portugal

Xulkii koobka laga qaaday: France

Euro 2012

Martigeliyaasha: Poland iyoUkraine

Guuleystayaasha: Spain

Xulkii koobka laga qaaday: Italy

Euro 2008

Martigeliyaasha: Austria iyoSwitzerland

Guuleystayaasha: Spain

Xulkii koobka laga qaaday: Germany

Euro 2004

Martigeliyaasha: Portugal

Guuleystayaasha: Greece

Xulkii koobka laga qaaday: Portugal

Euro 2000

Martigeliyaasha: Belgium iyo Netherlands

Guuleystayaasha: France

Xulkii koobka laga qaaday: Italy

Euro 1996

Martigeliyaasha: England

Guuleystayaasha: Germany

Xulkii koobka laga qaaday: Czech Republic

Euro 1992

Martigeliyaasha: Sweden

Guuleystayaasha: Denmark

Xulkii koobka laga qaaday: Germany

Euro 1988

Martigeliyaha: West Germany

Guuleystaha: Netherlands

Xulkii koobka laga qaaday: Soviet Union

Euro 1984

Martigeliyaha: France

Guuleystaha: France

Xulkii koobka laga qaaday: Spain

Euro 1980

Martigeliyaha: Italy

Guuleystaha: West Germany

Xulkii koobka laga qaaday: Belgium

Euro 1976

Martigeliyaha: Yugoslavia

Guuleystaha: Czechoslovakia

Xulkii koobka laga qaaday: West Germany

Euro 1972

Martigeliyaha: Belgium

Guuleystaha: West Germany

Xulkii koobka laga qaaday: Soviet Union

Euro 1968

Martigeliyaha: Italy

Guuleystaha: Italy

Xulkii koobka laga qaaday: Yugoslavia

Euro 1964

Martigeliyaha: Spain

Guuleystaha: Spain

Xulkii koobka laga qaaday: Soviet Union

Euro 1960

Martigeliyaha: France

Guuleystaha: Soviet Union

Xulkii koobka laga qaaday: Yugoslavia

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More