Kulanka musharixiinta oo maanta looga doodayo guddiyada

Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa  maalintii 2aad ka socda shirka Wadatashiga ee Midowga Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya, iyadoo shirka uu weli yahay mid albaabada u xiran oo saxaafadda kaliya loo ogol yahay in ay muuqaalo iyo sawirro ka qaataan ka hor inta aanay doodda bilaabin. Shirka waxaa ka qeyb galaya ilaaa 13musharax madaxweyne, waxaana maanta oo axada diiradda lagu saarayaa arrinta muranka weyn ka jirta ee guddiyada doorashada ee dowladda iyo…

Sacuudi Carabiya oo sheegtay in ay raadineyso wado lagu

Wasiirka arrimaha dibedda ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in Riyaad ay raadineyso waddo lagu xalliyo khilaafka saddexda sano ah ee kala dhexeeya deriska Khaliijka ee Qatar. Amiir Faysal bin Farhan Al Saud oo ka hadlayey khilaafka Sabtidii ayaa sheegay in Sacuudi Carabiya ay wado dadaalo ay ku raadinayso waddo ay ku soo afjarto go’doominta lagu hayo Qatar, laakiin wuxuu intaas ku daray in ay weli ku xiran tahay shuruud ah in wax laga qabto arrimaha amniga. Muranka ayaa soo…

Ra’iisal Wasaare Rooble oo gaaray magaalada Baydhabo! –

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw gaaray magaaalada Baydhabo ee xarunta KMG u maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha oo waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay madaxweynaha  maamulka Koonfur Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, xubno ka tirsan laba gole ee maamulkiisa iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaaladda Baydhabo. Lama oga ujeedada rasmiga ah ee…

Somalia: Opposition candidates to take a united stance

MOGADISHU, Somalia - The convention convened by Somalia's opposition leaders enters its second day in Mogadishu on Sunday with the present settlement earlier than the election to be mentioned once more, even because the federal authorities of Somalia insists that the election proceed as deliberate. For months, opposition teams have been at odds with President Mohamed Abdullahi Farmajo, whom they accuse of predetermining the result of putting in the Nationwide Intelligence Safety Company dismissals within the…

18 Straightforward Methods To Be More healthy By The Finish Of The Week

There's so much that goes into reaching your objective weight. You do not simply must eat proper, however you must train on prime of that—and be constant in each areas. With a lot time, self-discipline, and sacrifice required to ship that quantity on the size hovering the opposite means, it is simple to really feel overwhelmed once you're simply getting began. However nobody mentioned you needed to dive into the deep finish proper off. As a substitute, get there steadily this week by incorporating easy, wholesome hacks like…

Digniin laga soo saaray duufaan ku soo wajahan dhulka

Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay duufaan ku soo wajahan deegaanada dhaca Xeebaha, kaasoo ka imaanaya dhanka Badweynta Hindiya sida lagu cadeeyay qoraal ka soo baxay wasaaradda Gargaarka. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ayaa lagu sheegay in sida saadaashu sheegeyso in dabeylo laga yaabo in ay ku dhufato jihada waqooyi bari ee dalka, sidaas darteed xawaare u dhaxeysa 95-110 kiilometer ay saacadii jareyso…

Debretsion Gebremichael ninka magaciisu ku xardhan yahay

Wuxu ahaa dagaal yahan hore oo jabhad ah oo ka jara ciidamada Itoobiya isgaarsiinta, Debretsion Gebremichael haatanna wuxuu horseed ka yahay gaaal lagaga soo horjeedo xukuumadda Ra’isal Wasaare Abiy Ahmed oo ay ku diririyaan gacan ku haynta gobolka woqooyi ee Tigray oo lagu tilmaamay “ubucda” qarankaas. Debrestion waa hogaamiyaha xisbiga Tigray People’s Libration Front (TPLF) ee ka taliya gobolka Tigray ee ay sida lama filaanka ah isku seegeen Abiy. Isaga oo markaas uun…

after an incident, François Bozizé speaks

Former Central African President François Bozizéa called a press conference on Saturday after a quarrel broke out between parts of his close guard and presidential guards during the funeral of the wife of Jean-Serge Bokassa, who died on November 10, 2020. as reported from Bangui,It is in a definite tone that François Bozizés is…