Iiraan oo Biyaha u dhaxeeya Yemen & Soomaaliya si joogta ah
Dowladda Yemen ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay doon kalluumeysi oo laga leeyahay Dalka Iiraan, kadib markii si sharci darro ah ay u gashay biyaha waddankooda, sidaas awgeed gacanta loogu dhigay.
Sii hayaha Wasiirka Kalluumeysiga Yemen Fahad Kafaayin, waxa uu tilmaamay in Doomaha kalluumeysiga Iiraan dhibaato xooggan ay ka geystaan Biyaha dalkooda oo marar kala duwan Kalluumeysi sharci darro ah ka sameeyeen.
Wasiir Kafaayin ayaa tilmaamay in doonta lagu qabtay Xeebta…