Giorgio Chiellini Oo Walaac Ku Abuuray Xulka Talyaaniga Kaddib Dhaawac

Tababaraha xulka qaranka Talyaaniga, Roberto Mancini ayaa sheegay, in kabtanka iyo difaaca xulka dalkiisa ee Giorgio Chiellini uu u baahan yahay in lagu sameeyo baadhitaano dheeraad ah, kaddib dhaawac kasoo gaadhay kulankii Swtizerland ay 3-0 ku garaaceen.Talyaaniga ayaa Xalay iska xaadiriyey wareegga 16ka iyagoo noqday dalkii ugu horreeyey ee u gudba wareeggaas, waxaana taas u sahlay labadii guulood ee min 3-0 ahaa ee ay ka gaadheen Switzerland iyo Turkey.Giorgio Chiellini ayaa garoonka ka baxay daqiiqaddii 24aad ee bilowga…

Biden to send US special forces to Somalia at war with Al-Shabaab

Biden to send US special forces to Somalia at war with Al-Shabaab WASHINGTON, United States - A contingent of US military special forces could be sent to Somalia in the coming weeks, it has been learned, just weeks after former President Donald Trump withdrew soldiers serving in the war-torn country. war. A proposal by President Joe Biden, which was seen by The New York Times, suggests the…

Kulanka Ugu Horreeya Ee Harry Maguire Uu U Ciyaarayo England Oo La

Harry Maguire ayaa taam usoo noqday xulka qaranka England ee ka qayb-gelaya tartanka Euro 2020 kaddib maalmo uu tababarka si buuxda u qaadanayay.Kabtanka Manchester United ayaa shaki la gelinayay taam ahaanshihiisa kulamada wareegga hore ee hormooyinka, laakiin 48 saacadood ka hor kulanka Wembley Stadium uu xulka qaranka England ku qaabbilayo Scotland ayaa la shaaciyey in Maguire uu diyaar yahay oo uu ciyaartaas  qayb ka noqon karo.Harry Maguire ayaa naf ahaantiisa warbaahinta la hadlay oo shaaciyey kulanka uu taamka u noqon…

Sidee Loo Doortaa Kabtanka Real Madrid, Yaase Beddelaya Ramos? Halkee

Kabtankii Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa soo afjaray 16 sannadood oo uu u ciyaarayay kooxdan, waxaana uu bannayn doonaa booskii uu ka ciyaarayay iyo calaamadda kabtannimada ee hoggaaminta kooxda.Real Madrid ayaa yeelan doonta kabtan cusub oo taariikhda kooxda geli doona, waxaana markii u horreysay muddo 117 sannadood ah ay yeelan doontaa kabtan ajaanib ah oo aan u dhalanin Spain.Sannadkii 1904 ayaa ugu dambaysay in Real Madrid ay ciyaartoy aan u dhalan Spain u magacowdo Kabtan, waxaanu ahaa Federico Vevuelto oo kasoo…

how the ADF rebel group maintains its ability to

While President Felix Tshisekedi continues his tour of the eastern country to evaluate the results of the siege and army operations, the UN expert group published its final report on June 16, including a large part devoted to North Kivu. In particular, he takes stock of operations against the ADF, an Islamist rebel group that was originally Ugandan. The expert group interviewed more than 140 people from…

EIGS leaders captured in northern Mali

In Mali on Tuesday (June 15), Nigerian and French soldiers, who led a joint reconnaissance operation, fought against jihadists from the Islamic State group in the Greater Sahara (EIGS). A Nigerian soldier was killed, another wounded and two French soldiers from the Barkhane force were also injured in this operation, according to…

Black series of drownings on the beaches of Dakar

The beaches are taken by storm with the hot weather. President Macky Sall described the "unacceptable" death of a dozen young people last weekend in Malika, on the outskirts of the capital. as reported from Dakar, Charlotte idrac The head of state asks the government and communities to take "urgent action". The Association of Lifeguards and Lifeguards has registered 36 deaths by drowning in less than a month. At a press conference on Wednesday, June 16, she demanded more resources to secure the beaches. At the end…

The United States was able to return troops to

According to the US press, the Pentagon is considering sending several dozen special forces to fight the Islamic Shebab terrorists. A decision that would abolish the sudden return of the 700 US troops permanently based in Somalia, until former President Trump decided on a total withdrawal in January. as reported from Nairobi,…

Uganda: tourism recovery threatened by

In Uganda, the recovery of the tourism sector this summer was threatened by the new outbreak of Covid-19 cases in the country. Tourist agencies, which see that their reservations increase for the months of July and August, fear the same situation as last year, when the airports remained closed from March to October 2020. In…