the Ethiopian government stands firm

In one week, the choice of law will be postponed several times in Ethiopia, as the country is increasingly isolated diplomatically due to the situation in Tigray. Prime Minister Abiy Ahmed called on his citizens to take part in the vote. His government has rejected demands for austerity from the G7, the United States, the European Union and Pope Francis. The United States and the European Union once again called for a humanitarian ceasefire on Thursday. And on Sunday, it was the G7 heads of state who "urged" the warriors…

Arsenal Oo Mid Kamida Xiddigaha Ugu Fiican La Liga Dalab Ka Gudbisay,

Tababaraha kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ah mid u furan inuu isbedelo ku sameeyo sameeyo safka kooxdiisa inta uu socdo suuqa xagaagu, booska kubad sameeyaha weerarka ee No.10 ahaa ah mid kamida boosaska uu u doonayo xoojinta.Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inay dalab lasoo diiday ka gudbisay kubad sameeyaha kooxda Real Betis ee Nabil Fekir.Arteta ayaa dhawaan sheegay inuu doonayo in isbedelo lagu sameeyo kooxda kahor bilawga xilli ciyaareedka dambe isaga oo uga digay maamulka kooxda inay haddii kale halis gelinayaan…

Waakan Saxeexa Koowaad Ee Uu Xavi Usii Qorshaystay Barcelona Isla

Halyeeyga kooxda Barcelona ahna macalinka haatan ee kooxda Al Sadd ee Xavi Hernandez ayaa la xusayaa inuu jiro ciyaaryahan uu bar-tilmaameed kasii dhigtay marka uu noqdo tababaraha cusub ee kooxdiisii hore.Ciyaaryahanka bar-tilmaameedka usii ah Xavi ayaa lagu sheegay inuu yahay garabka weerar ee kooxda Bayern Munich iyo xulka qaranka France ee Kingsley Coman.Barcelona ayaa dhawaan go’aansatay inay tababaraha kooxdeeda usii dayso xilli ciyaareed kale Ronald Koeman walow uu wakhti adag lasoo qaatay.Barca ayaa booska saddexaad…

YAAB: Gary Neville Oo Shaqsiga Ay Jamaahiirta England Eeda Ugu Badan

Xiddigii hore ee xulka qaranka England iyo kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ku sifeeyay hantida ugu weyn ee uu haysto xulkaasi.England ayaa shalay guul 1-0 ah ku furtay tartanka Euro 2020 iyaga oo gool ay ka heleen Raheem Sterling kaga adkaaday Croatia oo ahaa xulkii ka reebay koobka aduunka saddex sano kahor.Southgate ayaa kulankaas ka sameeyay wicitaano layaab leh sida inuu daafaca bidix u adeegsaday Kieran Trippier isaga oo haysta daafacyo bidix oo fiican,…

FEATURED: Potential Methods to Defeat Al-Shabaab in Somalia

MOGADISHU, Somalia -In one of his assessments before the Senate Foreign Relations Committee, General Stephen Townsend, commander of the US Africa Command, called Al-Shabaab militants "dangerous" and "destructive" in Africa. from the East, adding that "we must fight them and degrade them". The United States has been a major partner in the fight against Al-Shabaab, teaming up with African Union mission forces and other stakeholders in the training and equipping of the Somali army, in addition to providing aerial…

NOLOL CUSUB: Waakan Tababaraha Cusub Ee Tottenham Heshay Maalmo Kaddib

Kooxda Tottenham ayaa u muuqata mid heshay tababaraha cusub ee kooxdeeda kaddib markii ay in mudo ah suuqa ugu jirtay bedelka macalin Jose Mourinho oo ay bilo kahor shaqada ka caydhisay.Mourinho ayaa la wareegay kooxda AS Roma oo uu si rasmi ah u qabsanayo bilawga xilli ciyaareedka dambe halka ay Spurs sii magacaabeen xiddigoodii hore ee Ryan Mason oo kumeel gaadh usii hayay.Tababaraha cusub ee Spurs ayaa ah Paulo Fonseca oo ah ninka uu Jose Mourinho ka bedelay isla Roma waxaana cajiib ah inuu markiisa kooxda ree London ka…

“Wali Ma Su’aalihii Xumaa Baad I Weydiinaysaa?” – Zidane Oo Ku

Tababarahii hore ee kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa cadho kula qarxay saxafi ree Spain ah oo markale wax ka weydiiyay wakhtigiisii kooxda caasimada oo uu dhawaan iskaga tagay.Zidane oo 48 sano jir ah ayaa markii labaad sanado gudaheed iskaga tagay Los Blancos kaddib markii ay kooxdu soo qaadatay xilli ciyaareed aysan wax koob ah hanan.Zidane ayaa dhawaan soo saaray waraaq furan oo uu kaga hadlayay sababihii uu kaga tagay Real Madrid isaga oo ku dooday inuu haystay taageerada xiddigihiisa balse uusan haysan…

How Djibouti’s relationship with Somalia practically collapsed within the face of Kenya’s

NAIROBI, Kenya - Aden Hassan Aden is leaving Somalia after a rather smooth but difficult stint as Ambassador of Djibouti, which has almost strained relations between the two sister nations, which share almost historic socio-economic and political fortunes. Last week, Aden Hassan Aden bade farewell to Prime Minister Mohamed Hussein Roble and Deputy Prime Minister Mahdi Gulaid, ending his tenure, in which Somalia nearly severed ties with your small country in the Horn of Africa, whose influence is growing rapidly in the…

AKHRISO Hadaladii Ugu Horreeyay Ee Kasoo Yeedhay Christian Eriksen Tan

Kubad sameeyaha xulka qaranka Denmark iyo kooxda Inter Milan ee Christian Eriksen ayaa soo saaray warbixintii ugu horreysay ee uu dadka la wadaagayo tan iyo markii uu wadne xanuun dartii u dhacay kulankii furitaanka xulkiisa ee Euro 2020.Eriksen ayaa u baahday in mudo 13 daqiiqo ah garoonka dhexdiisa lagula tacaalo qalabka PCR kaddib markii uu dhulka ku dhacay wax yar kahor wakhtigii nasashada iyadoo intaas kaddib dhakhtarka loo qaaday isaga oo xaalad degenaansho ah ku jira.Eriksen ayaa taageerayaasha uga mahad celiyay…

Africa in the spotlight at the biggest festival in

"We find the atmosphere at the festival again. We live again." Annecy is proudly portrayed as "the first major international cultural event to welcome the public" (without a health pass) in postpartum France. From 14 to 19 June, the world animated film capital will present more than 200 short and feature films on site, "an exceptional vintage" and "the best of African animation" in the form of a tribute. Interview with Mickaël Marin, Director of the Festival, Film Market and Cité de l'image en mouvement in Annecy (Citia).…