Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ee Caawa Oo Sabti Ah

Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa furan iyadoo kooxaha ay ku howlan yihiin sidii ay ku soo xerogelin lahaayeen ciyaartoyda ay u arkaan inay ku xoojin karaan kooxdooda xilli ciyaareedka soo socda.Hadaba shabakada Laacib waxay caawa idiin soo uruurisay wararkii ugu danbeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo kookooban.Sergio Busquets ayaa go’aan ku gaaray inuu sii joogo Barcelona inkastoo uu dalabyo qaali ah ka helayay kooxaha Mareykanka bilihii ugu danbeeyay, laakiin wuxuu qorsheynayaan inuu horyaalka MLS u wareego xagaaga…

Sawirkii Ugu Horeeyay Oo Laga Qaaday Christian Eriksen Tan Markii Uu

Christian Eriksen ayaa sawir laga qaaday markii ugu horeysay tan iyo markii uu ka soo baxay cusbitaalka ka dib markii uu wadno xanuun ku soo booday isagoo garoonka ku jira.Xiddiga khadka dhexe ee Denmark ayaa dhulka ku dhacay intii ay socotay kulankii ugu horeysay ee xulkiisa Denmar uu la ciyaarayay xulka Finland tartanka Euro 2020.Laakiin 29 jirkaan ayaa xaaladiisa ay ka soo reyneysaa ka dib qaliin lagu sameeyay, waxaana lagula sawiray taageero da’ yar isagoo jooga xeebata Tidvilde Strand ee dalka Denmark.Eriksen ayaa u…

Mikkel Damsgaard continues to play for Denmark at Euro

For most of us, a 21st birthday is simply a blur; a night where you thrive (maybe a little too much). A night that the next morning makes you pay for - in a cruel and painful way.But Mikkel Damsgaard is not like you or me. He always remembers the night he turned 21 years old. He played in a Euro 2020 quarter-final for Denmark against the Czech Republic and then celebrated (responsibly) his country's passage in the last four of the tournament.Mikkel Damsgaard and Kasper Schmeichel are all smiling after beating the Czech…

Waa Maxay Sababta Ay Scotland Oo Ka Mid Ah Dalka UK Ay U Taageereyso U

Taageerayaasha Scotland ayaa go’aansaday inay taageeraan Ukraine kulanka caawa ee wareega sideed dhamaadka ee ay la ciyaarayaan xulka England.Xulka Scotland ayaa waxay Group D kula jireen England laakiin waa laga reebay tartanka ka dib markii ay galeen kaalinta ugu hooseysa.Inkastoo ay ka hareen koobka hadana naceybka ay u qabaan England ma ahan mid meesha ka baxay iyagoo rajeynaya in England caawa laga reebo tartanka Euro 2020.Soctland iyo England waxay kawada tirsan yihiin UK ama United Kingdom oo ka kooban England,…

That is the # 1 worst evening snack to your waistline, says one

Some foods help burn your summer weight loss, like these 30 diet gems, along with three metabolism-boosting drinks. However, some foods will track your exercise goals even when there seems as if they are completely innocent. A Cleveland Clinic The dietitian has pointed out what she says is the ultimate worst food to talk about, especially at night, if you are trying to get in shape and be healthy. It is not one that is often named, and it is also followed by a…

RASMI: Denmark Oo Iska Jabisay Inkaar Heysatay 29 Sannadood

Xulka Denmark ayaa markii ugu horeysay tan iyo sannadkii 1992kii u soo baxday semi-finalka koobka Qaramada Yurub ka dib markii ay caawa 2-1 kaga talaabsadeen xulka Czech Republic oo ay isku arkeen wareega sideed dhamaadka.Labo gool oo ay dhaliyeen qeybtii hore ee ciyaarta islamarkaana ay uga mahadcelinayaan Thomas Delaney iyo Kasper Dolberg ayaa ugu filnaatay Denmark inay sii wadato wacdaraheeda xagaagan iyagoo haatan semi-finalka ku sugaya xulkii caawa soo gudba England iyo Ukraine.Czech Republic oo ciyaar fiican soo…

Shaxda Rasmiga Ah Ee England vs Ukraine – Jadon Sancho & Mount Oo

Xulka qaranka England ayaa waajahaya dhiggiisa Ukraine oo ay ku wada ciyaarayaan magaalada Rome ee waddanka Talyaaniga, halkaas oo xiddigaha Ingiriisku ay gaadheen Jimcihii shalay.Tababare Gareth Southgate ayaa isbeddello waaweyn ku sameeyey safkiisa, waxaanu markii ugu horreysay kusoo bilaabay xiddiga garabka weerarka ee Jadon Sancho oo ay u tahay ciyaartii ugu horreysay ee uu kasoo muuqdo safka hore.Sancho ayaa ka garab ciyaaraya labada xiddig ee sida joogtada ah ugu soo bilaabanayay ee goolasha xulku ka dhaliyey…

Liverpool Oo Shaacisay Lacagta Ay Ku Iibinayso Xiddig Wacdaro Ka

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa go’aamisay qiimaha ay ku iibinayso mid ka mid ah ciyaartoydii ugu wanaagsanaa tartanka qaramada Yurub ee gabogabada kusii dhowaanaya.Jurgen Klopp ayaa qorshaynaya inuu isbeddello ku sameeyo safkiisa inta uu furan yahay suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan, waxaanu oodda ka qaadayaa qaar ka mid ah laacibiinta aanu kalsoonida badan ku qabin, halka uu rajaynayo saxeexyo wax kusoo kordhiya safkiisa.Liverpool ayay hore uga tageen Georginio Wijnaldum iyo Ozan Kabak, laakiin intaas kuma…

thousands of protesters on the street for

In Burkina Faso, thousands of protesters marched through the streets of the capital to condemn the country's insecurity. At the urging of opposition parties and certain civil society organizations, the protesters called for strong measures to curb the attacks attributed to jihadist groups. as reported from Ouagadougou, Yaya…

Boat with migrants capsizes off Tunisia, 43 killed

A boat carrying migrants capsized overnight off the coast of Tunisia on Saturday, killing 43 people, the Tunisian Red Crescent said. About 84 migrants were rescued. Mongi Slim, head of the organization, told the Associated Press (AP) that the boat, which was carrying 127 migrants, left Libya's coastal city of Zuwara on Friday to cross the Mediterranean towards Italy. He said 46 Sudanese, 16 Eritreans and 12 Bengalis were among the migrants. Defense Ministry spokesman Mohamed Zekri said the 84…