Maydka qof la dilay oo saakay lagu arkay Degmada Howlwadaag.
Xaafadda Salaama oo dhaxeysa Isgoysyada Baar Ubax iyo Balaagsii Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan laamiga dheer ee Soddonka waxaa saakay lagu arkay maydka qof la dilay.
Ciidamo katirsan Dowladda Federaalka ayaa tagay halka lagu dilay Ninkaan oo ah dhanka dhinaca laamiga ay ka maraan Gawaarida kasoo tagta Baar Ubax ee aadda dhanka Balaagsii (Black Sea).
Baakado ayay dul saareen, Ciidamada Booliiska ayaa xiray waddooyinka u dhaw halka Maydka lagu arkay, waxaana…