Reporter

Axadle Editorial Desk

Axadle Editorial Desk is the newsroom team behind Axadle coverage of Somalia, the Horn of Africa, and wider African affairs. Stories are edited for accuracy, sourcing, and clarity before publication.

22,538 Articles

SHANTA Xiddig Ee Ugu Caqliga Badan Taariikhda Kubadda Cagta Oo Cilmi

Inta ugu badan ciyaartoyda kubadda cagta caalamka ayaa ah kuwo lagu qiimeeyo taam ahaanshahooda, xawaarahooda iyo xirfadooda balse waxa jira kuwo kale oo hoggaanka ka haya dhinaca caqli badnaanta (IQ).Baadhis ay haatan samaysay jaamacada Stockholm University ayay kusoo saartay 5% dadka ah ee ugu caqliga badan dunida waxaana kusoo baxay shan kamida xiddigaha ugu magaca dheer kubadda cagta.1: Gerard Pique – Natiijadiisa Caqli Badnaanta (170)Aan ku bilawnee booska 1-aad ayuu ku jiraa daafaca Barcelona ee Gerard Pique, 34 sano…

Markii Hore Jamal Musiala, Haatanna Xiddig Kale….. – Bayern Munich

Bayern Munich ayaa mar kale kusoo labo-kaclaysay Chelsea laba sannadood kaddib markii ay ka qaadatay dhaliyaha layaabka leh ee Jamal Musiala oo lagu tilmaamo midka kooxda reer Germany u beddeli doona Robert Lewandowski.Sannadkii 2019 ayay Bayern Munich la saxeexatay Jamal Musiala oo sidii iftiinka uga soo dhex muuqanayay kooxda da’yarta Chelsea, hase yeeshee intaas kuma ekaanin, waxaanay hadda qarka u saaran tahay laacib kale oo cajiib ah.Sida warbaahinta Ingiriisku sheegtay, Bayern Munich ayaa dhexda u xidhatay, waxyarna u…

a timetable and respect for deadlines

Twenty parties called yesterday, Tuesday 27 July, for a successful transition. In a statement issued, they say they are ready to support the authorities to avoid pitfalls during this transition. This grouping, in which there are formations of ex-majority and ex-opposition, requires in particular respect for the date set for the conduct of the election and the publication of a detailed chronogram of the…

Libya’s leaders are discussing the December elections with the AU

Libya's interim leader Mohammad Younes Menfi met with Congolese President Denis Sassou Nguesso, head of the African Union's conflict-ridden North African country, to discuss plans for elections in December. Libya's new transition leader emerged from a UN trial launched in November in Tunis, then voted on in Geneva and confirmed by Libya's parliament on March 10. The elections are tentatively set for December 24, but many conditions have not yet been met, Menfi and Sassou Nguesso said in a joint…

FADEEXAD: Wayne Rooney Oo Laga Caydhinayo Shaqada Tababarenimo, Saddex

Wayne Rooney ayaa laga caydhinayaa shaqada tababarenimo ee kooxda Derby County oo la sheegayo in kooxdu ay ka fiirsanayso waqtiga ay go’aanka ka gaadhayso, kaddib markii uu la tuntay saddex haween ah, markii dambena ay midkood wada tageen qol ku yaallay hotel uu seexday, taas oo sawir iska qaadday iyadoo qaybta sare oo dhan qaawan tahay, kuna dul-jiifta Rooney oo u muuqday inuu dhunkanayo/shuminayo.Halyeyga Manchester United ayaa hore u sheegay in gabadhani ay qasabtay oo uu ka dacweeyey booliska, laakiin hadda waxa soo…

RIKOODH: Real Madrid Oo Diiwaangelisay Rikoodh Cajiib Ah Kaddib Iibkii

Kaddib markii uu Rahael Varane 50 milyan oo Euro ugu wareegay Manchester United, waxa uu baal dahab ah ka galay taariikhda Real Madrid isagoo lagu daray liiska xiddigihii ugu qaalisanaa ee ay abid iibiso kooxda reer Spain. Lacagta laacibkan ay ku iibisay Real Madrid, waxay ka mid noqotay kuwii ugu badnaa ee ay kooxdani ka heshay ciyaartooyo ay iibisay.Xilligan oo lagu jiro Fayraska Korona oo ay dhaqaale xumo jirto iyo in ciyaartoy 11 bilood ka hadhsan yahay waqtiga uu dhamaanayo qandaraaskiisu oo waliba diiday heshiis cusub,…

the Court of Cassation decides in the case

In France, the Court of Cassation on Wednesday ruled on the appeal of Teodorin Obiang, Vice President of Equatorial Guinea, convicted last year of having built up a fraudulent legacy of more than € 150 million. Is it French law or Equatorial Guinea that must apply to Teodorin Obiang? This is essentially the question that must…