Unai Emery Oo Miino Ku Tuuray PSG & Dareenka Dhabta Ah Ee
Macalinkii hore ee kooxaha Valencia, Sevilla, Paris Saint-Germain iyo Arsenal ee Unai Emery haatana gadh-wadeenka ka ah dhinaca Villarreal ayaa shaaca ka…
Macalinkii hore ee kooxaha Valencia, Sevilla, Paris Saint-Germain iyo Arsenal ee Unai Emery haatana gadh-wadeenka ka ah dhinaca Villarreal ayaa shaaca ka…
Kooxda Barcelona ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday liiska xiddigaha kooxdeeda uga qayb qaadanaya kulankooda furitaanka ololaha UEFA Champions League ee 2020-21…
Da’yarka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa amaan ugu qubeeyay dhigiisa Manchester United ee Kylian Mbappe kahor kulanka adag ee ay…
Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo ayaa shaaca ka qaaday macalinka uu doonayo inuu waayihiisa tababarenimo tusaale uga noqdo isaga oo jagadaas…
Da’yarka weerarka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland ayaa la sheegayaa inuu gaadhay go’aanka kooxda uu doonayo inuu mustaqbalka…
Daafaca kooxda ree Brazil ee Flamengo ee Gustavo Henrique ayaa lagu qasbay inuu bedel ku baxo intii uu socday kulan ay kooxdiisu…
Kooxda Manchester United ayaa war weyn laga helayaa xiddigaha kooxdeeda gaar ahaan kahor kulanka adag ee ay habeen dambe Paris Saint-Germain ku…
Waxa shaaca laga qaaday haddiiba uu ganaax mudan karo goolhayahya kooxda Everton ee Jordan Pickford kaas oo qalad halis badan oo aan…
Kooxda Manchester United ayaa dhigeeda Sporting Lisbon kala heshiisay saxeexa da’yarkeeda Luis Gomes oo ah 16 sano jir qaab ciyaareed fiican kusoo…
Madaxweynaha kooxda Boca Juniors ee Jorge Amor Ameal ayaa balan ku qaaday inay maxkamad la tagi doonaan kooxda ree Spain ee Barcelona…
Kooxaha Premier League ee Liverpool iyo Tottenham ayaa la sheegayaa inay isha ku hayaan kuna dagaalami doonaan saxeexa bur-buriyaha Leeds United ee…