Muddo kordhinta Hogaanka DF oo Barlamanka Puntland diiday
Baarlamaanka Puntland ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay qaadaceen muddo kordhinta baarlamaanka federaalka dood dheer kadib.
Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa sheegay in 49 mudane ay kasoo horjeesteen mudo kordhinta dowlada federaalka, 1 uu ogolaaday 2 kalena ay ka aamuseen.
Hogaamiyaha Puntland Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta ku kulmay xarunta golaha wakiilada Puntland.
Kulanka Hogaamiyaha Deni iyo Baarlamaanka ayaa la sheegay inuu yahay mid kooban oo looga…