Falanqeynta kulanka: Crystal Palace – Liverpool

Kooxda difaacaneysa Premier League ee Liverpool ayaa galabta booqan doonta Crystal Palace garoonka Selhurst Park, halkaasoo ay Reds dooneyso inay ku sii dheereysato hoggaanka horyaalka.Guusha Liverpool ayaa siineysa lix dhibcood oo nadiif ah oo ay ku hogaamineyso horyaalka maalmo yar uun ka dib guushii ay ka gaareen Tottenham.Jurgen Klopp ayaa isbadal badan ku sameeyay, min Minamino, Keita iyo Matip, iyadoo Mohamed Salah, Jones iyo Williams ay keydka fadhiyaan.Jadwal u samee kulankaan dhexmara labada koox

Waa maxay Guga Carabtu, sidee se ku bilaabmay? – Axadle

Bishii December 2010, mudaaharaadyo dowladda looga soo horjeedo ayaa ka qarxay magaalada yar ee Tuuniisiya ee Sidi Bouzid, durbadiiba waxa ay ku fideen waddanka oo dhan, aakhirkiina waxaa xigay bannaanbaxyo la mid ah kuwaas oo ka socda waddamada deriska ah. Markay ahayd Febraayo 2011, Masar, Liibiya, Baxrayn, Yemen iyo Suuriya waxaa hareeyay kacdoonno iyaga u The post Waa maxay Guga Carabtu, sidee se ku bilaabmay? appeared first on AxadleTM.

“Waan niyad jabay,” ayuu qirtay Mohamed Salah

Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Liverpool ee Mohamed salah ayaa ka hadlay heshiis cusub oo uu ku dhaqaaqay tababare Jurgen Klopp.Salah ayaa cadeeyay inuu ka xun yahay in loo magacaabi waayo kabtanka kooxda kulankii ay barbaraha 1-1 la galeen Danish Midtjyland ee Champions League.Klopp ayaa ka tagay kabtankiisa muhiimka ah Jordan Henderson, taas oo la micno ah in Salah uu ka mid ahaa tiro ciyaartoy waaweyn ah oo kusoo bilawday Liverpool.Laakiin tababaraha reer Jarmal ayaa go’aansaday inuu kabtan u noqdo Trent Alexander…

Kooxaha Barcelona iyo Inter ayaa ku loolamaya saxiixa laacibka Liverpool

Maalin wanaagsan akhristayaashayada sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqa kala iibsiga ayaa dib u furmi doona bisha Janaayo iyada oo kooxaha reer Yurub ay isku diyaarinayaan inay soo iibsadaan ciyaartoy si ay ugu xoojiyaan kooxdooda, halka kuwa kale ay isku diyaariyaan dalabyada xagaaga soo aadan.Halkan waxaan ku eegaynaa qaar ka mid ah wararkii ugu dambeeyay ee la isugu gudbiyo iyo xanta wargeysyada maanta.Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Man United Marcus Rashford (23 jir) ayaa la filayaa in uu…

the reappointment of a magistrate as head of the electoral commission makes the opposition talk

Congolese President Denis Sassou Nguesso has just renewed by decision a magistrate at the head of the coordination of the Independent National Electoral Commission (CNEI). This is Henri Bouka, who is also the first president of the Supreme Court. The opposition sees an incompatibility, while for the power there are only nominative and non-optional positions.…