SAADAAL: Liverpool Oo Garaacaysa Arsenal, United Oo Guul Helaysa,

Horyaalka waddanka Ingiriiska ayaa dib loogu soo laabanayaa kaddib laba toddobaad oo fasaxa kulamada caalamiga ah lagu maqnaa, waxaana dib loogu furayaa ciyaaro adag oo natiijooyinkoodu isbeddel dhab ah ku samayn doonaan miiska kala-sarraynta.Kooxda hoggaanka haysa ee Manchester City ayaa rajaynaysa in ay kusii dhowaato hanashada koobka, halka Manchester United ay ku faro-adaygayso kaalinteed labaad, laakiin ciyaar adag ayaa sugaysa Liverpool oo Arsenal marti ugu noqonaysa Emirates Stadium.City ayaa Sabtida u tegaysa…

“Ma Doonayo Inaan Yurub Ka Ciyaaro” – Xiddig Arsenal Ah Oo Sabab Qiiro

Khadka dhexe ee qaabka amaahda ah kaga maqan kooxda Arsenal ee Lucas Torreira oo jooga hadda kooxda Atletico Madrid ayaa ka hadlay sida uu gabi ahaanba u doonayo inuu iskaga tago kubadda cagta Yurub oo uu ugu biiro kooxda ree Argentina ee Boca Juniors. Arsenal ayaa xagaagii hore u aragtay Torreira mid dheeri ku ah baahideeda kaddib saxeexa Thomas Partey waxaana ay amaah ugu fasaxeen dhinaca Atletico. Si kastaba, xiddiga ree Uruguay ayaa noqday mid ay ku adkaatay inuu boos ka helo tababare Diego Simeone kaas oo…

Shirka Sabtida: Laba ka mid ah shuruudihii Saciid Deni iyo A/Madoobe oo la aqbalay

Muqdisho (Axadle) – Beesha caalamka ayaa dadaal dheer kadib ku guuleysatay inay shir isugu keento madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada, shirkaas oo maalinta Sabtida ee berri ka dhacay teendhada Afisyoone. Sida ay ogaatay Axadle, islamarkaana ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah maamul goboleedyada, shirkan ayaa ah mid aan rasmi aheyn, wuxuuna horudhac u yahay shirka wada-tashiga qaran ee looga doodayo arrimaha doorashada Shirka ayaa imanaya…

Puntland oo shirka Sabtida war kasoo saartay, naqdisay ‘sheegashada’ FARMAAJO

Muqdisho (Axadle) – Puntland ayaa soo dhoweysay shirka la filayo inuu Sabtida ka dhaco Afisyoone ee ay soo qaban qaabisay beesha caalamka, kaasi oo yeelanayaan madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu yiri “Dowladda Puntland waxay soo dhoweysay dadaal ay waday Beesha Caalamka oo ku saabsan sidii loo xalin lahaa caqabadaha ku xeeran arrimaha Doorashada, waxaana lays la gartay in Sabtida 03 April 2021, ay Madaxda DFS iyo Dowladaha Xubnaha Ka ah DFS isugu yimaadaan…

Burkina Faso: we will be able to negotiate with teams

Burkina Faso has been the site of many attacks, kidnappings and executions for six years. Despite the impressive logistical, military and economic resources, the central government is losing ground to jihadist groups and armed bandits. One third of the territory would no longer be under control. What solutions? Should we start a dialogue with the jihadists and, if so, who and within what framework?…

free up of prisoners, a primary step in the direction of

In Libya, the release, on Wednesday 31 March, was welcomed by more than a hundred prisoners held since the beginning of Marshal Khalifa Haftar's abortive offensive to take the capital in 2019, locally and by the UN. It was on the initiative of a local dialogue group that these prisoners of war were released on Wednesday, March 31. All dressed in white in traditional Libyan clothes. They were greeted by the "family" ululations. The ceremony, which took place in the town of Zawiya, 70 km from Tripoli, in western Libya, was…

Madaxtooyada Jabuuti oo jawaab ka bixisay fariintii uu soo diray amiirka Al-Shabaab

Djibouti (Axadle) – Madaxtooyada Jabuuti ayaa jawaab ka bixisay hadalkii kasoo yeeray amiirka kooxda Al-Shabaab Axmed Cumar Abu Cubeydah, kaasi oo ku baaqay weeraro kali-duul ah oo laga fuliyo gudaha dalka Jabuuti. Abu Cubeydah oo dhowaan soo duubay farriin 20 daqiiqo ah, kahor doorashooyinka madaxweyne ee 9-ka bishan ka dhacaya Jabuuti  ayaa yiri “Guud ahaan qabaa’ilka muslimka ah ee ku dhaqan Jabuuti waxaan leeyahay, dhulkiina waxa uu hooy u noqday Faransiis iyo Mareykan, ogaada shacabka reer Jabuutiyow, dowladda…

Farmaajo oo sheegay inuu mar kale kulan ‘isugu yeeray’ madax goboleedyada

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa mar kale kulan isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta Cusmaan Dubbe. Dubbe ayaa qoraal uu soo dhigay twitter-ka ku yiri “Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa mar kale isugu yeeray madaxweynayaasha 5-ta Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir inay shir (ice break) isugu yimaaddaan maalinta Sabtida 3-da April 2021 si looga wada hadlo hirgelinta heshiisyadii 17-ka…

the federal government rejects the accusations from the consultants

On Wednesday, March 31, a group of UN experts condemned the "serious violations of human rights" committed by Russian paramilitaries who are said to be fighting alongside government forces that have been the target of a new uprising since December. The UN expert group on mercenaries condemns the authorities' increased use of private security companies in Bangui, which has been the target of a new uprising since December. But the spokesman for the Central African government, Ange Maxime Kazagui, refutes the use of private…