Goolasha tartanka Champions League laga dhaliyo uma fududa sida kuwa horyaallada oo kale, waxaana xiddigaha ay u suurtogasho inay shabaqa taabtaan ay u tahay qiimayn iyo sharaf gaar ah.Laba xiddig oo kaliya ayaa taariikhda Champions League dhaliyey 100 gool iyo ka badan, waana Cristiano Ronaldo oo ah ciyaartoygii abid ugu goolasha badnaa tartankan iyo Lionel Messi oo kusoo xiga.Laakiin labadooduba kuma jiraan kaalmaha ugu horreeya ee ciyaartoydii goolasha ugu badan waqtigii ugu yaraa kaga dhaliyey.Erling Haaland ayaa…
Kenyan police officer injured, 1 lacking after al-Shabab
NAIROBI, Kenya - A Kenyan police officer was severely injured early on Wednesday and one other is lacking after suspected al-Shabab militants attacked a police patrol base in Fafi, Garissa county alongside the Somali border.
Rono Bunei, northeastern regional commander, stated safety officers had been on the Amuma base when the closely armed gunmen shot at them for about ten minutes earlier than fleeing.
Bunei stated the station's porch was badly broken within the assault, noting that the seek for their lacking…
for Cardinal Tumi, regional elections are not enough
The first regional elections must take place at the end of the week in Cameroon, in particular to give more autonomy to the English-speaking regions. For Cardinal Christian Tumi, former Archbishop of Douala, we must go further.
It was a promise as a result of the great national debate a year ago in Cameroon. The first regional…
Kooxda Ay Liverpool Ku Beegmi Karto Wareegga 16ka Tartanka
Liverpool ayaa xalay u gudubtay wareega 16ka tartanka Champions League kaddib markii ay ka guuleysatay Ajax, waxaana libintan ay uga mahad celinayaan Curtis Jones oo u dhaliyey goolkaas saddexda dhibcood siiyey.Tababare Jurgen Klopp iyo wiilashiisu waxay hadda sugayaan inay helaan kooxdii ay ku beegmi lahaayeen wareegga 16ka, iyagoo rajaynaya inay helaan mid ka mid ah kooxaha kaalmaha labaad kaga soo baxa hormooyinkooda.Sharciga ayaa u diidaya inay isku beegmi karaan laba kooxood oo isku waddan ah, sidoo kalena waxaanay ku…
Qaramada Midoobay oo heshiis la gashay Itoobiya si gargaar
Caruur Itoobiyaan ah oo ka soo qaxay Tigray-ga oo sugaya in cunto loogu qaybiyo bakhaar hortiisa ku yaal xerada soogalootiga ee Um Raquba ee Gadaref, bariga Suudaan
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay heshiis la saxiixatay dowladda Itoobiya si loogu oggolaado in gargaar bani’aadamnimo “oo aan la carqaladeyn” loo gaarsiiyo gobolka Tigree ee xasaradu ka taagan tahay, ugu yaraan qaybaha hoos yimaada dawladda federaalka, wakaaladda wararka ee Associated Press ayaa sidaasi warisay…
NGO Médecins sans frontières stops its support for two centers in southern Kivu
MSF cancels support for two health centers in Kimbi and Baraka, in southern Kivu. A decision taken after a first withdrawal in July 2020 by a large part of the NGO's staff in the territory of Fizi, in the same province.
Humanitarians were the target of several violent incidents in 2020. They can no longer carry out their…
three fathers tried to send their children to Europe
Two years' imprisonment has been demanded against three fathers who are accused of having brought their sons to Europe. According to one of the defendants' lawyers, the prosecution is in a dynamic of deterrence, while many Senegalese have lost their lives and tried to reach the European continent by sea.
This deal caused a stir…
Somalia’s Prime Minister meets with Int’l companions on safety and governance
MOGADISHU, Somalia - The significance of bettering safety and the rule of legislation for Somalia's lengthy - time period future was the main target of a excessive - degree assembly on Tuesday, bringing collectively high officers from the nation's Federal Authorities and Federal Member States (FMSs), the United Nations, the African Union Mission in Somalia ( AMISOM) and different worldwide companions.
“Efficient governance of the safety sector just isn't solely essential for stability, but in addition for the…
Taiwan & Gobaladda Waqooyi oo kala saxiixday heshiis ay iskaga
Wakiilka ugu sareeya Taiwan ee Gobaladda Waqooyi Allen Lou iyo sii hayaha wasiirka arimaha dibada iyo caalamiga ah ee Gobaladda Waqooyi Liibaan Yuusuf Cismaan oo heshiis ku kala xixiixday Hargaysa 1 December 2020.
Dawladda Taiwan ayaa hawlgal farsamo ka bilawday Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Gobaladda Waqooyi Talaadadii iyadoo diirada lagu saaray iskaashiga labada dhinac ee caafimaadka, tikniyoolajiyadda iyo beeraha, sida uu sheegay xafiiska wakiilka…
Real Madrid Oo Go’aankii La Sugayay Ka Gaartey Zidane,
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa go’aan ka gaadhay tababaraheeda Zinedine Zidane kaddib guul-darradii xalay kasoo gaadhay kulankii Shakhtar Donetsk ay 2-0 ugu soo garaacday waddanka Ukraine.Los Blancos ayaa lumisay fursad ay ugu gudbi lahayd wareegga 16ka tartanka Champions League, laakiin waxay hadda haystaan hal fursad oo kaliya oo ah inay Arbacada usbuuca dambe guul ka keenaan Borussia Monchengladbach, haddii kalena waxay si toos ah uga hadhi doonaan tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan.Zinedine Zidane ayaa…