RW Rooble oo gaba-gabeeyay wadatashiga magacaabista
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo wadatashiyo maalmihii lasoo dhaafay ka sameynayay magacaabista Xukuumadda laga sugayo ayaa soo gaba-gabeeyay kulamadaas talo gelinta ah.
Sida ilo xog ogaal ah Axadle ay u xaqiijiyiin Rooble ayaa ku dhawaaqaya Golihiisa Wasiirada 48-ta saac ee soo socota si uu u horgeeyo Baarlamaanka Federaalka oo kalsoonida shaqada xukuumadda gacanta ku haya.
Rooble ayaa qaar kamid ah Wasiiradii Xukuumaddii Xasan Cali Khayre kusoo daraya…