Mahamane Ousmane: “My precedence is to resolve the water downside in Niger”

In Niger, the presidential election is in two weeks, on December 27. In accordance with the Primary Legislation, President Mahamadou Issoufou shouldn't be getting into a 3rd time period. Its candidate is Mohamed Bazoum, the previous Minister of the Inside. Within the opposition, Hama Amadou is excluded from the race as a result of resolution of the Constitutional Courtroom. However there are different…

Kenya oo sheegtay in Ayax uga Gudbay Soomaaliya & Itoobiya

Kenya ayaa sheegtay in Ayax ka gudbay Soomaaliya & Itoobiya uu dhibaato ku hayo 9-Ismaamul Goboleed, saameynta ugu badan waxa uu ku reebay dhul daaqsimeed baaxadweyn & beero kala duwan. Ismaamulada sagaalka ah ay Kenya sheegtay in uu gaaray Ayaxa waxaa ka timid Cabasho xooggan oo dadka deegaanka ah, waxa ay kala yihiin: 1-Wajeer, 2-Gaarisa, 3-Tana River, 4-Kiliifi, 5-Lamu, 6-Mombaasa, 7-Taita 8-Taveta, Kitui and 9-Marsabit. Ayaxa ayaa marka uu dhirta ku dul-dego waxa uu…

“Iibi Xhaka oo si bilaash ah iigu saxiix …” –

Ciyaaryahankii hore ee khadka dhexe ee Arsenal Emmanuel Frimpong ayaa ugu yeeray kooxdiisii ​​hore inay si xor ah ku iibiyaan Granit Xhaka ka dib markii Gunners ay la kulantay guuldaradoodii afaraad ee Premier League.Kooxda Mikel Arteta ayaa qaab ciyaareed musiibo ah ku sameysay kulankii Burnley ee Emirates Stadium xalay waxaana looga badiyay 1-0.Daafaca Pierre-Emerick Aubameyang ayaa khaldamay daqiiqadii 73-aad ee ciyaarta ka dib 10-laacib oo casaan qaatay kadib qalad uu ku galay Granit Xhaka.Emmanuel Frimpong oo 13 sano ku…

RW Rooble, Garoowe ma guul buu kala tagayaa mise Niyad jab?

Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada Garoowe ayaa dhowr jeer ku guuldareystay in Hogaamiyaha & ku xigeenka DG Puntland uu ku qanciyo bilaa shuruud in ay soo gudbiyaan Guddiga ku metalaya Doorashada 20/21, balse hamigaas ayaa guul-dareystay kadib markii la hordhigay Shuruudo kala duwan. Rooble ayaa Hoygooda ugu tagay Hogaamiyayaasha Isimada & Ururada Bulshada Rayidka si ugu yaraan uu garab uga helo si uu u gudbo gidaarka siyaasadeed ee ku…

Ciidamada AMISOM oo qarax loo dhigay & rasaas ay fureen oo

Sawir hore Ciidamada Burundi ee Soomaaliya ku jooga holwgalka Ururka Midowga Afrika AMISOM ayaa saakay qarax loo dhigay wadada u dhaxeysa Jamhuuriya Masjidka Turkiga Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa Miino jidka la geliyay ayaa ku qaraxday kolonyo Gaadiid Militari oo ay wateen Askarta Burundi oo si maalinle ah isaga kala gudba Xero Maslax & Xarunta Xalane oo ah Saldhiggooda ugu weyn sida Axadle ay u xaqiijiyeen ilo amni. Askarta AMISOM ayaa qaraxa kadib…

Hogaamiye Farmaajo muxuu kala hadlay Guddoonka Baarlamaanka

Hogaamiyaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan Muqdisho kula qaatay Guddoonka Baarlamaanka & Xidhibaannada DG Galmudug oo ku sugan Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Raysul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, Guddoomiyaha Baarlamaanka DG Maxamed Nuur Gacal, ku xigeenka 1-aad Cabdullaahi Xirsi Maxamed, ku xigeenka 2-aad Faadumo Cabdi Cali & Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed…

IGAD oo muddeysay dhageysiga Dacwad Soomaaliya ay ka

Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Dacwad Dowladda Federaalka ay ka gudbisay Kenya la dhageysanayo 6-Cishe kadib oo ku beegan 20-ka December 2020 Axadda Todobaadka soo socda. Qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay in Jabuuti ay qabaneyso kulanka lagu dhageysanayo Gal dacweedka Xukuumadda Soomaaliya ay ka gudbisay dhiggeeda Kenya. “Iyadoo laga jawaabayo dhambaalka ka dhanka Kenya ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u gudbisay…