Booliiska Baladweyne oo sheegay in ay dad u xireen dil ka
Ciidamada ammaanka Magaalada Baladweyne ayaa howlgal ay kusoo qabteen dad u badan dhalinyaro ka sameeyay Xaafadda Buunda weyn oo lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii xaafaddaas.
Booliiska ayaa shaqsiyaadka qaar geeyay xarumahooda baarista si ay su’aalo u weydiiyaan, maadaama tuhun la xiriira dilka uu galay, sidaas awgeed loo baahday in laamaha ammaanka ay xaqiijiyaan.
Taliyaha Booliiska Magaalada Baladweyne Labo XIdigle Maxamed Maxamuud Qoorsheel ayaa sheegay in ciidamada…