KOOXDA USBUUCA: Shaxdii Ugu Fiicnayd Premier League Toddobaadkan &

Shabakadda ururinta xogaha kala duwan ee kubadda cagta ee Whoscored ayaa soo saartay shaxda ugu fiican toddobaadkan ee horyaalka Premier League oo ahaa usbuucii furitaanka ee xilli ciyaareedka 2021-22.Aan ku horraynee goolhayaha shaxdan ayaa ah shabaq-ilaaliyaha kooxda Brentford ee Raya oo shabaqiisa uga dhaartay Arsenal halka labada daafac dhexe ay yihiin Duffy oo Brighton u sahlay guul ay kasoo gaadhay Burnley iyo Trevoh Chalobah oo Chelsea gool u dhaliyay kulankii ay 3-0 ku jiidheen Crystal Palace.Daafaca midig ayaa ah…

Rio Fernand Oo Magacaabay LABA Xiddig Oo Haddii Ay Lasoo Saxeexdaan Ay

Rio Ferdinand ayaa usoo jeediyey kooxdiisii hore ee Manchester United in aanay ka bixin suuqa iibka ciyaartoyda oo ay labada usbuuc ee ka hadhsan tahay waqtigii uu xidhmayay, waxaanu u sheegay laba ciyaartoy oo haddii ay helaan ay noqon doonaan tartameyaal dhab ah oo horyaalka ku guuleysan kara xilli ciyaareedkan.Manchester United waxay xagaagan soo iibsatay Raphael Varane iyo Jadon Sanchyo halka ay bilaash kusoo qaadatay goolhayihii Aston Villa ee Tom Heaton.Laakiin Fernand waxa uu rumaysan yahay in kooxda tababare Ole…

Somali Prime Minister Roble speaks alongside together with his Egyptian counterpart

Cairo, Egypt - Prime Minister Mohamed Hussein Roble met with his Egyptian counterpart in Cairo, upon his arrival for official duties, days after his visit to Kenya, where he met with President Uhuru Kenyatta on cooperation between Kenya and Somalia. In Cairo, Roble was introduced by Moustafa Madbouly, the Egyptian Prime Minister, with whom he spoke. A statement sent by the prime minister's office said the two discussed bilateral relations between Egypt and Somalia. Among them, the OPM said, Roble and Moustafa Madbouly…

Lionel Messi Oo La Shaaciyey Kulanka Ugu Horreeya Ee Uu U Ciyaarayo

Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa si degdeg ah tababarka ula bilaabay kooxdiisa cusub ee PSG, xilli la filayey in uu nasiimo galo, laakiin waxa uu seegay ciyaartii u horreysay ee horyaalka ee kooxdiisa ee toddobaadkan, waxaanay sababtu tahay in aanu wali taam buuxa u noqon jidh ahaan maadaama uu kasoo laabtay fasax.Tababare Mauricio Pochettino ayaa xaqiijiyey in Messi uu qaadan doono waqti uu jidhkiisa ku diyaariyo oo uu kooxda koowaad la tababarto, laakiin ma sheegin waqtiga uu kulankiisa ugu horreeya safan…

Liverpool Oo Luminaysa Afar Ciyaartoy Oo Muhiim Ah Kaddib Isbeddel Ay

Kooxda kubadda cagta  Liverpool ayaa madax-xanuun kusoo socdaa toddobaadyada soo aaddan, sababtuna waxay tahay in isbeddel ay FIFA ku samaysay sharcigeedu uu sabab u noqonayo in Reds ay lumiso afar ka mid ah ciyaartoygeeda muhiimka ah bisha soo socota.Tababare Jurgen Klopp oo ay kooxdiisu si fiican ku bilaabatay horyaalka Premier League oo ay kulankii furitaanka 3-0 ku garaaceen Norwich City ayaa waxa uu dareemayaa in qalalaase uu kusoo socdo uu uu waayi karo xiddigaha waaweyn ee naadigiisa bisha dambe ee September.Liverpool…

Liverpool mise Man City? Xiisad Ka Dhex Dhalatay Cristiano Ronaldo Iyo

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa la sheegay in ay isku dhaceen kooxdiisa Juventus oo uu doonayo in uu iskaga tago inta uu furan yahay suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan oo ay laba toddobaad ka hadhsan yihiin waqtigii uu xidhmi lahaa.Wargeyska Corriere dello Sport ee  kasoo baxa waddanka Talyaaniga ayaa sheegay in uu Ronaldo u dhaqaaqayo horyaalka waddanka Talyaaniga ee Serie A isaga oo xor ah, isla markaana uu doortay kooxda uu qaybta ka noqonayo.Cristiano Ronaldo oo galay sannadkiisii ugu dambeeyey ee…

complaints and threats of indefinite strike on Radio Television

In the Democratic Republic of Congo, staff, all categories combined, for national radio and television broadcasts, the official media, threaten to disconnect. A strike notice, for unlimited movement, was submitted yesterday, Monday, August 16, to the general management. there are suspicions of financial mismanagement, but the manager rather thinks that the employees have been manipulated.…

heavy rainfall leads to a new increase

A cholera epidemic has raged in Niger for several weeks, particularly in the regions of Maradi and Zinder, which border Nigeria, a country also affected by the disease. Niger's Minister of Public Health, if he wants to be optimistic, urges the population to mobilize. According to the authorities, 600 cases have been identified…