15 greatest snack mixtures that double the load loss

There's a proper method and a mistaken technique to discuss weight reduction. The best method (and essentially the most scrumptious method) is to strategically pair two snacks in order that they'll work with one another to extend your weight reduction. Discovering the proper synergistic compound can overload the fat-boosting advantages of any meals so you may reap much more advantages than if you happen to ate them alone. Right here we present you the way it works. However earlier than we try this, there may be one factor…

Cristiano Ronaldo Oo Ku Guuleystay Abaal-marinta ‘Lugta

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa sannadkan ku guuleystay abaal-marinta ‘Lugta Dahabka ah’ ee ‘Golden Foot’, waxaana abaal-marintan qaaliga ah uu ku garaacay Lionel Messi oo aan waligii nasiib usoo yeelanin inuu hantiyo.Sannad fiican umay ahayn Cristiano Ronaldo, waxaanu meel hore oo wareegga 16ka ah ay kooxdiisa Juventus kaga hadhay tartanka Champions League ee xili ciyaareedkii hore, iyagoo kaliya dirqi ku qaaday horyaalka Serie A oo ay ku dhowaadeen inay lumiyaan.Hase yeeshee shaki kuma jiro in Ronaldo uu ka…

the intermediary’s fear of maintaining the special contribution

Côte d'Ivoire and Ghana launched an unprecedented media offensive on Monday (November 30th) against Hershey and Mars, two US multinational chocolate companies, accused of failing to pay the "decent income gap". A special bonus of $ 400 per tonne to better pay small cocoa producers. According to an intermediary, the behavior of the two US multinational companies could jeopardize the maintenance of this…

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Sababta ay u kala

Wasiirka Warfaafinta XFS Cismaan Abuukar Dubbe oo Warbaahinta u qabtay Shirjaraaid ayaa faah-faahiyay xiriirka Soomaaliya & Kenya, isaga oo eedeyn aan xad lahayn la dul istaagay Xukuumadda Nairobi. Dubbe ayaa sheegay in Soomaaliya ay dhowrto derisnimada, xiriirka & madax bannaanideeda, balse iyada aysan ilaalin, taas badalkeed ay ka shaqeyso safar ku dhibista Shacabka Soomaaliyeed iyo in ay sandullo ku maraan Wajeer. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegay in…

Thomas Tuchel Oo Shaaciyay LABADA Xiddig Ee Manchester

Tababaraha kooxda kubadda cagta PSG ee Thomas Tuchel  ayaa ka hadlay kulanka ay caawa kula ballansan yihiin Manchester United oo ay ugu tegayaan Old Trafford, halkaas oo ay uga baahan yihiin inay guul ka keenaan si ay ugu gudbi karaan wareegga 16ka tartanka Champions.United ayaa mar horeba sii shaqaysatay sagaal dhibcood, waxaanay kaliya u baahan tahay inay hal dhibic ka hesho kulankan si ay booskeeda wareegga xiga u diyaarsato, laakiin PSG ayaa macasalaamayn karta xili ciyaareedka haddii laga badiyo.PSG ayaa hore usoo…

The TPLF’s high official surrenders to protection forces in Tigray

ADDIS ABABA - A senior official allied with the Tigray Individuals's Liberation Entrance surrendered to the Ethiopian Nationwide Protection Forces nearly every week after the federal government introduced the ultimate part that ended within the conquest of Mekelle, the regional administrative capital of the Tigray area. Keria Ibrahim, a member of parliament, surrendered in Mekelle, based on state media. Keria had been a speaker within the higher home of parliament till her resignation in June after disagreeing…

Augustin Senghor: “CAF suffers from structural control problems”

It is one of the most important positions of power on the African continent. On March 12, 2021, the next president of the African African Confederation (CAF) will be elected. After Fifa ousted outgoing President Ahmad Ahmad, four candidates are on the way. Augustin Senghor is one of them. A lawyer at Dakar Bar, he has been chairman of the Senegalese Football Association for more than ten years. Online from the island of Gorée, the city where he is mayor, Uncle Léopold Senghor's uncle answers questions from RFI. .

Golaha Shacabka oo aan kulan yeelan 15-Cishe, haddaba maxaa

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa 24-kii October 2020 xili Kalsoonida la siiyay Xukuumadda Raysul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble Xildhibaannada kahor sheegay in uusan jirin waqti ay fasax ku qaataan si loosoo gaba-gabeeyo kalfadhiga 7-aad, muddo kadibna la furo kalfadhigooda 8-aad. Afhayeenka Golaha Shacabka ayaa sheegay in 26-ka October 2020 oo ah maalin kadib shaacinta go’aankaas in uu furmay kalfadhigooda 8-aad, sababtu waxa uu ku…

Michael Owen Oo Magacaabay SADDEXDII Geesi Ee Lama Filaanka

Michael Owen ayaa magacaabay saddexdii ciyaartoy ee Liverpool shimbirka u noqday kulankii Champions League ee xalay ay guusha dirqiga ah ee 1-0 kaga badiyeen.Liverpool ayaa u gudubtay wareegga 16ka iyadoo kaalinta koowaad kaga soo baxday Group D, waxaana mahadda libintan iska lahaa Curtis Jones oo u dhaliyey goolka ay guushu ku raacday kooxdiisa.Da’yarkan ayaa goolkiisii ugu horreeyey ee Champions League ah dhaliyey, kaas oo ku yimid qiimayn qaldan oo goolhaye Andre Onana uu ku sameeyey kubad uu dhinaca kasoo dhiibay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More