Shaxda Adag Ee Manchester United Oo Ku Dagaallami Doonto Xilli

Ole Gunnar Soslkjaer ayaa waqti horeba isku habaysanaya xiddigihii uu ku dagaal-geli lahaa xilli ciyaareedkan, si uu ugu dagaallami karo horyaalka Premier League ee ay xilli ciyareedkii hore kaalinta labaad ka galeen.Manchester United oo si lama filaan ah ay finalkii Europa League ugu garaacday Villarreal oo koobka ka qaadday, waxa uu Solskjaer waqtigaas sii sheegay, in uu la dhacsan yahay dedaalka ay sameeyeen ciyaartoydiisu laakiin ay u baahan yihiin lasoo xoojiyo.“Laba ama saddex ciyaartoy ayaanu kusoo xoojin doonaa safka…

Wolves striker Raul Jimenez returns to action after injury

Wolverhampton Wanderers star Raul Jimenez makes his long-awaited return to action on the first team on Saturday afternoon, eight months after undergoing emergency surgery on a broken skull in November 2020. The 30-year-old suffered the terrible injury during his side's clash with Arsenal on November 29, and he must be patient on his way to recovery, having been forced to miss the rest of the season due to the collision. But Saturday's friendship with Crewe Alexandra marks a special occasion for Wolves fans and their star…

Harry Kane Oo Iska Diidaya Inuu Dib Ugu Laabto Tababarka Tottenham &

Weeraryahanka xulka qaranka England ee Harry Kane ayaa la rumaysan yahay in aanu dib ugu laaban doonin tababarka kooxdiisa Tottenham marka uu soo dhamaysto fasaxa, taas beddelkeedana uu toos u tegi doono magaalada Manchester oo uu kaga biiri doono tababarka Man City.Tababare Nuno Espirito Santo ayaa isku dayay inuu meesha ka saaro wararka isasoo taraya ee sheegaya in Harry Kane uu xagaagan ka tegayo Tottenham, laakiin hadalkiisa ayaa hadda waxba kama  jiraan laga soo qaadayaa.Xiddigaha xulka qaranka England ee ay Harry Kane…

Achraf Hakimi tests positive for Covid-19

Achraf Hakimi has tested positive for Covid-19 a little more than a week after sealing his move to Paris Saint-Germain, according to reports.The Moroccan international was expected to make his second appearance for Les Parisiens in their left-handed match against Chambly on Saturday, but was absent from Mauricio Pochettino's squad. Achraf Hakimi has tested positive for coronavirus / Nicolò Campo / Getty ImagesWhile new hires Georginio Wijnaldum and Gianluigi Donnarumma were also absent after their participation in Euro 2020,…

Why Man Utd fans have reason to be optimistic about transfers

Manchester United may have three new signings that will really improve important parts of the squad when the whole squad is back in training after a delayed summer break.The completion of Jadon Sancho's arrival will be announced soon, as the 21-year-old has undergone medical treatment in recent days and is posing for official photographs. Serious progress is being made to sign Raphael Varane from Real Madrid, while a deal for Kieran Trippier also looks increasingly likely.As a special wing, Sancho fills a void on the right…

Waa Kuwan Labada Kooxood Ee Premier League Ka Ciyaara Ee Ka Dhaartay

Sida ay sheegayaan xogo cusubi, weeraryahanka Barcelona ee Antoine Griezmann ayaan xilli ciyaareedka dambe ka ciyaari doonin horyaalka Premier League walow kooxo badan lagala xidhiidhinayay.Griezmann ayaa u muuqda mid iskaga tagaya Barcelona xagaagan iyadoo kooxda ree Catalonia ay ku jirto dhibaato dhaqaale oo xalin uga baahan.Barcelona ayaa u baahan inay dhinto ilaa 170 Milyan oo pound oo kamida mushaharaadka ay bixiso si ay u diiwaan gashato saxeexyadeeda cusub.Sergio Aguero, Memphis Depay, Eric Garcia iyo Emerson Royal…

Solskjaer Oo Shax Bedelkii Jamaahiirta Man United Sugayeen Samaynaya,

Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu soo warramayaa inuu samayn doono shax bedel cusub xilli ciyaareedka dambe isaga oo doonaya inuu wax ka bedelo hanaankii uu hore kooxdiisa ugu ciyaarsiin jiray.Sida uu sheegayo wargeyska ESPN, Solskjaer ayaa u guuraya shaxda 4-3-3 ee weerarka raacsan isaga oo ka guuraya 4-2-3-1 oo uu mudo soo adeegsanayay.Warbixinta ESPN ayaa sheegaysa in tababaraha ree Norway uu kala dhantaalayo xiddigaha Fred iyo Scott McTominay oo ahaa lamaanahiisa khadka dhexe ee uu…

Secret Aspect Results of Consuming Bread, Say Dietitians

Contrary to popular belief, bread is not the enemy—that is, if you're choosing the right kind of bread— plenty of loaves lining grocery aisles are packed with sugar, unhealthy fats and dangerous additives. When the carbs in bread are "highly processed—think white bread—they lack nutrients, such as fiber, vitamins, and minerals," says Mary Stewart, RD, LD, Founder of Cultivate Nutrition. If you choose a healthier, whole grain bread that's minimally processed, you end up getting a great source of fiber, complex carbs (the good…

Somali authorities troops recapture strategic Al-Shabaab city

Somali government troops recapture strategic town from al-Shabaab militants MOGADISHU, Somalia - Somali national army took over the town of Ba'adweyn in Mudug, central Somalia, senior military officials said, hours after deadly clashes with Al-Shabaab militants, which had driven them from the strategic center. Al-Shabaab captured the city a few weeks ago after a fierce shootout with government…