Waddooyinka Magaalada Muqdisho waxa ay intooda badan noqdeen biyo degeen kadib markii ay fadhiisatay biyaha roobka xalay ka da’ay Caasimadda, waxaana maanta adag isu socodka waddooyinka waaweyn & kuwa xaafadaha.
Wadayaasha gaadiidka ayaa ka wareeganaya waddooyinka Biyo Degeenka ah, maadaama Godad waaweyn ay ka qodon yihiin, suuragalna ay tahay in Gaadiidku ku rogmado ama cilad kusoo gaarto.
Inta badan waddooyinka Muqdisho oo ay ku yar yihiin Gaadiidka waxaa lugeynaya…