Cumar C / rashiid: “Carqaladeynta wadahadalada Waxaay Horseedi karaan”
Senator Cumar C / rashiid Cali Sharma’arke, Raysul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo carqaladeynta wadaxaajoodka doorashada iyo natiijada ka dhalan karta.
Cumar ayaa tilmaamay in wadahadalada la joojiyay ay su’aal ka keeni karaan mustaqbalka dalka isla markaana ay kordhin karto xaddidaadda dadaallada socda maadaama ay dhammaadeen muddadii sharciga ahayd ee ay hogaamiyayaasha dowladdu lahaayeen.
Joojinta wadaxaajoodka doorashada waxay bulshada u horseedi kartaa…