DF oo maanta shaacineysa khasaarihii Al-Shabaab lagu gaarsiiyey Bariire iyo Awdheegle

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha ciidamada Xoogga dalka, General Odowaa Yuusuyf Raage oo wareysi gaar ah siiyey laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa ka hadlay dagaalladii shalay ka dhacay deegaanada Bariire iyo Awdheegle ee gobolka Sh/ Hoose. Odowaa ayaa shaaca ka qaaday in weeraradii ay soo qaadeen Al-Shabaab ay ka hortegeen ciidamada dowladda, lagana dilay in ka badan 100 dagaalame, sida uu hadalka u dhigay Taliyaha ciidamada Xoogga dalka ayaa sidoo…

Mikel Arteta Oo Ka Yaabiyey Taageereyaasha Arsenal & Arrinta Layaabka

Tababaraha Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ka yaabiyey taageereyaasha kooxdiisa, waxaana uu qirtay in Liverpool ay tiro goolal ka badan intii ay xalay ku garaaceen ay kaga badin karayeen.Laba gool oo uu ka dhaliyey Diogo Jota oo beddel kusoo galay iyo mid saddexaad oo uu ku daray Mohamed Salah ayay Liverpool kaga adkaatay Arsenal oo joogta garoonkeeda Emirates Stadium.Mikel Arteta oo ciyaarta kaddib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in kooxdiisu ay nasiib lahayd haddii saddex gool kaliya lagaga badiyey, waxaanu qiray in…

Tii Horeba Tan Ayaa Ka Daran! Neymar Oo Tuurnalka Ku Galay Dagaal

Xiddiga reer Brazil ee Neymar oo kaadh cas qaatay dhamaadka ciyaartii guul-darradu kasoo gaadhay kooxdiisa PSG xalay ayaa ku dagaallamay tuunalka laga sii baxayo garoonka.Laacibkan ayaa garoonka ka  baxay daqiiqaddii ugu dambaysay kaddib markii la siiyey laba kaadh oo kala dambeeyey, waxaana isagoo ku sugan waddada garoonka laga sii baxayo ka daba yimid difaaca Lille ee Tiago Djalo oo isagana kaadh cas lasoo siiyey.Neymar ayaa dagaal toos ah kala hor yimid Tiago Djalo iyagoo labadooduba ku sii socda qolka lebbiska, waxaana…

Shirka Afisyooni oo galay maalintii labaad iyo wararkii ugu dambeeyey

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya waxaa maalintii labaad ka socda shir gaar ah oo u dhexeeya madaxda dowladda federaalka, kuwa dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir, kaas oo ka socda Teendhada Afisyooni. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa dibad-joog ka ah warbaahinta, iyada oo ay soo qaban-qaabisay beesha caalamka, si xal looga gaaro is mari-waaga doorashooyinka dalka. Inta badan waxaa shirkani diirada lagu…

Maxaa Ka Dhacay Horyaalka Waddanka Talyaaniga Ee Serie A Xalay &

Horyaalka waddanka Talyaaniga ee Serie A ayaa laga diiwanageliyey dhacdooyin dareenno kala duwan u leh kooxaha waaweyn, kuwaas oo qaarkodo qaateen rajo-beel iyo quus halka kuwo kalena ay niyaddoodu sare ugu soo kacday si weyn.Kooxda hoggaanka horyaalka haysa ee Inter Milan ayaa noqotay kooxda kaliya ee guul ka heshay naadiyadii ku tartamayay hoggaanka horyaalka, waxaanay 1-0 ku garaacday Bologna oo ay marti u ahaayeen.Romelu Lukaku ayaa noqday farqiga u dhexeeyey labada kooxood oo uu ku kala saaray gool uu Inter Milan u…

Khasaaraha QARIXII Shangaani oo kordhay iyo duqa Muqdisho oo baaq deg deg ah soo saaray

Muqdisho (Axadle) – Waxaa weli sii soo taraya khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qarixii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay xaafadda saddexda Geed ee degmada Shangaani, kaas oo geystay waxyeelo isugu jirto dhimasho iyo dhaawac. Dhimashada ayaa gaartay ugu yaraan illaa 6 qof oo u badan dhalinyaro ku shaaxeysay maqaaxi ku taalla agagaarka saldhigga degmada Shangaani ee gobolka Banaadir. Meydadka dhalinyaradaasi ayaa sidoo kale lagu wadaa in…

Hordhac: Man United vs Brighton – Ole Oo Iska Maydhaya Niyad-jabkii FA

Manchester United ayaa kaalinta labaad ee horyaalka Premier League isku ballaadhin doonta haddii ay guul ka keento ciyaarta ay maanta ku qaabbilayso Brighton oo ugu imanaysa Old Trafford.Red Devils oo ciyaartii ugu dambaysay ay u ahayd mid niyad-jab ah oo ay Leicester City 3-1 kaga reebtay tartanka FA Cup, waxay u dagaallami doontaa in ay awooddeeda iskugu geyso horyaalka Premier League ee ay kaalinta labaad kaga jirto iyo tartanka Europa League ee ay wareegga siddeedda usoo gudubtay.Kaddib markii Manchester City ay xalay…

reinforcement of measures in opposition to the epidemic in

One week after a first presidential speech broadcast on national television due to the second wave of Covid-19 hitting the island, Republican President Andry Rajoelinas spoke a second time last night to announce that the measures were intensified. If storage is not on the agenda, a health condition has been declared for two weeks.…

Xaqiiqooyinkii Laga Diiwaangeliyay Kulankii Ay Liverpool Garaacday

Liverpool ayaa xalay 3-0 ku xaaqday kooxda Arsenal oo marti loogu ahaa garoonka Emirates Stadium. Waxaan eegeynaa xiddigii garoonka, qiimeynta ciyaartoyda iyo xaqiiqooyinkii laga diiwaangeliyay kulankaan.XIDDIGA GAROONKAFabinho (Liverpool). Qaab ciyaareed kale oo la jecleystay ayuu soo bandhigay xiddiga reer Brazil. Wuxuu ahaa Jeneraalka khadka dhexe isagoo qaab ciyaareed fiican oo sifaham ah la ciyaaray Thiago Alcantara. Wuxuu qaab ciyaareedkiisii fantaastiga ahaa ku su sii daray caawimaadii uu ka sameeyay goolkii…