Farmaajo iyo Shirkii Beesha Caalamka oo Fashilmay
Kulan Sabtidii magaalada Muqdisho ku dhexmaray wakiilada beesha caalamka iyo madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kusoo dhamaaday natiijo…
Kulan Sabtidii magaalada Muqdisho ku dhexmaray wakiilada beesha caalamka iyo madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kusoo dhamaaday natiijo…
Laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay markii gaarigii ay la socdeen ay miino kula kacday inta u…
Baarlamaanka Puntland ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay qaadaceen muddo kordhinta baarlamaanka federaalka dood dheer kadib. Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil…
Hogaamiyaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo xubno ka socda beesha caalamka ayaa kulan gaar ah ku leh magaalada Muqdisho.…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa si toos ah uga horyimid muddo kordhintii Xildhibaanada Golaha Shacabka ay u…
Xasan Xundubey Jimcaale, wasiirka amniga ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo xalay goor dambe la hadlay warbaahinta dowladda ayaa ka hadlay…
Inta Aan ka Hadal Soomaaliya ka hor, waxaaynu dulmareynaa dhacdooyinka dalalka gobalka; Bal u fiirso xaalada Yemen oo ay ku dagaalamayaan quwado…
Dr. C / raxmaan C / laahi Baadiyow, ayaa ku booriyay dhamaan dhinacyada ku lugta leh xiisadaha isa soo taraya ee saacadihii…
Arbacadii, Hogaamiyaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa canbaareeyay raiisul wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi oo uu ku tilmaamay “kaligii taliye” oo uu sheegay…
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay xaqiijisay go’aankeeda ah in waqtiga loo kordhiyo hay’adaha dowladda waxayna diiday baaqyada uga imanaya beesha caalamka iyo…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa si wada jir ah walaac uga muujiyay go’aanka lagu kordhiyay waqtiga Farmaajo isla markaana lagu sifeeyay mid u…