Daalibaan oo ka soo horjeesatey kaqeyb galaan wadahadalada Turkiga uga Furmaya
Talibanka kuma lug lahaan doono howlaha nabada ee Afghanistan si looga wada hadlo in Turkiga uu furmayo todobaadkan iyo in kale, afhayeen u hadlay kooxda hubeysan ayaa yiri.
Turkiga ayaa martigelinaya kulan muhiim ah bishaan dhexmara UN-ka iyo Qatar oo qeyb ka ah wadahadallada uu Mareykanku taageerayo si heshiis nabadeed looga gaaro dhinacyada isku haya Afghanistan.
Diblomaasiyiinta iyo saraakiisha sarsare ayaa la sheegay in loo qorsheeyay inay wadahadalada ku qabtaan muddo toban maalmood gudahood ah laga bilaabo 16ka…