Acute hunger will hover in Ethiopia’s Tigray, UN

The UN Security Council has warned of imminent famine in the war-torn Tigray region of Ethiopia, as more than 20% of the area's population is already facing food insecurity. In a review, Mark Lowcock, UN Under-Secretary-General for Humanitarian Affairs and Emergency Coordinator, said "there is a serious risk of famine if aid is not scaled up in the next two months" and warned the Security Council that urgent action is needed. to avoid disaster. Prime Minister Abiy Ahmed sent troops to Tigray in early…

Camel El Harrachi, in the name of the father and the chaâbi –

Algerian artist Kamel El Harrachi signs his second international album: "Nouara". © Laurent Hermouet Kamel El Harrachi, son of the huge Dahmane El Harrachi, creator of 130 titles including Ya Rayah, a globally danced chaabi hit, signs Nouara's second international album. This collection of 11 titles that gives pride to the pieces to his deceased father, that is, nine titles rearranged at the moment and the son's two…

Wararkii U Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda Ee Maanta Oo Arbaca Ah Ay

Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ayaa furmi doona horraanta bisha June ee foodda innagu soo hayso, waxaana haddaba lasii helayaa xogta xiddigaha ay kooxaha waaweyn isku dayi doonaan in ay lasoo saxeexdaan.Wargeysyada waaweyn ee Yurub ayaa si joogto ah usoo bandhiga wada-hadallada, qorsheyaasha iyo xanta suuqa, waxaana maanta oo Arbaca ah qodobbadii ugu waaweynaa ee ay qoreen ka mid ahaa:Tottenham iyo Everton ayaa ku dagaallamaya saxeexa weeraryahanka reer Ivory Coast ee Wilfried Zaha. 28 jirkan ayaa la sheegay Crystal…

towards a new doctrine or an opening to

Emmanuel Macron is on an official visit to Rwanda on Thursday 27 May. This rapprochement with Kigali is made possible in particular by the Ducler Commission's report on France's responsibility for the 1994 genocide. It was drawn up on the basis of easy access to the official archives of the time. Despite the promise of greater transparency, access to classified documents is still boring for researchers.…

Waa Kuma Xiddiga Uu Sergio Aguero Ku Wareejinayo No.10 Oo Uu Sabtida

Weeraryahanka reer Argentina ee Sergio Aguero ayaa ka tegaya Man City marka ay soo dhamaato ciyaarta finalka Champions League ee Sabtida ay kula ballansan yihiin Chelsea, waxaana markaas kaddib bannaanaan doona No.10 oo 11kii sannadood ee ugu dambeeyey uu u xidhnaa kooxdan.Sergio Aguero oo ah ciyaartoyga ugu goolasha badan taariikhda Manchester City ayuu qandaraaskiisu ku egyahay dhamaadka bisha dambe ee June, waxaana lala xidhiidhinayaa tiro kooxo ah oo ay ugu horreyso Barcelona oo la sheegayo inuu heshiis lasii…

DAAWO: Taageereyaasha Manchester United Oo Lagu Laayey Gdansk,

Taageereyaal tiro badan oo Manchester United ah ayaa xalay dhaawacyo soo gaadheen, kaddib markii ay weerarro kusoo qaadeen budhcad u dhalatay Poland, xilli ay jamaahiirtu ku sugnaayeen magaalada Gdansk oo ay caawa ka dhacayso ciyaarta finlka Europa League.Illaa 2500 taageereyaal Manchester United ah ayaa helay kaadhka daawashada kulankan oo ay garoonka ku gelayaan, waxaase wehelinaya kuwo kale oo jibbaysan oo iyagoon garoonka gelaynin bannaanka ka taageeraya kooxda.Halyeygii Manchester United iyo xulka qaranka England ee…

Cast: Assimi Goita’s second coup

Colonel Assimi Goïta, who already fell from IBK nine months ago, has therefore just rejected the president of the transition, Bah N'Daw, and his prime minister, Moctar Ouane. Even though he was officially vice president, the colonel was and still is the strong man in the country.Yes, exclaims Informantri Bamako, “Bah N'Daw, Moctar Ouane and Colonel Assimi Goïta, who decides? All indications are that the first two should…

Mark Lawrenson & Rio Ferdinand Oo Saadaaliyey Finalka Europa League –

Ole Gunnar Solskjaer ayaa rajaynaya in koobkiisii ugu horreeyey uu kula guuleysto Manchester United caawa intii uu tabbaaraha ahaa, laakiin waxa hor-taagan Unai Emery oo ah khabiirka tartankan.Caawa ayay garoonka Tom Grennan ee magaalada Gdansk ee waddanka Poland ay foodda isku dari doonaan Manchester United iyo Villarreal, iyadoo ciyaartanna ay goob joog u noqon doonaan 9500 qof oo daawadeyaal ah oo naadi walba uu 2500 taageere ku leeyahay.Khubarada ciyaaraha ee Mark Lawrenson iyo Rio Ferdinand ayaa saadaal ka bixiyey…

Antonio Conte Oo 48 Saacadood Gudahood Isku-casilaya Iyo Kooxda Uu

Warar layaableh ayaa kasoo baxaya waddanka Talyaaniga, waxaanay sheegayaan in tababare Antonio Conte uu go’aansaday in uu iska casilo kooxdiisa Inter Milan, taas oo uu ka baxayo 48 saacadood gudahood.Antonio Conte oo Inter Milan u qaaday horyaalka Talyaaniga ee Serie A, soona afjaray toban sannadood oo ay koobkaas qaadanaysay Juventus ayaa si lama filaan ah waxa  uu u gaadhay go’aan uu kaga tegayo shaqada kooxdaas.Tababarahan Talyaaniga ayaa la filayay in ugu yaraan hal sano oo kale uu sii joogi doono Inter, laakiin…

an exhibition at the Louvre

In 2020, more than 28,000 cultural objects were seized by French customs. In the context of customs, the French Archaeological Mission in Libya and the Office for Combating Trade in Cultural Objects, the Louvre in Paris allows the public to see works seized in France in 2012 and 2016 while they were being exported illegally. An unsurpassed presentation until 13 December that contributes to the fight…