“Al-Shabaab Dagaalka aan la galnay waxa ay u weecisay
Wasiirka Warfaafinta DG Galmudug Axmed Shire Falagle oo ka hadlay Dagaal Beeleedyada & dilalka aanooyinka ay amreen Al-Shabaab, sabab la xiriirta in ay ku wiiqaan awoodda Militari ee DFS iyo DG Galmudug.
Wasiir Falagle ayaa u digay Odoyaasha dhaqanka, Haweenka, Siyaasiyiinta, Ganacsatada & shaqsiyaadka kale ee ku lugta leh abaabulka, buun-buuninta iyo garab istaagga dagaal beeleedyada.
Wasiirka Warfaafinta DG Galmudug ayaa Hay’adaha Shaqada ku leh garsoorka &…