Famous football players who have won a gold medal

Football debuted at the 1900 Olympics and has been featured in virtually every edition of the Games since then, appearing only briefly in 1932 when it was hosted in Los Angeles.For decades, the Olympics were only for amateur competitors and football was no exception. Great Britain was dominant in the early years, while Uruguay won back-to-back tournaments in the 1920s before the introduction of the world's first World Cup ever in 1930.But with domestic football becoming more professional in more and more countries, Eastern…

XOG URURIN: Kooxaha Premier League Ugu Caansan Oo Lasoo Saaray, Kooxda

Kooxda Manchester United ayaa lagu sheegay inay tahay mida ugu caansan dhammaan kooxaha Premier League sida lagu ogaaday xog ururin laga sameeyay baadhitaanada lagu sameeyo mareegta Google oo uu ku sameeyay shaqsiga lagu magacaabo William Hill.Guulaha caanimada ee Red Devils ayaa ahaa kuwo mudo dheer soo jiray haatan waxaana ay u muuqdaan kuwo mudo kale sii fadhiyaya figta ugu sarreysa iyadoo warbixino hore loogu xaqiijiyay ahaanshaha kooxda guud ahaan caalamka ugu magaca weyn.Sida uu baadhistan ku sheegay Mr Hill, Man…

Griezmann, Coutinho Iyo Ousmane Dembele – Magacyada SAGAAL Oo Kale Oo

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa sii wadaysa hawl-galkeedii ahaa in ay iibiso ciyaaryahannada waaweyn ee kooxda si ay meel ugu bannayso saxeexyadii cusbaa, isla markaana hoos ugu dhigto mushaharkeeda oo illaa kala-badh iyo ka badan laga doonayo inay dhinto intii ay xilli ciyaareedkii hore bixisay.LaLiga ayaa ku wargeliyey Barcelona in aanay u diiwaangelin doonin Lionel Messi iyo saxeexyadii cusbaa ee ay samaysay kooxdu xagaagan, illaa ay soo gasho xayndaabka aanay ka gudbi karin ee laynka mushaharka ee loo jeexay, taas oo…

RIKOODH: Harry Kane Oo Kusii Jeeda Man City, Lacagtii Abid Ugu Badnayd

Weeraryahanka reer England ee Harry Kane ayaa lagu soo warramayaa in uu ka tegayo Tottenham oo uu rikoodhkii iibka ee ugu qaalisanaa abid Premier League uu ku tegi doono Manchester City oo ka bixinaysa £160 milyan oo Gini.Kane ayaa horraantii xagaagan, waxa uu kooxdiisa ku wargeliyey damaciisa ah in uu doonayo inuu ka tago woqooyiga London iyo kooxdiisa Tottenham si uu ugu guuleysan karo koobab, waxaana markiiba calanka taagatay Manchester City oo raadinaya dhaliye dabiici ah oo ka caawin kara in ay sii wadaan guulaha…

Kylian Mbappe Oo Ku Laabtay Tababarka PSG & Go’aanka Mustaqbalkiisa Oo

Kylian Mbappe ayaa kusoo laabtay tababarka kooxdiisa  Paris Saint-Germain kaddib fasax uu galay markii ay soo dhamaadeen ciyaaraha qaramada Yurub, waxaanu hadda isku diyaarinayaa xilli ciyaareedka cusub.Laacibkan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu dib ugu soo laabto kooxdiisa ka hor xilli ciyaareedka, iyadoo uu bartiisa bulshadana soo dhigay sawir uu dhoola-caddaynayo oo uu ku sugan yahay xarunta tababarka kooxdaas ee Camp des Loges, waxaase uu qorshihiisu yahay in kaliya xilli ciyaareedkiisii ugu dambeeyey uu ka…

Xiddigaha Everton Oo Dalbaday In Si Rasmi Ah Loo Shaaciyo Magaca

Ciyaaryahanadda kooxda Everton ayaa doonaya in si rasmi ah loo magacaabo ciyaaryahanka kooxdooda ka tirsan ee loo xiray eedeymo ah inuu u galmooday ilmo yar oo aan qaangaadhin.Waxay ka baryayaan madaxda kooxda inay soo gabagabeeyaan xanta gaafwareegeysa kooxda ee ku saabsan shaqsiga eedeymahaas xun loo heysto.Boliiska ayaa xaqiijiyay in nin 31 sanno jir ah oo ka tirsan kooxda Everton loo xiray eedeymo la xiriira inuu u galmooday ilmo yar laakiin sababo sharci ah darteed ma aysan magac dhabin, inkastoo warbaahinta wadanka…

‘Regular Russian troops stationed in Libya’

Regular Russian troops are now stationed in Libya, the head of the Democracy and Human Rights Foundation (DHRF), Emadeddin Muntasser, said on Friday as the UN and the international community called on mercenaries and foreign forces to withdraw from the war-torn country. . DHRF was told by sources from the Libyan Ministry of Defense who spoke on an anonymous level that ordinary Russian troops had been discovered near Jufra Airbase and provided evidence with confidential aerial photos and coordinates of…

Nicolas Kazadi (DRC): “We want the IMF,

In the Democratic Republic of Congo, the government has committed to a three-year program with the International Monetary Fund (IMF). In exchange for $ 1.5 billion, the Congolese government promised to implement reforms, but also to be transparent, especially in the mining sector. Minister of Finance Nicolas Kazadi, who handled most of the negotiations with the IMF, is RFI's guest.…

What tomorrow for African inventors?

Until recently, they were not taken seriously. No one bet on them, except for a few rare protectors who were as crazy as them. Today, through their innovation and adaptability, inventors have proven their genius to everyone. They offer practical and cheaper solutions. While the Covid-19 pandemic raged around the world and traditional suppliers folded in on themselves, they invented respiratory…

Africans to watch at the Olympics

At the 2016 Olympics in Rio, African delegations won 45 medals, including 10 gold. Will Africa do better at the Tokyo 2021 Olympics? Here are ten athletes and teams from the mainland to watch in Japan. Abdoul Razak Issoufou Alfaga (Taekwondo / Niger)With Cheick Cissé and Ruth Gbagbi (Ivory Coast) or Anthony Obame (Gabon),…