US Secretary of Defense defends airstrikes in Somalia in opposition to Al-Shabaab

US Secretary of Defense defends airstrikes in Somalia against Al-Shabaab WASHINGTON - US Secretary of Defense Lloyd Austin said on Saturday that US airstrikes targeting al-Shabab in Somalia over the past few days were undertaken because Somali forces are stepping up their offensive against the al-Qaida-affiliated terrorist group. “More recently what has happened is that our partner forces have…

DHIRBAAXO: Man United Oo Xiddig Ka Dhaawacmay Kahor Bilawga Xilli

Kooxda Manchester United ayaa ah mid ay haleeshay dhirbaaxo dhaawac kahor xilli ciyaareedka cusub ee 2021-22 waxaana dhibaato canqawga ahi ay gaadhay daafaca bidix ee ree Brazil ee Alex Telles.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaca ka qaaday in 28 sano jirkaasi uu maqnaan doono dhawr toddobaad kaddib dhaawacaas tababarka ku gaadhay.Dhaawacaas ayaa ku sababay Telles inuusan qayb ka noqon safka kooxdiisa ee ka qayb galay kulankii saaxiibtinimo ee ay guuldarrada kala kulmeen QPR shalay.Ole Gunnar oo xaalada Alex Telles uga…

“Ciyaartoy Ahaan Iilamay Dhaqmin, Xataa Imay Soo Wicin Si Ay….”

Xiddigii hore ee Barcelona ee Matheus Fernandes ayaa kooxdaas ku bahdilay inay si xun ula dhaqantay isaga oo ka cadhaysan inay gabi ahaanba kansaleen heshiiskiisa iyaga oo aan wargelinin isaga.23 sano jirkaas oo ay Barcelona lasoo wareegtay January 2020 ayaa loo sheegay in heshiiskiisii la kansalay bishii hore ee June isaga oo kaliya 17 daqiiqo oo kulan tartameed ah guud ahaan soo metelay mudada uu joogay.Fernandes ayaa ahaa mid uusan isticmaalin tababare Ronald Koeman oo uusan xataa keydka soo fadhiisin balse arrinta kasii…

RASMI: Liverpool Oo Xiddig Mustaqbal Fiican Lahaa Dirtay & Kooxda Uu

Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah u shaacisay iibka xiddigii kooxdeeda ee Harry Wilson oo kaga biiray dhinaca kooxda heerka labaad ee Fulham oo isha ku haysa inay deg-deg ugu soo laabato horyaalka Premier League oo ay dhawaan ka dhaadhacday.Kaddib markii ay ka dhaadhaceen horyaalka isla markaana uu tababare Scott Parker kaga biiray dhinaca AFC Bournemouth, Fulham ayaa ku qasbanaatay talaabooyin deg-deg ah si iskugu diyaariso xilli ciyaareedka cusub.Tababaraha cusub ee kooxda ee Marco Silva ayaa go’aamiyay in heshiis rasmi ah…

RASMI: Juventus Oo War Rasmi Ah Kasoo Saartay Mustaqbalka Cristiano

Kooxda kubadda cagta Juventus aya war kasoo saartay mustaqbalka xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo oo sannad ka hadhsan yahay heshiiskiisa, isla markaana lala xidhiidhinayay inuu ka tegayo xagaagan.Madaxweyne ku-xigeenka Juventus ee Pavel Nedved ayaa sheegay in uu Cristiano Ronaldo sii joogi doono Turin xilli ciyaareedkan, waxaanu meesha ka saaray wararka sheegaya in uu laacibkani ka baxayo kooxdaas xagaagan.Cristiano Ronaldo ayaa xagaagan oo dhan la isla dhex-marayay inuu kusii jeedo kooxda reer France ee PSG kaddib…

Ugandan athlete disappeared on arrival on the Olympics

A Ugandan athlete disappeared on July 16 in the Osaka region of Japan. He had not turned up for a Covid-19 test, which warned local authorities. He was found a few days later. Ugandan media announced on Saturday, July 24, that he is currently in custody. Cap on his head, jeans with holes and hanging arms, a photo published by…

Jamie Carragher Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Winjaldum Oo Eedaymo U

Jamie Carragher ayaa eedaymo u jeediyey laacibkii hore ee Liverpool ee Georginio Wijnaldum oo si bilaash ah ugu wareegay PSG xagaagan kaddib markii uu dhamaaday qandaraaskiisii Anfield.Laacibka reer Netherlands ee Wijnaldum ayaa iska diiday inuu heshiis cusub u saxeexo Liverpool, taas beddelkeedana waxa uu go’aansaday inuu si bilaash ah kaga baxo, laakiin markii uu tegay PSG, waxa uu eedaymo usoo jeediyey kooxdiisa hore oo uu sheegay in aanu marnaba ku helin jacayl iyo ixtiraan, taas beddelkeedana uu ahaa laacibka kaliya ee…

TOP 30: Sancho, De Bruyne, Salah: Waa Kuma Xiddiga Ugu Qiimaha Badan

Mid ka mid ah sheekooyinkii ugu waqtiga dheeraa taariikhda suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa soo dhamaatay gellinkii dambe ee JImcaha markii ay Manchester United ku dhawaaqday in ay si rasmi ah ugala soo wareegtay Borussia Dortmund laacibka reer England ee Jadon Sancho.Heshiiska Sancho ayaa Ole Gunnar Solskjaer u noqon kara mid beddela ciyaartiisa, isla markaana tayo cusub iyo awood ciyaareed kusoo kordhiya, haddii uu si dhab ah ula yimaaddo qaab ciyaareedkiisiii afartii sannadood ee uu joogay Borussia Dortmund amaba uu…

human rights organizations welcome

After Malawi and Chad, Sierra Leone abolished the death penalty on Friday. A step forward that is welcomed by human rights and civil society organizations, who, however, believe that this is only the first step. The Post-War Truth and Reconciliation Commission recommended the abolition of the death penalty in Sierra Leone. It…

several thousand students stuck in

Their parents are asking for help to evacuate their children from Tigray. as reported from Nairobi, Albane ThirouardSince the rebel forces from Tigray took over Mekele, the communications network has been cut off again and most roads in the region have been blocked. In addition, there is a lack of food. In total, more than…